{"id":184762,"date":"2024-12-27T22:15:40","date_gmt":"2024-12-27T19:15:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184762"},"modified":"2024-12-28T02:42:35","modified_gmt":"2024-12-27T23:42:35","slug":"ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-size: large;\">Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka yihiin ayaa ku eg 31-ka bishan December 2024, waxaana bilowga sanadka cusub Soomaaliya ka bilaabanaya howlgal aysan qeyb ka aheyn ciidamada Itoobiya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraarka uu maanta ansixiyey Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa meesha ka saaraya warar baraha bulshada lagu faafiyey maalmihii lasoo dhaafay, kuwaas oo sheegayey in dowladda Soomaaliya ay cadaadis dheer kadib ogolaatay in ciidanka Itoobiya aan laga reebin howlgalka cusub.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraar qabyo ah oo ay diyaarisay dowladda Ingiriiska ayaa lagu taageeray go\u2019aanka Golaha Ammaanka ee Midowga Afrika, kaas oo lagu badalayo howlgalka ATMIS, howlgal cusub ayaa loogu magac-daray \u2018Howgalka Teegerada iyo Xasilinta Soomaaliya ee Midowga Afrika\u2019 (AUSSOM).<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaraarkaan ayaa waxa uu sheegayaa in loo ogolaanayo in wadamada xubnaha ka ah Midowga Afrika ay daabulaan 12,626 askari oo labisan kuwaas oo ay ku jiraan 1,040 boolis ah oo ka mid noqonaya howgalka AUSSOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">dowladda Soomaaliya howgalka ATMIS ayaa dhameeyay qorshihii uu shaqada ugu wareejin lahaa howlgalka cusub ee AUSSOM.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ciidamada ka qaybta ah howlgalka cusub ayaa laga kala keenayaa wadamo badan oo Afrikaan ah, qorshaha howlgalka cusub ayaa la filayaa in uu soo dhamaado maalmo gudahood, iyadoo la shaacin doono nooca shaqada ay ka bilaabayaan Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Masar ayaa dhawaan shaacisay in ay qayb ka noqon doonto howlgalkaan cusub, iyadoo Soomaaliya ay horay u shaacisay in ay soo dhawayneyso codsiga Masar, sidoo kale dowladda Soomaaliya ayaa aqbashay codsiga Masar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Itoobiya oo horay u codsatay in howlgalka cusub aan laga reebin, balse dowladda Soomaaliya ayaa ku adkeysatay in aysan qeyb ka noqon, go\u2019aankaan ayaa dhabar-jab aan horay loo arag ku noqday Itoobiyaanka, maadaama booskii laga saaray lagu soo bedelay Masar.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Markii laga reebo inay lumisay xubinimada urur weyn oo il dhaqaale u ahaa, Itoobiya ayaa halis weyn u aragta imaashaha Masar ee Geeska Afrika, dowladda Soomaaliya ayaa tallaabadaan ugu aargoosaneysa Itoobiya oo siyaasad qalafsan iyo damac walaan oo badda Soomaaliya uga jira lasoo shaac-baxday.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=323&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FAbdirizakHajiAtosh%2Fvideos%2F3051006671742790%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"323\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM. Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":160446,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184762","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM. Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-27T19:15:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-27T23:42:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/\",\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-12-27T19:15:40+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-27T23:42:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg\",\"width\":800,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon","og_description":"Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa goordhaw fadhi gaar ah ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, waxayna ansixiyeen qaraar wax looga bedelayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo markii hore ahaa ATMIS, hadana laga dhigay AUSSOM. Ciidamada Itoobiya ayaa si buuxda looga reebay howlgalka cusub ee loo ansixiyey Soomaaliya, howlgalka ATMIS oo ciidamada Itoobiya ay qeyb ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-27T19:15:40+00:00","article_modified_time":"2024-12-27T23:42:35+00:00","og_image":[{"width":800,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/","name":"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","datePublished":"2024-12-27T19:15:40+00:00","dateModified":"2024-12-27T23:42:35+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/breaking-news-blog-1138x658-1.jpeg","width":800,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamada-itoobiya-oo-lagareebay-howl-galka-cusub\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Itoobiya oo lagareebay howl galka cusub ee AUSSOM"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184762"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184762"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184762\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184764,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184762\/revisions\/184764"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/160446"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184762"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184762"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184762"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}