{"id":184718,"date":"2024-12-26T12:39:14","date_gmt":"2024-12-26T09:39:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184718"},"modified":"2024-12-27T12:14:31","modified_gmt":"2024-12-27T09:14:31","slug":"cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/","title":{"rendered":"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184720\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg 678w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><br \/>\n<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Qoraal kasoo baxay ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan deegaanka Dacawaley oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada Liyuu Boolis iyo dadka deegaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Maamulka oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan ayaa sheegay in ciidamadooda ay dagaal la galeen maleeshiyaad ay ku eedeeyeen inay khalkhal-gelinayaan xasilloonida deegaanka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Sidoo kale wuxuu maamulku sheegay in dagaalkii shalay dhacay lagu soo qaaday ciidankooda, isla markaana mas\u2019uuliyadda wixii dhacay aysan shaqo ku lahayn.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dowladda Deegaanka Soomaalida oo tixgalinaysa codsi kayimid waxgaradka iyo odayaal-dhaqameedka deegaanka ayaa fursad usiisay cuqaashaas in si nabadgalyo ah xadka looga saaro dablaydaas iyo in sharciga dib loogu soo dabaalo deegaamadaas. Nasiib daro, dablay oo ka dhaga adaygay soo jeedinta waxgaradka ayaa saaka weerar kusoo qaaday fadhiisimaha ciidanka Booliska Deegaanku ay ku lahaayeen agagaarka tuulada Dacawalay, waxaana ka hortagay ciidanka amaanka deegaanka\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dhanka kale, dowlad deegaanka Soomaalida ayaa eedeyn culus u jeedisay Somaliland, waxayna sheegtay in ay jabinayaan daris wamaagga labada maamul, ayna buun buuniyeen dagaalka ka dhacay xadkooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Waxaa nasiib darro ah in wasaaradda amniga ee Soomaliland ay si guracan oo kabaxsan daris-wanaaga iyo nidaamka dawliga ah uga faalooto arrimaha ka dhacaya gudaha Deegaanka soomaalida\u201d ayaa mar lale lagu yiri qoraalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Somaliland oo dhankeeda ka hadashay dagaalka ayaa ku eedeysay Liyuu Boolis inay xasuuq ka gaysteen Dacawaley, islamarkaana ay dileen dad xoolo dhaqaqto ah, ayna afduubteen odayaal xal raadin u joogay deegaankaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #000000;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Xukuumadda waxaa ay cambaaraynaysaa Xasuuqa ay degaanka Dacawaley ee Maamulka Soomalida Itoobiya ay ka geysteen Ciidamada Liyuu Booliska, kuwaas oo xasuuq u geystey dad shacab ah oo xoolo dhaqato ah, arrintaasoo ka soo horjeedda xaquuqda aadanaha iyo hanaanka Dawladnimo,\u201d ayaa lagu yiri warka Somaliland ay soo saartay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Si kastaba, arrintan ayaa muunineyso inay waji cusub yeelaneyso xiisadda ka taagan xadka Somaliland iyo dowlad deegaanka, maadaama colaaddu saameyn ku yeelatay labada maamul ee dariska ah, iyada oo dagaalkii shalay kadib dhaawacyo badan la kala gaarsiiyay magaalooyinka Hargeysa iyo Jigjiga.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal kasoo baxay ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan deegaanka Dacawaley oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada Liyuu Boolis iyo dadka deegaanka. &nbsp; Maamulka oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan ayaa sheegay in ciidamadooda ay dagaal la galeen maleeshiyaad ay ku eedeeyeen inay khalkhal-gelinayaan xasilloonida deegaanka. &nbsp; Sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184720,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184718","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal kasoo baxay ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan deegaanka Dacawaley oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada Liyuu Boolis iyo dadka deegaanka. &nbsp; Maamulka oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan ayaa sheegay in ciidamadooda ay dagaal la galeen maleeshiyaad ay ku eedeeyeen inay khalkhal-gelinayaan xasilloonida deegaanka. &nbsp; Sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-26T09:39:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-27T09:14:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/\",\"name\":\"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-26T09:39:14+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-27T09:14:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon","og_description":"Qoraal kasoo baxay ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa looga hadlay xiisadda ka taagan deegaanka Dacawaley oo ay shalay ku dagaalameen ciidamada Liyuu Boolis iyo dadka deegaanka. &nbsp; Maamulka oo qaaday tallaabo uga sii dareysa xiisadda taagan ayaa sheegay in ciidamadooda ay dagaal la galeen maleeshiyaad ay ku eedeeyeen inay khalkhal-gelinayaan xasilloonida deegaanka. &nbsp; Sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-26T09:39:14+00:00","article_modified_time":"2024-12-27T09:14:31+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/","name":"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg","datePublished":"2024-12-26T09:39:14+00:00","dateModified":"2024-12-27T09:14:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Mustafe-Cagjar.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cagjar-oo-taageeray-liyuu-booliskii-dadka-kuxasuqay-dacawaley\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cagjar oo taageeray Liyuu booliskii dadka kuxasuqay Dacawaley"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184718"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184718"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184718\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184721,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184718\/revisions\/184721"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184720"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184718"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184718"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184718"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}