{"id":184989,"date":"2025-01-13T13:16:24","date_gmt":"2025-01-13T10:16:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=184989"},"modified":"2025-01-13T13:16:24","modified_gmt":"2025-01-13T10:16:24","slug":"firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/","title":{"rendered":"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-184990\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"366\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada Ceerigaabo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, oo hadal ka jeediyay xaflad loogu dabaaldegayay munaasabadda aasaaska maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegay in farxadda xusku aanay dhamaystirnayn inta ay Ceerigaabo gacantooda ka maqantahay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">&#8220;Caawa waxaan halkan uga sheegayaa reer SSC, meel ay joogaanba, in loo diyaargaroobo sidii aynu ugu guuri lahayn Ceerigaabo iyo gobolka Sanaag. Ma aqbalayno in dhulkeennii oo qaybo ka mid ahi ay gacanteenna ka maqanyihiin aynu ka ladnno, ka fadhiisanno ama ka gaabino,&#8221; ayuu yidhi Firdhiye.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Waxa uu sheegay in ciidamada Somaliland ay barakiciyeen qaybo kamid ah shacabka Ceerigaabo, isla markaana ay waxyeelo u gaysteen hantidooda, taasi oo anay aqbalidoonin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Firdhiye ayaa ku goodiyay inay Somaliland kala wareegi doonaan magaalada Ceerigaabo sidii Laascaanood ay ugala wareegeen, isaga oo sheegay in ay ku gudo jiraan qorshihii ay kula wareegi lahaayeen magaalada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">&#8220;Waxaan ugu baaqayaa bulshada reer SSC, dal iyo dibad, meel ay joogaanba, in halganku aanu dhammaanin. Waa kala dhiman yahay. Waa in loo guntado sidii halgankaa dalkeenna iyo masiirkeenna aynu u galnay aynu u dhamaystiri lahayn. Qorshaheedii iyo tabaabushaheedii waanu ku jirnaa,&#8221; ayuu hadalkiisa sii raaciyay Firdhiye.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><span style=\"font-family: Poppins, sans-serif;\">Dhawaan, waxa magaalada Ceerigaabo soo galay ciidamo ka tirsan SSC Khaatumo, kuwaasi oo magaalada laga saaray kadib dagaal ay ciidamada Somaliland la galeen. Waxaa jirta xiisad ka taagan guud ahaan deegaanka, iyadoo ay kumannaan qof magaalada ka qaxeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=495&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2F100008257395526%2Fvideos%2F1262813878305757%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"495\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada Ceerigaabo. Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, oo hadal ka jeediyay xaflad loogu dabaaldegayay munaasabadda aasaaska maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegay in farxadda xusku aanay dhamaystirnayn inta ay Ceerigaabo gacantooda ka maqantahay. &#8220;Caawa waxaan halkan uga sheegayaa reer [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":184990,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-184989","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada Ceerigaabo. Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, oo hadal ka jeediyay xaflad loogu dabaaldegayay munaasabadda aasaaska maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegay in farxadda xusku aanay dhamaystirnayn inta ay Ceerigaabo gacantooda ka maqantahay. &#8220;Caawa waxaan halkan uga sheegayaa reer [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-13T10:16:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/\",\"name\":\"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-13T10:16:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg\",\"width\":660,\"height\":366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon","og_description":"Hoggaamiyaha Maamulka SSC Khaatumo ayaa shacabka SSC ugu baaqay in loo diyaar garoobo dagaal Somaliland lagaga saarayo magaalada Ceerigaabo. Hoggaamiye Cabdiqaadir Aw Cali Firdhiye, oo hadal ka jeediyay xaflad loogu dabaaldegayay munaasabadda aasaaska maamulka SSC Khaatumo, ayaa sheegay in farxadda xusku aanay dhamaystirnayn inta ay Ceerigaabo gacantooda ka maqantahay. &#8220;Caawa waxaan halkan uga sheegayaa reer [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-13T10:16:24+00:00","og_image":[{"width":660,"height":366,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/","name":"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg","datePublished":"2025-01-13T10:16:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025113638723393300939532.jpg","width":660,"height":366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/firdhiye-oo-ku-baaqay-dagaal-lagu-qaado-ceerigaabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Firdhiye oo Ku Baaqay Dagaal Lagu Qaado Ceerigaabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184989"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=184989"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184989\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":184991,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/184989\/revisions\/184991"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/184990"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=184989"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=184989"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=184989"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}