{"id":184829,"date":"2025-01-01T19:28:43","date_gmt":"2025-01-01T16:28:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184829"},"modified":"2025-01-01T19:28:43","modified_gmt":"2025-01-01T16:28:43","slug":"daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/","title":{"rendered":"DAAWO.- &#8220;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184830\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png\" alt=\"\" width=\"1822\" height=\"1186\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png 1822w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-300x195.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-1024x667.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-768x500.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-1536x1000.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-696x453.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-1068x695.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03-645x420.png 645w\" sizes=\"(max-width: 1822px) 100vw, 1822px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Taliyaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Taliye Sanbaloolshe oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa halkaasi ka waday kulamo looga arinsanaayay xal u helista xiisada ka dhalatay askartii ka tirsaneyd ciidanka xoogga dalka ee Khamiistii lasoo dhaafay lagu laayay deegaanka Ceel baraf ee gobolka Shabeellaha Dhexe.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Dowladda ayey u taalaa inay cadaalad u hesho wiilashii sida qaabka daran loo dilay dhibkuna dowladda ayuu ku dhacay ee arrin labo qabiil u dhaxeeysa maahan, inkastoo dadkaas aysan geedo ka imaan, hadana yaanan dhibaatadaas laga dhigin mid qabiil, dowladda ayaa diyaar u ah iney dadkaas cadaalada horkeento, xata haday maqan yihiin la xukumo&#8221; ayuu yiri Taliyaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sanbaloolshe ayaa sidoo kale wax garadka beesha Xawaadle, gaar ahaan beesha Cali Madaxweyne ka dalbaday in la aaso meydadka askarta, islamarkaana Baledweyne looga arinsado xalka xiisadii ka dhalatay dilka askarta.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8221;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaas qaab darada ah wali qof loogama dilin, hadana dadkaas la dilay waxay ahayen dad qaran, cadaladna way helayaan ee Wiilasha Ciidanka ee furimaha kasoo baxaya dib haloogu celiyo 10 kun oo askari hadii Baledweyne isugu imaato ma qaado, Hadii Furimaha laga soo bixiyo dhac ayey ka billaabayaan gudaha Baledweyne, hadii nambaradooda askarinimo laga tirtiro, marka dhibaatada ka imaan karta hala fiiriyo&#8221; ayuu yiri Taliye Sanbaloolshe.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Hadalkaan kasoo yeeray Taliyaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa imaanaya, iyadoo Baledweyne ay maalintii labaad ku sugan yihiin odayaal iyo waxgarad ka tirsan beesha Mudulood oo uu hoggaaminaayo Imaamka Beesha Mudulood Imaam Daahir Imaam Cumar, kuwaas oo u tagay Baledweyne xal u helista Xiisada ka dhalatay Askartii Ceel baraf lagu laalay Khamiistiis lasoo dhaafay.<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/WqCUKdzKJ9I\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Hay&#8217;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka. &nbsp; Taliye Sanbaloolshe oo labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa halkaasi ka waday kulamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184830,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184829","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO.- &quot;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Taliyaha Hay&#039;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO.- &quot;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Hay&#039;adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-01T16:28:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1822\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1186\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/\",\"name\":\"DAAWO.- \\\"Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png\",\"datePublished\":\"2025-01-01T16:28:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png\",\"width\":1822,\"height\":1186},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO.- &#8220;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO.- \"Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin\" - Wardoon","description":"Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO.- \"Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin\" - Wardoon","og_description":"Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-01T16:28:43+00:00","og_image":[{"width":1822,"height":1186,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/","name":"DAAWO.- \"Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png","datePublished":"2025-01-01T16:28:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Taliyaha Hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe ayaa shaaca ka qaaday in cadaalad u helida askartii dhawaan lagu dilay Ceel Baraf ay tahay mid u taala dowladda Fedaraalka.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-01-at-16.19.03.png","width":1822,"height":1186},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xawaadle-dad-waa-laga-dili-jiray-laakiin-sidaan-wali-qof-loogama-dilin\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO.- &#8220;Xawaadle dad waa laga dili Jiray laakiin sidaan wali qof loogama dilin&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184829"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184829"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184829\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184831,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184829\/revisions\/184831"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184830"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184829"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184829"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184829"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}