{"id":185071,"date":"2025-01-18T12:57:16","date_gmt":"2025-01-18T09:57:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185071"},"modified":"2025-01-18T12:57:16","modified_gmt":"2025-01-18T09:57:16","slug":"saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/","title":{"rendered":"SAAWO:- Sheekh Shariif &#8221; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185072\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"365\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604-300x166.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><br \/>\nMadaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrinta hub ka dhigista mucaaradka ee guuxa badan uu ka taagan yahay iyo sida loo qaban karo doorasho qof iyo cod ah.<\/p>\n<p>Sheekh Shariif ayaa sheegay in madaxda qaranka ay magaalada ku dhex wataan Dhashiikayaal iyo weliba AMISOM, taasi oo aan suurtagelineyn in mucaaradka gaar loo beegsado.<\/p>\n<p>Sidoo kalel Sheekh Shariif ayaa cadeeyey in doorasho qof iyo cod ah aysan diidaneyn, balse ay doonayaan in la qabto doorasho la iska ogolyahay oo heshiis lagu yahay.<\/p>\n<p>Wuxuu tusaale u soo qaatay shacabka Muqdisho oo 3 Milyan uu ku qiyaasay, kuwaas oo aan diiwaan-gashaneyn, dowladana aysan hadda u qorsheysneyn inay diiwaan geliso, si xiliga doorashada ay u codeeyaan.<\/p>\n<p>\u201cHadii qof iyo cod la\u2019aadayo sabab aan ku diideyno ma jirto, laakiin Muqdisho waxaa joogta 3 Milyan oo qof, intaas kaliya xitaa uma diiwaan gashana guddiga been-beenta ah ee xukuumaddu sameysatay,\u201d ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p>Sidoo kale Shariif ayaa sheegay in labo dowlad goboleed ay maqan yihiin, la\u2019aantoodna aan doorasho laga qaba karin dalka, maqnaashaha Puntland iyo Jubbaland ayaa saldhig u ah dooda mucaaradka.<\/p>\n<p>\u201cDoorasho aysan qeyb ka aheyn labadaas maamul goboleed hadey dhacdo, waxaa imaaneysa in la kala go\u2019o aan u istaagno inaan doono labada maamul ee maqan, hadii doorasho la aadayo waxaa muhiim ah dalkoo mideysan in la aado,\u201d ayuu yiri Sheekh Shariif.<\/p>\n<p>Sidoo kale Shariifka ayaa sheegay in dalka iyo dastuurka oo ugu muhiimsanaa dowladnimada Soomaaliya midna la tuuray (Dastuurka) midna la qeybiyey (Dalka) \u201cSeen u aaminaa madaxweynaha? Dastuur iyo Dal ayaa loo dhiibay, midna ma hayo, see loogu aaminaa doorasho marka?\u201d Ayuu hadalkiisa ku sii daray Shariif Sheekh Axmed.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Sheekh Shariif &quot; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/dV0NyWNGiIA\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrinta hub ka dhigista mucaaradka ee guuxa badan uu ka taagan yahay iyo sida loo qaban karo doorasho qof iyo cod ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in madaxda qaranka ay magaalada ku dhex wataan Dhashiikayaal iyo weliba AMISOM, taasi oo aan suurtagelineyn in mucaaradka gaar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185072,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185071","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>SAAWO:- Sheekh Shariif &quot; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"SAAWO:- Sheekh Shariif &quot; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrinta hub ka dhigista mucaaradka ee guuxa badan uu ka taagan yahay iyo sida loo qaban karo doorasho qof iyo cod ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in madaxda qaranka ay magaalada ku dhex wataan Dhashiikayaal iyo weliba AMISOM, taasi oo aan suurtagelineyn in mucaaradka gaar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-18T09:57:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/\",\"name\":\"SAAWO:- Sheekh Shariif \\\" Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-18T09:57:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg\",\"width\":660,\"height\":365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"SAAWO:- Sheekh Shariif &#8221; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"SAAWO:- Sheekh Shariif \" Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"SAAWO:- Sheekh Shariif \" Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa\" - Wardoon","og_description":"Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay arrinta hub ka dhigista mucaaradka ee guuxa badan uu ka taagan yahay iyo sida loo qaban karo doorasho qof iyo cod ah. Sheekh Shariif ayaa sheegay in madaxda qaranka ay magaalada ku dhex wataan Dhashiikayaal iyo weliba AMISOM, taasi oo aan suurtagelineyn in mucaaradka gaar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-18T09:57:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":365,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/","name":"SAAWO:- Sheekh Shariif \" Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg","datePublished":"2025-01-18T09:57:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025118638727652417946604.jpg","width":660,"height":365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/saawo-sheekh-shariif-himilo-qaran-doorasho-ayay-qabsan-doontaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"SAAWO:- Sheekh Shariif &#8221; Himilo Qaran Doorasho ayay qabsan doontaa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185071"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185071"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185071\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185073,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185071\/revisions\/185073"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185072"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185071"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185071"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185071"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}