{"id":184844,"date":"2025-01-02T13:10:56","date_gmt":"2025-01-02T10:10:56","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184844"},"modified":"2025-01-02T13:10:56","modified_gmt":"2025-01-02T10:10:56","slug":"soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184845\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877-300x170.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha Ammaanka, gaar ahaan 10-ka xubnood ee aanan joogtada aheyn.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxay kursigan ku matali doontaa Bariga Africa muddo laba sannadood ah oo ka billaabatay 1-di bishan January ee sannadkana 2025-ka oo shalay ku beegneyd ilaa sannadka 2026-ka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Danjiraha Soomaaliya ee QM Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) oo ka hadlay guushaan wayn ayaa sheegay in kursigaan muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya, isla markaana ay uga shaqeyn doonaan danaha caalamka.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale wuxuu tilmaamay in Soomaaliya ay u istaagi doonto ilaalinta nabadda iyo amniga caalamiga ah, iyada oo la dhowrayo axdiga u yaalla Qaramada Midoobay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Waxaa naga go\u2019an inaan ilaalino Axdiga Qaramada Midoobay, waxaana u heellannahay ilaalinta nabadda iyo amniga caalamiga ah.\u201d ayuu yiri Danjire Baalle.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dhanka kale, si lamid ah Soomaaliya waxaa sannadkan Golaha Ammaanka shirarkiisa ku biiray dowladaha Denmark, Giriiga, Pakistan iyo Panama.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Si kastaba, dowladda federaalka ayaa helitaanka kursigan ku bixisay dadaallo dheeraad ah, iyada oo ugu dambeyn hanatay, waana guul kale oo usoo hoyatay Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib. &nbsp; Soomaaliya ayaa ka mid noqotay 15-ka xubnood ee uu ka kooban yahay Golaha Ammaanka, gaar ahaan 10-ka xubnood ee aanan joogtada aheyn. &nbsp; Waxay kursigan ku matali doontaa Bariga Africa muddo laba sannadood [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184845,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184844","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-02T10:10:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-02T10:10:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"description\":\"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg\",\"width\":660,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon","description":"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon","og_description":"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-02T10:10:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/","name":"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg","datePublished":"2025-01-02T10:10:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"description":"Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah Arbacadii shalay dib ugu biiray xubinnimada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, 54 sannadood kaddib.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202512638713754378330877.jpg","width":660,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-kursiga-golaha-amaanka-qarama-midoobey-kufadhisatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo kursiga Golaha amaanka Qarama Midoobey kufadhisatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184844"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184844"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184844\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184846,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184844\/revisions\/184846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184845"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184844"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184844"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184844"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}