{"id":184924,"date":"2025-01-08T18:55:59","date_gmt":"2025-01-08T15:55:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184924"},"modified":"2025-01-09T11:56:31","modified_gmt":"2025-01-09T08:56:31","slug":"wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/","title":{"rendered":"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184925\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"576\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg.jpg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/AbdulRahmanYousefQaradawi-AFP-Jan2025.jpg-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<h1 class=\"western\"><span style=\"font-size: large;\">Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go\u2019aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi.<\/span><\/h1>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaradaawi, oo sidoo kale ay baadi goobayaan mas\u2019uuliyiinta Masar, ayaa lagu xiray Lubnaan dabayaaqadii bishii hore, kaddib markii uu ka soo tallaabay xadka Suuriya, sida uu xilligaas AFP u sheegay sarkaal ka tirsan garsoorka Lubnaan.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Xariga ayaa lala xiriiriyay xukunka Masar ay isagoo maqan ku riday Qaradaawi ee ku xukumay shan sano oo xarig ah isagoo lagu eedeeyay \u201cin uu ka soo horjeedo dowladda iyo kicinta argagixisada\u201d, ayuu sarkaalka hadalkiisa ku daray.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Tan iyo markii la xiray 28-kii bishii December, Masar iyo Imaaraadka Carabta ayaa labadaba codsaday in loo soo gacan geliyo, sida uu sheegay sarkaal kale oo garsoorka ka tirsan oo diiday in magaciisa la shaaciyo.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Wasiirka Warfaafinta ee Lubnaan Ziad Makary oo shir jaraa\u2019id qabtay Talaadadii ayaa sheegay in Qaradaawi \u201cloo masaafurin doono Imaaraadka\u201d, isagoo intaa ku daray in go\u2019aankan lagu gaaray shir ay yeesheen golaha wasiirrada.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sida laga soo xigtay sarkaalka labaad ee garsoorka, codsiga Imaaraadku wuxuu ku salaysan yahay muuqaal Qaradaawi uu internetka soo dhigay isaga oo ku sugan Masjidka Umayyad ee Dimishiq, kaasi oo uu ugu dabaal-degayay afgambigii hogaamiyaha Suuriya Bashaar al-Asad bishii hore, kuna baaqay \u201cguul\u201d ka dhacda dalal kale.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Muuqaalka, Qaradaawi wuxuu sidoo kale uga digayaa dadka Suuriya \u201ctalisyada xun\u201d ee \u201cImaaraadka Carabta, Sacuudi Carabiya iyo Masar\u201d.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Sarkaalka reer Lubnaan ayaa sheegay in Imaaraadku uu u arko \u201d kicin\u201d ka dhan ah Imaaraadka iyo isku day lagu doonayo in lagu \u201cqalqal geliyo\u201d dalkan Khaliijka ku yaalla.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Qaradaawi, oo sidoo kale ah abwaan, waxaa dhalay caalimka caanka ah ee Sunniga Yuusuf Al-Qaradaawi, oo ahaa hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Ikhwaanul Muslimiinka oo ay liiska madow ugu dareen in ay tahay \u201ckoox argagixiso\u201d Masar iyo Imaaraadka labadaba.<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184926\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475e124c-26cf-464c-b0c3-04de3dbdfbfd_16x9_600x338.webp\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"337\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475e124c-26cf-464c-b0c3-04de3dbdfbfd_16x9_600x338.webp 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/475e124c-26cf-464c-b0c3-04de3dbdfbfd_16x9_600x338-300x169.webp 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Yuusuf Al-Qaradaawi ayaa dhowr jeer lagu xiray dalka Masar sababo la xiriira xiriirkiisa ururka Ikhwaanul Muslimiin. Waxa uu dhintay 2022 ka dib tobanaan sano oo uu dibad-joog ku ahaa dalka Qatar.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Abdul Rahman al-Qaradawi waxa uu ahaa qaban qaabiye siyaasadeed oo ka soo horjeeday dawladdii uu hoggaaminayay Hosni Mubarak ee muddada dheer xukumeysa Masar, taasi oo 2011-kii lagu afgambiyay kacdoonkii Carabta.<\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\">Ka dib waxa uu noqday nin si weyn uga soo horjeeda hogaamiyaha wakhtigan ee Masar Abdel Fattah al-Sisi oo 2013-kii afgambiyay madaxweynihii sida dimoqraadiga ah lagu doortay ee Masar Maxamed Mursi oo ka tirsanaa ururka Ikhwaanul Muslimiin.<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go\u2019aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. &nbsp; Qaradaawi, oo sidoo kale ay baadi goobayaan mas\u2019uuliyiinta Masar, ayaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184928,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184924","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go\u2019aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. &nbsp; Qaradaawi, oo sidoo kale ay baadi goobayaan mas\u2019uuliyiinta Masar, ayaa lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-08T15:55:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-09T08:56:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"337\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/\",\"name\":\"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png\",\"datePublished\":\"2025-01-08T15:55:59+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-09T08:56:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png\",\"width\":600,\"height\":337},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon","og_description":"Dowladda Lubnaan ayaa sheegtay Talaadadii in ay go\u2019aansatay in ay aqbasho codsi uga yimid Imaaraadka oo ku aadan in loo gacan geliyo Abdul Rahman al-Qaradawi, oo ka mid ah mucaaradka Masar, islamarkaana uu dhalay hogaamiyihii ruuxiga ee kooxda Ikhwaanul Muslimiin Sheekh Yuusuf Al-Qaradaawi. &nbsp; Qaradaawi, oo sidoo kale ay baadi goobayaan mas\u2019uuliyiinta Masar, ayaa lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-08T15:55:59+00:00","article_modified_time":"2025-01-09T08:56:31+00:00","og_image":[{"width":600,"height":337,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/","name":"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png","datePublished":"2025-01-08T15:55:59+00:00","dateModified":"2025-01-09T08:56:31+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/pixelcut-export.png","width":600,"height":337},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wiilka-sheekh-yuusuf-al-qaradaawi-oo-imaaraadka-loo-gacan-galinayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wiilka Sheekh Yuusuf Al Qaradaawi oo Imaaraadka loo gacan galinayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184924"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184924"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184924\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184927,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184924\/revisions\/184927"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184928"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184924"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184924"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184924"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}