{"id":184811,"date":"2024-12-30T16:32:07","date_gmt":"2024-12-30T13:32:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184811"},"modified":"2024-12-30T16:32:07","modified_gmt":"2024-12-30T13:32:07","slug":"daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184812\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"339\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa falkaasi ku tilmaamay ayaan darro aad u weyn, isagoona xusay in kuwii falkaasi geystay ay yihiin dad qalato aan arxan laheyn.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Wixii dhacay ee askarta Soomaaliyeed lagu sameeyay dadkii ka dambeeyay dad ma\u2019ahan ee waa dad qalato, waa bahalo, waa wax aad u xun qof adiga ku difaacayo oo naftiisa kuu huray oo adiga ku difaacayo inaad qalato\u201d ayuu yiri Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xamse Cabdi Barre ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Fedaraalka ay ku howlan tahay soo qabashada raggii falkaasi geystay, islamarkaana maxkamada si deg deg ah loo hor keenayo.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Wiil Soomaaliyeed oo naftiisa kuu huray oo Habeen iyo Maalin kuu taagan inuu ku difaaco in aad disho, Fool xumo ka xun ma jirto, In Soomaali is disho waa cuduradeena mid ka mid ah, laakiin dilka askarta Qaranka waa fool xumo aan weli hore noo soo marin si deg deg ah ayaana sharciga loo horgeynayaa&#8221; ayuu yiri Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkaan kasoo yeeray Raysal wasaare Xamse ayaa kusoo beegmaya, iyadoo Khamiistii lasoo dhaafay deegaanka Ceel baraf aano qabiil loogu dilay ilaa lix askari oo fasax haystay, islamarkaana kusii jeeday gobolka Hiiraan oo ay dhalaasho ahaan kasoo jeedeen, waxaana xusid mudan in askartaasi meydadkooda ilaa hada inaan la aasin oo ay Farin jeero kula jiraan magaalada Baledweyne.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dilka askartaas ayaa waxaa ka dhashay caro aad u xoogan, waxaana odayaasha Beesha Xawaadle ay sheegeen inaan la aasi doonin askarta ilaa cadaalada laga horkeeno kooxdii ka dambeysay dilkooda.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/_P-KvtI6d0A\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil. Raysal wasaaraha Soomaaliya ayaa falkaasi ku tilmaamay ayaan darro aad u weyn, isagoona [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184812,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184811","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2024-12-30T13:32:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"339\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg\",\"datePublished\":\"2024-12-30T13:32:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg\",\"width\":660,\"height\":339},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay\" - Wardoon","description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay\" - Wardoon","og_description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2024-12-30T13:32:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":339,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/","name":"DAAWO:- \"Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg","datePublished":"2024-12-30T13:32:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadlay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee 26-kii bishaan lagu dilay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo loo dilay arrimo la xariiray aano qabiil.","breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/20241230638711334779349639.jpg","width":660,"height":339},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-waa-dad-qalato-kuwa-laayay-wiilashii-qaranka-difaacayay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Waa dad qalato kuwa laayay wiilashii Qaranka difaacayay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184811"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184811"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184811\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184813,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184811\/revisions\/184813"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184812"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184811"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184811"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184811"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}