{"id":184725,"date":"2024-12-27T12:27:28","date_gmt":"2024-12-27T09:27:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184725"},"modified":"2024-12-27T12:37:09","modified_gmt":"2024-12-27T09:37:09","slug":"df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/","title":{"rendered":"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184727\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg 640w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere-300x216.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere-584x420.jpg 584w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib dadaal dheer oo maalmo ka socday gobolka Gedo, magaaladaas waxaa horay u joogay maamul taabacsan Jubbaland oo ciidamada Itoobiya ay ku difaacayeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Shalay ayuu si rasmi ah xilka guddoomiyaha degmada Baardheere ula wareegay Ismaaciil Qorax oo guddoomiyaha gobolka Gedo oo raacay dowladda federaalka iyo wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ay soo magacaabeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Isbedelka maamul ee ka dhacay Baardheere, iyadoo uusan dhiig ku daadan ayey dowladda Soomaaliya la wareegtay, ciidamada Itoobiya oo cadaadis la saaray ayaa ka qeyb qaatay wareejinta magaaladaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Ciidamada Itoobiya ayaa loo cadeeyey in hadii ay hor istaagaan qorshaha dowladda Soomaaliya ee degmada Baardheere, awood ciidan lagu hirgelinayo go\u2019aanka dowladda, waxaana bilowday qorshe lagu kala furfuray maamulkii degmadaas u joogay Axmed Madoobe.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Ciidamada Itoobiya ayaa codsaday in magaaladaas ay sii joogaan, sidoo kale waxay codsadeen in loo dhaafo nin maareeye ka ah garoonka diyaaradaha ee degmada Baardheere, iyagoo balan-qaaday inta kale ee maamulka degmadaas iyo isbedelka lagu sameynayo aysan faragasha doonin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Dowladda federaalka ayaa ogolaatay dalabkaas, waxaana Baardheere loo diray maamul xilka kala wareega maamulkii hore ee Axmed Madoobe taabacsanaa, waxaana xilka laga qaaday maareeyihii garoonka diyaaradaha maahane masuuliyiintii kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Maamulka cusub ayaa si nabad-geliyo ah shalay xilka kula wareegay, waxayna Baardheere sidaas ugu soo gacan gashay dowladda federaalka, taasi oo ka dhigan in gobolka Gedo uu gacanta dowladda soo galay, markii laga reebo degmada Doolow oo xiisad dagaal ay ka taagan tagay, maadaama lagu dagaalamay labo maalmood ka hor.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #000000;\"><span style=\"font-family: georgia, times new roman, times, serif;\">Maamulkii Axmed Madoobe taabacsanaa ee joogay degmada Baardheere oo careysan ayaa isaga tegay degmadaas, balse Axmed Madoobe wuxuu weli xukumaa Doolow oo madaxweyne ku xigeenkii iyo wasiirkii Amniga Jubbaland ay joogaan, waxaana suurtagal ah in dowladda federaalka ay degmadaas kula wareegto qorshe lamid ah kii ay maanta kula wareegtay Baardheere.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1057099416190030%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib dadaal dheer oo maalmo ka socday gobolka Gedo, magaaladaas waxaa horay u joogay maamul taabacsan Jubbaland oo ciidamada Itoobiya ay ku difaacayeen. Shalay ayuu si rasmi ah xilka guddoomiyaha degmada Baardheere ula wareegay Ismaaciil Qorax oo guddoomiyaha gobolka Gedo oo raacay dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184727,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184725","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib dadaal dheer oo maalmo ka socday gobolka Gedo, magaaladaas waxaa horay u joogay maamul taabacsan Jubbaland oo ciidamada Itoobiya ay ku difaacayeen. Shalay ayuu si rasmi ah xilka guddoomiyaha degmada Baardheere ula wareegay Ismaaciil Qorax oo guddoomiyaha gobolka Gedo oo raacay dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-27T09:27:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-27T09:37:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/\",\"name\":\"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-27T09:27:28+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-27T09:37:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg\",\"width\":640,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay la wareegtay degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib dadaal dheer oo maalmo ka socday gobolka Gedo, magaaladaas waxaa horay u joogay maamul taabacsan Jubbaland oo ciidamada Itoobiya ay ku difaacayeen. Shalay ayuu si rasmi ah xilka guddoomiyaha degmada Baardheere ula wareegay Ismaaciil Qorax oo guddoomiyaha gobolka Gedo oo raacay dowladda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-27T09:27:28+00:00","article_modified_time":"2024-12-27T09:37:09+00:00","og_image":[{"width":640,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/","name":"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg","datePublished":"2024-12-27T09:27:28+00:00","dateModified":"2024-12-27T09:37:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Baardheere.jpg","width":640,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/df-oo-axmed-madoobe-kala-wareegtay-degmada-baardheere\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- DF oo Axmed Madoobe kala wareegtay degmada Baardheere"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184725"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184725"}],"version-history":[{"count":3,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184725\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184730,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184725\/revisions\/184730"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184727"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184725"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184725"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184725"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}