{"id":184777,"date":"2024-12-30T01:18:57","date_gmt":"2024-12-29T22:18:57","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184777"},"modified":"2024-12-30T12:32:30","modified_gmt":"2024-12-30T09:32:30","slug":"taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/","title":{"rendered":"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184778\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"392\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin-300x178.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Jeneraal Odowaa ayaa soo saaray dikreeto uu ku reysteeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee xoogga dalka, waxaana ku bilowday baaritaan ka dhan ah musuqa lagu eedeeyey.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Laga bilaabo maanta, S\/Guuto Cabdi Warsame Cismaan Maalin, wuxuu reysto ku yahay gurigiisa, ilaa inta laga dhameynayo baaritaanka ku bilaabanaya kiiskiisa,\u201d ayaa lagu yiri dikreeto ka soo baxday xafiiska Taliyaha Xoogga.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliye Odowaa ayaa hoosta ka xariiqay in baaritaankaan uu wada saameynayo Taliska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Ciidanka Xoogga Dalka, waxaana jira tuhun musuq maasuq oo sababtay in la reysteeyo Taliyaha.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Sababta reystadaan u uku muteystay waa musuqmaasuq, waxaana shaqada Taliska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Ciidanka Xoogga Dalka sii wadaya G\/Dhexe Cabdiwaaxid Cali Afrax,\u201d ayaa lagu yiri dikreetada ka soo baxday xafiiska Taliyaha Xoogga Jeneraal Odowaa. Yuusuf.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Warqada lagu reysteeyey Taliyaha waxaa lagu socodsiiyey labo xafiis oo kala ah, Taliska Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha iyo Hoggaanka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, waxaana la amray inay ka gudtaan waajibkooda.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odowaa ayaa la sheegay inay soo gaareen dacwado badan oo uga yimid Taliska Ciidanka Badda, taas oo sababtay in ugu dambeyn uu reysto ku dhufto taliyihii ugu sareeyey taliskaas, kadibna amro in lagu sameeyo baaritaan musuq maasuq.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliska Ciidanka Xoogga Dalka ayaa loo sameeyey hoggaan gaar ah oo dabagalka qaabilsan, kaasi oo baara musuqa, basaaska iyo wax kasta oo ka baxsan shaqada qaranka ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay u dhaarteen.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184779\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Reesto.webp\" alt=\"\" width=\"708\" height=\"960\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Reesto.webp 708w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Reesto-221x300.webp 221w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Reesto-696x944.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Reesto-310x420.webp 310w\" sizes=\"(max-width: 708px) 100vw, 708px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin. Jeneraal Odowaa ayaa soo saaray dikreeto uu ku reysteeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee xoogga dalka, waxaana ku bilowday baaritaan ka dhan ah musuqa lagu eedeeyey. \u201cLaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184778,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184777","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-29T22:18:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-12-30T09:32:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"392\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/\",\"name\":\"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp\",\"datePublished\":\"2024-12-29T22:18:57+00:00\",\"dateModified\":\"2024-12-30T09:32:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp\",\"width\":660,\"height\":392},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon","description":"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-29T22:18:57+00:00","article_modified_time":"2024-12-30T09:32:30+00:00","og_image":[{"width":660,"height":392,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/","name":"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp","datePublished":"2024-12-29T22:18:57+00:00","dateModified":"2024-12-30T09:32:30+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Taliyaha ciidanka xoogga dalka Jeneraal Odowaa Yuusuf Raage ayaa musuq maasuq ku eedeeyey Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha ee Xoogga Dalka Jeneraal Cabdi Warsame Maalin.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Taliyaha-Ciidanka-Badda-iyo-Difaaca-Xeebaha-ee-Xoogga-Dalka-Jeneraal-Cabdi-Warsame-Maalin.webp","width":660,"height":392},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-ciidanka-bada-oo-shaqada-laga-joojiyay-iyo-baaritaanno-lagu-bilaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii ciidanka bada oo shaqada laga joojiyay iyo baaritaanno lagu bilaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184777"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184777"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184777\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184780,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184777\/revisions\/184780"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184778"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184777"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184777"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184777"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}