{"id":184859,"date":"2025-01-04T14:34:55","date_gmt":"2025-01-04T11:34:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184859"},"modified":"2025-01-04T14:34:55","modified_gmt":"2025-01-04T11:34:55","slug":"qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184860\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Hoobalka Qamar Suuggaani ayaa xalay lagu garaacay xaafadda Jigjigayar ee magaalada Hargeysa, isagoo sheegay in dhallinyaro koox ahi ay dhibaateeyeen.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qamar Suuggaani, oo waraysi gaar ah siiyay Bakayle Media, ayaa tilmaamay in koox dhallinyaro ahi kusoo yaaceen oo ay garaaceen xilli uu kasoo baxay xaflad aroos oo uu ka tumayay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">&#8220;Aniga oo kasoo baxay aroos ka dhacayay Crown Hotel, waxay indhahaygu mar qudha qabteen dad badan oo igu soo yaacaya. Intii taagtayda ah waan is difaacay, laakiin maadaama oo ay dadku badnaayeen, waan iska caabin kari waayay,&#8221; ayuu yidhi Qamar Suuggaani.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Waxa uu sheegay in niman dhallinyaro ahi ay garaaceen, isla markaana ay weydiinayeen sababta uu u yimid xaafadda Jigjigayar. Waxa uu sidoo kale xusay in dhallinyarada dhibka u gaysatay si fiican loo garanayo, maadaama meesha uu dagaalku ka dhacay ay kaamarado ku xidhnayeen.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Mar wax laga waydiiyay in uu laamaha ammaanka u dacwooday kadib dhacdadan, waxa uu ku jawaabay: &#8220;Laamaha ammaanka ayay ka tirsanaayeen dhallinyarta i soo weerartay, sida aan warka ku maqlayay. Waa sirdoonkii leexsanaa iyo waxbaan maqlayay.&#8221;<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Fannaanka ayaa sannadihii u dambeeyay la kulmayay dhacdooyin sidan oo kale ah. Hore ayaa loogu garaacay Hargeysa, waxa lagu garaacay Jabuuti, Diridhaba, iyo magaalooyin kale. Waxa dad badan ay is weydiinayaan sababta magaalada uu tago ba loogu weeraro oo loogu jidh dilo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Bulshada, oo hore uga war haysay weeraradii hore ee fannaanka lagu qaaday, ayaa xalay ka war heshay muuqaal muujinaya isaga oo la garaacayo.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoobalka Qamar Suuggaani ayaa xalay lagu garaacay xaafadda Jigjigayar ee magaalada Hargeysa, isagoo sheegay in dhallinyaro koox ahi ay dhibaateeyeen. &nbsp; Qamar Suuggaani, oo waraysi gaar ah siiyay Bakayle Media, ayaa tilmaamay in koox dhallinyaro ahi kusoo yaaceen oo ay garaaceen xilli uu kasoo baxay xaflad aroos oo uu ka tumayay. &nbsp; &nbsp; &#8220;Aniga oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184860,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184859","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoobalka Qamar Suuggaani ayaa xalay lagu garaacay xaafadda Jigjigayar ee magaalada Hargeysa, isagoo sheegay in dhallinyaro koox ahi ay dhibaateeyeen. &nbsp; Qamar Suuggaani, oo waraysi gaar ah siiyay Bakayle Media, ayaa tilmaamay in koox dhallinyaro ahi kusoo yaaceen oo ay garaaceen xilli uu kasoo baxay xaflad aroos oo uu ka tumayay. &nbsp; &nbsp; &#8220;Aniga oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-04T11:34:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-04T11:34:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon","og_description":"Hoobalka Qamar Suuggaani ayaa xalay lagu garaacay xaafadda Jigjigayar ee magaalada Hargeysa, isagoo sheegay in dhallinyaro koox ahi ay dhibaateeyeen. &nbsp; Qamar Suuggaani, oo waraysi gaar ah siiyay Bakayle Media, ayaa tilmaamay in koox dhallinyaro ahi kusoo yaaceen oo ay garaaceen xilli uu kasoo baxay xaflad aroos oo uu ka tumayay. &nbsp; &nbsp; &#8220;Aniga oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-04T11:34:55+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/","name":"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg","datePublished":"2025-01-04T11:34:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202514638715510148249751.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qamar-suuggaani-oo-markale-hargeysa-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qamar Suuggaani oo Markale Hargeysa Lagu Dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184859"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184859"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184859\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184861,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184859\/revisions\/184861"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184860"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184859"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184859"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184859"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}