{"id":184670,"date":"2024-12-24T19:36:15","date_gmt":"2024-12-24T16:36:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184670"},"modified":"2024-12-24T19:36:15","modified_gmt":"2024-12-24T16:36:15","slug":"dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/","title":{"rendered":"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184672\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"363\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522-300x165.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa arintaasi waxaa goordhaw ka hadashay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ku eedeysay hakadka duulimaadyadaas maamulka Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Warsaxafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaarad ay laheyd shirkadda Halla Airlines, islamarkaana sidoo kale qasab lagula wareegay nidaamkii is gaarsiinta diyaaradaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxaa sidoo kale Warsaxafadeedka Hay\u2019adda lagu sheegay in diyaaradaasi Jubbaland si xoog ah ugu afduubtay degmada Doolow, taasoo lagu qaaday ciidan iyo masuuliyiin ka tirsan Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hay&#8217;addu waxay sidoo kale tilmaamtay in falkii Shalay ka dhacay Kismaayo uu sababay cabsi ku aadan in diyaaradihii u safri lahaa Kismaayo ay saaka ku dhiiran waayeen safaradoodii u qorshaysnaa ee magaalada Kismayo, taasoo saameyn xoog leh ku yeelatay dadkii maanta u kala safri lahaa Kismaayo iyo Muqdisho.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Warka kasoo baxay Hay&#8217;adda Duulista Rayidka ayaa kusoo aadaya, iyadoo maamulka shirkada diyaaradda Halla Airlines ay dhankooda goor sii horeysay oo maanta ah ay shaaciyeen in diyaarad ku soo socotay Muqdisho si qasab ah loogu duuliyay degmada Doolow ee gobolka Gedo, kadib markii uu ku qasbay maamulka Jubbaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dhacdadaan oo ugub ku ah dalka ayaa kusoo aadeysa, iyadoo uu sii kordhaayo khilaafka u dhaxeeya maamulka Jubbaland iyo dowladda fedaraalka Soomaaliya, kaasoo ka dhashay doorashadii uu bishii lasoo dhaafay Kismaayo ku qabsaday Axmed Madoobe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka Hay&#8217;adda Duulista Rayidka oo Dhameystiran:-<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184671\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299271145026.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"894\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299271145026.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299271145026-221x300.jpg 221w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299271145026-310x420.jpg 310w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa arintaasi waxaa goordhaw ka hadashay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ku eedeysay hakadka duulimaadyadaas maamulka Jubbaland. Warsaxafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaarad ay laheyd shirkadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184670","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa arintaasi waxaa goordhaw ka hadashay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ku eedeysay hakadka duulimaadyadaas maamulka Jubbaland. Warsaxafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaarad ay laheyd shirkadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-24T16:36:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/\",\"name\":\"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-24T16:36:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg\",\"width\":660,\"height\":363},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon","og_description":"Iyadoo maanta ay hakad ku jireen howlahii duulimaadyada diyaaradaha ee magaalooyinka Muqdisho iyo Kismaayo ayaa arintaasi waxaa goordhaw ka hadashay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo ku eedeysay hakadka duulimaadyadaas maamulka Jubbaland. Warsaxafadeed kasoo baxay hay&#8217;adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Shalay maamulka Jubbaland uu garoonka diyaaradaha Kismaayo ka afduubtay diyaarad ay laheyd shirkadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-24T16:36:15+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/","name":"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg","datePublished":"2024-12-24T16:36:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241224638706299870813522.jpg","width":660,"height":363},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-baaraysa-diyaarad-shalay-lagu-afduubay-kismaayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada oo baaraysa diyaarad shalay lagu afduubay Kismaayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184670"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184670"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184670\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184673,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184670\/revisions\/184673"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184670"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184670"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184670"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}