{"id":184663,"date":"2024-12-24T15:38:33","date_gmt":"2024-12-24T12:38:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184663"},"modified":"2024-12-24T15:38:33","modified_gmt":"2024-12-24T12:38:33","slug":"xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/","title":{"rendered":"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184664\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"449\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg-300x168.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg-768x431.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg-696x391.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/e66e6570-c14a-11ef-aff0-072ce821b6ab.jpg-748x420.webp 748w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Xaaska Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al Asad ee u dhalatay Britain ayaan doonayn in ay furriin dalbato sida laga soo xigtay afhayeenka Kremlinka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Warbixinno ay qoreen warbaahinta Turkiga ayaa sheegayey in Asma al Assad ay doonaysay in la soo afjaro guurkeeda oo Ruushka ay iskaga tagto, halkaasoo ayada iyo saygeeda magangalyo laga siiyey ka dib markii isbahaysiga mucaaradka ay xukunka ka tuureen rejiimka madaxweynihii hore , ayna la wareegeen gacan ku haynta Dimishiq.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Mar warbixinnadaas wax laga weydiiyey, shir jaraa&#8217;id oo uu qabtay, ayaa Dmitry Peskov wuxuu yiri &#8220;maya, kama turjumayaan xaqiiqda&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wuxuu kaloo beeniyey warar sheegaya in Assad lagu xannibay Moosko, hantidiisiina la fariisiyey.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Ruushka ayaa saaxib fiican la ahaa rejiimkii Assad, isagoo siiyey taageero milateri intii uu socday dagaalka ahliga ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Laakin wararka ay Axaddii qoreen warbaahinta Turkiga ayaa sheegayey in reer Assad ay ku nool yihiin xayiraad aad u adag, magaalada caasimadda u ah Ruushka, marwadii koowaad ee Suuriya ee horena ay dalbatay furriin, ayna doonayso inay dib ugu laabato London.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Mrs Assad ayaa haysata labada dhalasho ee Suuriya iyo Britain, laakinse xoghayaha arrimaha dibadda ee UK wuxuu hore u sheegay in aan loo ogolaan doonin in ay dib ugu soo laabato Britain.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Isagoo la hadlayey baarlamaanka, horraantii bishan, ayaa David Lammy wuxuu yiri &#8220;waxaan doonayaa in aan xaqiijiyo in xayiraad shaqsi ahaaneed la saaray, oo aan laga soo dhoweyn doonin halkan UK&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Wuxuu intaa ku daray inuu samayn doono &#8220;wax kasta oo aan awoodo&#8221; si u u xaqiijiyo in cid ka tirsan qoyska reer Assad &#8220;aysan boos ka helin UK&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hadal uu soo saaray Bashaar Al Assad todobaadkii hore ayuu ku sheegay inuusan damacsanayn inuu ka cararo Suuriya,laakinse dayaarad milateri loogu soo duuliyey saldhig milateri oo ku yaalla Moosko.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184665\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"680\" height=\"425\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg.webp 680w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg-300x188.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/181e2a00-c14c-11ef-a2ca-e99d0c9a24e3.jpg-672x420.webp 672w\" sizes=\"(max-width: 680px) 100vw, 680px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Asma Al Assad oo 49 jir ah ayaa ku dhalatay UK, ayadoo ay dhaleen laba waalid oo ka soo jeeda Suuriya 1975, waxayna ku soo kortay Acton oo ku taalla galbeedka London.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxay u wareegtay Suuriya sannadkii 2000 ayadoo da&#8217;deedu ahayd 25 jir, waxayna odageeda is guursadeen bilo ka dib markii uu beddelay aabihii Xaafid Al Assad.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">24kii sano ee ay ahayd marwada 1aad ee Suuriya, Mrs Assad waxay ahayd qof ay warbaahinta galbeedku indhaha ku hayeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxaa lagu dhaliilay Mrs Assad inay ka aamusnayd, halka uu odaygeeduna si xoog ku jiro u cabburinayey dadkii u ololaynayey dimoqraadiyadda markii uu billowday dagaalka ahliga ah ee Suuriya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dagaalka ayaa sii socday, isagoo galaaftay nolosha qiyaastii ilaa nus malyan qof, ayadoo odaygeedana lagu eedeeyey inuu sunta kiimikada u adeegsaday dad rayid ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Sannadkii 2016 ayaa Mrs Assad waxay u sheegtay TVga ay maamusho dawladda Ruushka inay ku gacan sayrtay heshiis lagu siinayey marin nabdoon oo ay uga baxdo waddanka oo xilligaas ay dagaallo burburiyeen, waxayna sheegatay inay sidaas u samaynayso si ay odaygeeda u taageerto.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxay ku dhawaaqday 2018 in laga daweeyey Kansarka naasaha, sannad ka dibna waxay sheegtay in ay si buuxda uga soo kabatay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxaa kaloo laga helay Kansarka dhiigga , waxaana bishii May ee sannadkan lagu bilaabay dawaynta cudurkaas, sida uu sheegay xafiiska madaxweynihii hore.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Xilligaas hadalkii la soo saaray ayaa sheegayey in ay muddo gaaban ka maqnaan doonto hawlaha bulshada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaaska Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al Asad ee u dhalatay Britain ayaan doonayn in ay furriin dalbato sida laga soo xigtay afhayeenka Kremlinka. Warbixinno ay qoreen warbaahinta Turkiga ayaa sheegayey in Asma al Assad ay doonaysay in la soo afjaro guurkeeda oo Ruushka ay iskaga tagto, halkaasoo ayada iyo saygeeda magangalyo laga siiyey ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184666,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaaska Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al Asad ee u dhalatay Britain ayaan doonayn in ay furriin dalbato sida laga soo xigtay afhayeenka Kremlinka. Warbixinno ay qoreen warbaahinta Turkiga ayaa sheegayey in Asma al Assad ay doonaysay in la soo afjaro guurkeeda oo Ruushka ay iskaga tagto, halkaasoo ayada iyo saygeeda magangalyo laga siiyey ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-24T12:38:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1200\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"900\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/\",\"name\":\"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp\",\"datePublished\":\"2024-12-24T12:38:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp\",\"width\":1200,\"height\":900},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon","og_description":"Xaaska Madaxweynihii hore ee Suuriya Bashaar Al Asad ee u dhalatay Britain ayaan doonayn in ay furriin dalbato sida laga soo xigtay afhayeenka Kremlinka. Warbixinno ay qoreen warbaahinta Turkiga ayaa sheegayey in Asma al Assad ay doonaysay in la soo afjaro guurkeeda oo Ruushka ay iskaga tagto, halkaasoo ayada iyo saygeeda magangalyo laga siiyey ka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-24T12:38:33+00:00","og_image":[{"width":1200,"height":900,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/","name":"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp","datePublished":"2024-12-24T12:38:33+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/3443.webp","width":1200,"height":900},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaska-bashaar-al-assad-oo-furriin-dalbatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaska Bashaar al-Assad oo furriin dalbatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184663"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184667,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184663\/revisions\/184667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184666"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}