{"id":184921,"date":"2025-01-08T18:46:54","date_gmt":"2025-01-08T15:46:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184921"},"modified":"2025-01-08T18:46:54","modified_gmt":"2025-01-08T15:46:54","slug":"maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/","title":{"rendered":"Maareeye oo cadeeyay sababihii  2 Cagaf lasiiyay Puntland"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184922\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"318\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928-300x145.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ku dhowaad 20 milyan oo dollar ay siisay maamul goboleedka Puntland, taas oo qayb ka ah mashaariicda loo soo mariyo dhanka dowladda dhexe.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayire (Maareeye) ayaa sheegay in lacagtaasi ay gooni u siiyeen Puntland, isaga oo cadadka lacagta ku sheegay $16 milyan.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maareeye ayaa hoosta ka xariiqay in lacagtaasi dowladda dhexe bixsay, iyada oo tixigelineyso daruufaha haatan ka jira maamulkaas oo ay ugu horreyso taageerida beeraleyda.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalku waxa ay Puntland gooni u siisay $16 milyan iyadoo tixgelinaysa duruufaha siyaasadeed ee jira, una danaynaysa shacabka ay dawladda u tahay iyo beeraleyda danyarta ee degan Puntland\u201d ayuu yiri Wasiirka Beeraha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo hadalkiisa sii wata ayaa ka jawaabay eedeyn ka timid Puntland, taas oo la xiriirtay Cagaf-Cagaf ay dowladda u qaybisay maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir, taas oo saamigii kaga aadan maamulka Garoowe uu dood ka keenay.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201c<span style=\"font-size: large;\">Markaan arkay Eedaynta boodh-isku-qariska ah waxaa igalay shaki ah in lacagtii loogu talogalay Beeraleyda iyo Xoolo dhaqatada Puntland si kale loo isticimaalay eedeedana nala saarayo, warhoow eedaas beenta ah hanalaga daayo, beeraleyda Puntlandna cagafyada dhiman u soo gada.\u201d ayuu mar kale Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Federaalka iyo Puntland ayaa waxaa weli ka dhexeeya xiisad culus oo siyaasadeed, taas oo saameyn ku yeelatay wada shaqeyntii labada dhinac, waxaana madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni uu ka baxay shirarkii golaha wadatashiga qaranka.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ku dhowaad 20 milyan oo dollar ay siisay maamul goboleedka Puntland, taas oo qayb ka ah mashaariicda loo soo mariyo dhanka dowladda dhexe. &nbsp; Wasiirka beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayire (Maareeye) ayaa sheegay in lacagtaasi ay gooni u siiyeen Puntland, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184922,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ku dhowaad 20 milyan oo dollar ay siisay maamul goboleedka Puntland, taas oo qayb ka ah mashaariicda loo soo mariyo dhanka dowladda dhexe. &nbsp; Wasiirka beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayire (Maareeye) ayaa sheegay in lacagtaasi ay gooni u siiyeen Puntland, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-08T15:46:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"318\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/\",\"name\":\"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-08T15:46:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg\",\"width\":660,\"height\":318},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ku dhowaad 20 milyan oo dollar ay siisay maamul goboleedka Puntland, taas oo qayb ka ah mashaariicda loo soo mariyo dhanka dowladda dhexe. &nbsp; Wasiirka beeraha iyo waraabka xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdi Xayire (Maareeye) ayaa sheegay in lacagtaasi ay gooni u siiyeen Puntland, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-08T15:46:54+00:00","og_image":[{"width":660,"height":318,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/","name":"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg","datePublished":"2025-01-08T15:46:54+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/202518638719151934513928.jpg","width":660,"height":318},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/maareeye-oo-cadeeyay-sababihii-2-cagaf-lasiiyay-puntland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maareeye oo cadeeyay sababihii 2 Cagaf lasiiyay Puntland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184921"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184923,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184921\/revisions\/184923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184922"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}