{"id":184755,"date":"2024-12-27T13:20:43","date_gmt":"2024-12-27T10:20:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184755"},"modified":"2024-12-27T21:54:59","modified_gmt":"2024-12-27T18:54:59","slug":"daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184756\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png\" alt=\"\" width=\"928\" height=\"764\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png 928w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48-300x247.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48-768x632.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48-696x573.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48-510x420.png 510w\" sizes=\"(max-width: 928px) 100vw, 928px\" \/><\/p>\n<p>Odayaal sheegtay inay yihiin odayaashii dhaqanka ee nabadeynta u joogay deegaanka Dacawalay ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa warbaahinta kasoo muuqday.<\/p>\n<p>Odayaashan ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in la afduubtay, iyagoo sheegay inay si nabad ah ugu sugan yihiin magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxay carabka ku adkeeyeen in wararka ku saabsan afduubkooda ay yihiin kuwo aan sal iyo raad toona lahayn, waxayna sheegeen inay halkaas kula kulmeen mas\u2019uuliyiin heer deegaan ah iyo xubnaha Golaha Nabadda iyo Midnimada DDS.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen inay maanta bilaabi doonaan wada-hadallo muhiim ah oo ku saabsan xalinta xiisadda ka taagan deegaanka Dacawalay.<\/p>\n<p>Hadalka odayaasha ayaa imanaya kadib markii xukuumadda Somaliland ay ciidamada Liyuu Booliska ku eedeysay inay afduubteen odayaashii halkaasi u tegay dhex-dhexaadinta iyo daminta colaadda.<\/p>\n<p>\u201cCiidamada Liyuu Booliska waxay deegaanka Dacawalay ka afduubay madax dhaqameed kasoo jeeda Somaliland, kuwaas oo halkaas u tegey ka shaqaynta nabadda iyo daminta colaadda ka dhacday maalmihii u dambeeyey. Tani waa gef iyo xad-gudub cad,\u201d ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasiirka amniga gudaha ee Somaliland.<\/p>\n<p>Xaaladda guud ee Dacawalay oo ah deegaankii lagu dagaalamay Arbacadii ayaa haatan ah mid degan, iyadoo bilowdeen wada-hadallo rasmi ah oo xal loogu raadineyo xiisaddan, kuwaas oo u dhaxeeya xukuumadda Somaliland iyo dowlad deegaanka Soomaalida.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fmmsomalitv%2Fvideos%2F902035868385319%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Odayaal sheegtay inay yihiin odayaashii dhaqanka ee nabadeynta u joogay deegaanka Dacawalay ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa warbaahinta kasoo muuqday. Odayaashan ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in la afduubtay, iyagoo sheegay inay si nabad ah ugu sugan yihiin magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Sidoo kale waxay carabka ku adkeeyeen in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184756,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184755","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Odayaal sheegtay inay yihiin odayaashii dhaqanka ee nabadeynta u joogay deegaanka Dacawalay ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa warbaahinta kasoo muuqday. Odayaashan ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in la afduubtay, iyagoo sheegay inay si nabad ah ugu sugan yihiin magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Sidoo kale waxay carabka ku adkeeyeen in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-27T10:20:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-27T18:54:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"928\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png\",\"datePublished\":\"2024-12-27T10:20:43+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-27T18:54:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png\",\"width\":928,\"height\":764},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon","og_description":"Odayaal sheegtay inay yihiin odayaashii dhaqanka ee nabadeynta u joogay deegaanka Dacawalay ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa warbaahinta kasoo muuqday. Odayaashan ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in la afduubtay, iyagoo sheegay inay si nabad ah ugu sugan yihiin magaalada Jigjiga ee xarunta ismaamulka Soomaalida Itoobiya. Sidoo kale waxay carabka ku adkeeyeen in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-27T10:20:43+00:00","article_modified_time":"2024-12-27T18:54:59+00:00","og_image":[{"width":928,"height":764,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/","name":"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png","datePublished":"2024-12-27T10:20:43+00:00","dateModified":"2024-12-27T18:54:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Screenshot-2024-12-27-at-10.19.48.png","width":928,"height":764},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odayaashii-dhaqan-ee-la-ga-afduubay-dacawaley-oo-soo-hadlay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Odayaashii dhaqan ee la ga afduubay Dacawaley oo soo hadlay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184755"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184755"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184755\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184757,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184755\/revisions\/184757"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184756"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184755"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184755"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184755"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}