{"id":184981,"date":"2025-01-12T12:46:40","date_gmt":"2025-01-12T09:46:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184981"},"modified":"2025-01-12T12:46:40","modified_gmt":"2025-01-12T09:46:40","slug":"xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/","title":{"rendered":"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184982\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"364\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail-300x165.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay waqtiga kama dambeysta ah ee lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga oo soo diray markab sameynaya baarista.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Sida uu shaaciyay guddoomiyaha hay\u2019adda batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in qorshaha uu yahay in sahminta shidaalka lasoo gabagabeeyo bisha April ee sanadkaan 2025, si loo ogaado goobta rasmiga ah ee shidaalka laga qodayo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Cabdulqaadir Maxamed ayaa sidoo kale tilmaamay in hadda ay soconayaan dadallo badan, loona baahan yahay in la sameeyo taxadar si aan loo qodin goob aan aheyn goobta shidaalka laga helay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in maraakiibta howlgalka wada ay abaari doonaan aagga degmada Hobyo ee gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-size: large;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Sida aan isku afgaranay Turkida sahminta wada, hadii uusan caqabado imaanin, waxaan dejinay qorshaha ah inaan April soo gabagabeyno, waxaana qorshaha yahay in maraakiibta ay u jiheeystaan dhinaca xeebaha Hobyo, waa inaan ogaanaa in dabayaqaada bisha inaan ogaano meesha saxda ah ee la qodaayo shidaalka\u201d ayuu wareysiga ku yiri guddoomiyuhu.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Dhinaca kale marka ay soo dhamaato howsha sahminta, waxaa lagu dhaqaaqi doonaa qodista shidaalka, sida ay qorsheyneyo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Badda Soomaaliya ayaa waxaa ku yaalla in ka badan 200 xirmo oo la rumeysan yahay inuu shidaal ka buuxo, balse aan illaa hadda lagu sameyn sahmin sababo la xiriira walaaca dhanka ammaanka iyo khilaafaadka ka jira dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay waqtiga kama dambeysta ah ee lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga oo soo diray markab sameynaya baarista. Sida uu shaaciyay guddoomiyaha hay\u2019adda batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in qorshaha uu yahay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184982,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184981","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay waqtiga kama dambeysta ah ee lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga oo soo diray markab sameynaya baarista. Sida uu shaaciyay guddoomiyaha hay\u2019adda batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in qorshaha uu yahay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-12T09:46:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"364\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/\",\"name\":\"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg\",\"datePublished\":\"2025-01-12T09:46:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg\",\"width\":660,\"height\":364},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u shaacisay waqtiga kama dambeysta ah ee lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka Soomaaliya ee uu haatan wado dalka Turkiga oo soo diray markab sameynaya baarista. Sida uu shaaciyay guddoomiyaha hay\u2019adda batroolka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan oo la hadlay Telefishinka Qaranka ayaa sheegay in qorshaha uu yahay in [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-12T09:46:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":364,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/","name":"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg","datePublished":"2025-01-12T09:46:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/thumbnail.jpeg","width":660,"height":364},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xiliga-lasoo-gabagabeynayo-sahminta-shidaalka-oo-la-shaaciyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiliga lasoo gabagabeynayo sahminta shidaalka oo la shaaciyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184981"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184981"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184981\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184983,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184981\/revisions\/184983"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184982"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184981"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184981"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184981"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}