{"id":184826,"date":"2025-01-01T19:14:55","date_gmt":"2025-01-01T16:14:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184826"},"modified":"2025-01-01T19:14:55","modified_gmt":"2025-01-01T16:14:55","slug":"wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/","title":{"rendered":"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184827\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"367\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka.<\/span><\/h1>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019antahay in dalka meelaha nabadda ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan la gaarin doorashooyinkaas in dowladdu diyaar u tahay inay xalliso khilaafyada siyaasadeed ee dalka.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Xoosh wuxuu sheegay Puntland oo uu kasoo jeedo inay imaan doonto oo ay ka qeyb gali doonto geeddi socodka doorashooyinka. Wuxuu sheegay Puntland in ay haatan ku maqan tahay hoggaamiyaheeda oo ka carooday kursi uu waayay.<\/span><\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Puntland way imaanaysaa, talo ayayna ku imaanaysaa. Soomaaliya ayayna qeyb ka tahay, kamana maqnaan karto, qof gooni ahna damiciisa kulama maqnaan karo. Puntland dadkeedu marna kuma jirto inay Soomaaliya ka go\u2019aan ama ka maqnaadaan. Hoggaamiye carooday oo kursi maalin u carooday hadduu weli ku maqan yahay, isaguna wuu imaanayaa,\u201d ayuu yiri Cali Xoosh.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiir Xoosh ayaa sheegay, dalku inuusan marnaba dib ugu laaban doonin doorashooyinkii uu dalku soo maray, isagoo sheegay dowladdu inay diyaarisay dhammaan sharuucdii iyo hannaankii uu dalku doorasho qof iyo cod ah ku aadi lahaa. Wuxuuna intaas ku daray in dalku uusan u xayirnaan doonin qof rabitaankiisa gaarka ah.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019antahay in dalka meelaha nabadda ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184827,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184826","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019antahay in dalka meelaha nabadda ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-01T16:14:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/\",\"name\":\"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-01T16:14:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg\",\"width\":660,\"height\":367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha gudaha Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh ayaa sheegay, Puntland inay miiska wada hadalka kusoo laaban doonto, si ay uga qeyb qaadato geeddi socodka doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay, in Dowladda Soomaaliya ay ka go\u2019antahay in dalka meelaha nabadda ah ee la gaari karo laga qabto doorashooyinka qof iyo cod ah, isagoo sheegay, inta aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-01T16:14:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":367,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/","name":"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg","datePublished":"2025-01-01T16:14:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202511638712901983935271.jpg","width":660,"height":367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wasiir-xoosh-oo-sheegay-sababta-ay-puntland-ku-maqan-tahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wasiir Xoosh oo sheegay sababta ay Puntland ku maqan tahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184826"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184826"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184826\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184828,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184826\/revisions\/184828"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184827"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184826"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184826"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184826"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}