{"id":184856,"date":"2025-01-03T23:00:34","date_gmt":"2025-01-03T20:00:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184856"},"modified":"2025-01-04T14:32:55","modified_gmt":"2025-01-04T11:32:55","slug":"akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/","title":{"rendered":"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray"},"content":{"rendered":"<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184854\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"344\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/uuu-1-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Itoobiya ay hoggaamineyso Caa\u2019isho Maxamed oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Itoobiya.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Booqashadan ayaa qayb ka ahayd dadaallo socda oo lagu xoojinayo horumarka laga gaaray baaqii Ankara ee dhacay 11-kii Diseembar 2024,\u201d ayaa lagu yiri warkaan ka soo baxay wasaaradda.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Soomaaliya ayaa todobaadkii hore Addis Ababa u dirtay wafdi uu hoggaaminayo wasiiru dowlaha arrimaha dibadda Soomaaliya, halka Itoobiya ay hadda Soomaaliya u soo dirtay wafdi kaas la mid ah.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay hoosta ka xarriiqaysaa muhiimadda wadahadalladan heer sare ah oo laba geesoodka ah, kuwaas oo matalaya tallaabo weyn oo lagu xoojinayo xasilloonida gobolka, lagu kordhinayo kalsoonida labada dhinac, laguna xaqiijinayo ixtiraamka madaxbannaanida iyo midnimada dhuleed ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.\u201d Ayaa lagu yiri war qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Intii ay socdeen wada-hadallada, Wasiirka Gaashaandhigga waxa uu carabka ku adkeeyay dadaallada socda ee lagu doonayo in lagu dhameystiro dhismaha howlgalka AUSSOM iyadoo loo marayo iskaashi laba geesood ah iyo mid dhinacyo badan leh.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya uga go\u2019an tahay in ay ixtiraamto heshiisyadii hore, waxa uuna muujiyay sida ay u doonayaan in ay tixgaliyaan codsiga Itoobiya ee ah in ay ciidamo ku biiriyaan howlgalka AUSSOM,\u201d ayaa lagu yiri qoraalkaan ka soo baxay dowladda Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qoraalka DF Soomaaliya ayaa intaas ku sii daray, \u201cSi waafaqsan go\u2019aankeeda joogtada ah ee ku aaddan mabaadi\u2019da Baaqa Ankara, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay xaqiijinaysaa sida ay uga go\u2019an tahay fulinta heshiisyadii la gaaray. Waxay aaminsan tahay in mabaadi\u2019da lagu sheegay bayaanka ay siinayaan aasaas adag oo dib u dhiska kalsoonida iyo kobcinta iskaashiga togan ee u adeega danaha la wadaago.\u201d<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda waxay maalmo yar ka hor Golaha Amaanka ka sheegtay in ciidanka Itoobiya uusan kamid noqon doonin AUSSOM oo ah hawl-galka cusub ee sanadkan beddelaya ATMIS.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184857\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544.webp\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544.webp 1236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-1068x1383.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2731c53f-eb13-4f3f-9f0b-b32e09e1d544-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Itoobiya ay hoggaamineyso Caa\u2019isho Maxamed oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Itoobiya. &nbsp; \u201cBooqashadan ayaa qayb ka ahayd dadaallo socda oo lagu xoojinayo horumarka laga gaaray baaqii Ankara ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184851,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Itoobiya ay hoggaamineyso Caa\u2019isho Maxamed oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Itoobiya. &nbsp; \u201cBooqashadan ayaa qayb ka ahayd dadaallo socda oo lagu xoojinayo horumarka laga gaaray baaqii Ankara ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-03T20:00:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-04T11:32:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1236\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1222\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/\",\"name\":\"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png\",\"datePublished\":\"2025-01-03T20:00:34+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-04T11:32:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png\",\"width\":1236,\"height\":1222},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon","og_description":"Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur uu Muqdisho ku soo dhaweeyay wafdi ka socda Dowladda Itoobiya ay hoggaamineyso Caa\u2019isho Maxamed oo ah Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Itoobiya. &nbsp; \u201cBooqashadan ayaa qayb ka ahayd dadaallo socda oo lagu xoojinayo horumarka laga gaaray baaqii Ankara ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-03T20:00:34+00:00","article_modified_time":"2025-01-04T11:32:55+00:00","og_image":[{"width":1236,"height":1222,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/","name":"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png","datePublished":"2025-01-03T20:00:34+00:00","dateModified":"2025-01-04T11:32:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/Screenshot-2025-01-02-at-17.40.04.png","width":1236,"height":1222},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-qorshaha-wafdi-itoobiya-ee-muqdisho-jooga-oo-war-lagga-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso:- Qorshaha wafdi Itoobiya ee Muqdisho jooga oo war lagga soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184856"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184856"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184858,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184856\/revisions\/184858"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184851"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}