{"id":185085,"date":"2025-01-19T12:42:28","date_gmt":"2025-01-19T09:42:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185085"},"modified":"2025-01-19T12:42:28","modified_gmt":"2025-01-19T09:42:28","slug":"dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185086\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho kadib markii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) uu ka degay magaalada Nairobi isagoo saaran diyaarad gaar ah. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sida aan xog ku helnay, dowladda ayaa safiirka u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarka Axmed Madoobe, oo ay aad uga carootay. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ilo ku dhow dhow Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Warqad loo gudbiyay Safiirka looga dalbaday inuu muddo kooban jawaab ku soo bandhigo oo ku saabsan \u201cTallaabadii sharci darada aheyd ee diyaarad laga leeyahay Kenya ay ugu soo xadgudubtay hawada Soomaaliya, iyadoo dansatay raadaarka oo ay ku qaaday shaqsi eedeysane ah oo maxkamad ay dacwad ku soo oogtay,\u201d sida lagu yiri warqada cabashad ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Safarkan ayaa ah kii ugu horreeyay ee dibedda ah ee uu galo tan iyo markii dib loogu doortay hoggaanka Jubaland, natiijadaas ay diiday in ay aqoonsato dowladda federaalka Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wararka ayaa sheegaya in haddii aanay Kenya jawaab lagu qanco bixin ay horseedi doonto in mar kale uu xumaado xiriirka Nairobi iyo Muqdisho, ayada oo dowladda federaalka ay qaadi doonto tallaabooyin jawaab ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dhinaca kale, xogta aan helnay ayaa sheegeysa in Axmed Madoobe uu la kulmi doono safiirrada beesha caalamka ee Kenya si ay uga wada hadlaan arrimaha siyaasadeed ee saameynaya Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ujeedada ugu weyn ee kulamadan ayaa ah khilaafka socda ee u dhexeeya Jubaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, kulamada ayaa la filayaa in lagu soo qaado wararka ku saabsan mashaariicda horumarineed ee ka socda dowlad goboleedka Jubaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xogta aan helnaya ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ka dib marka uu soo gaba-gabeeyo kulamadiisa Kenya, uu Axmed qorsheynayo inuu u safro Imaaraadka Carabta isagoo ku tegaya booqasho rasmi ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Safarka dibedda ee Axmed ayaa loo arkaa isku day lagu raadinayo taageero uga timaada daneeyayaasha dibadda iyadoo ay jirto caqabadaha gudaha ka jira.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wadahadalladiisa Kenya iyo Imaaraadka Carabta ayaa la filayaa in diiradda lagu saaro sidii xal loogu heli lahaa khilaafka socda iyo horumarinta Jubaland.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xiriirka xumaaday ee u dhexeeya Jubaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya ayaa salka ku haya muran ka dhashay wax ka beddelka dastuurka iyo dib-u-habeynta doorashada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho kadib markii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) uu ka degay magaalada Nairobi isagoo saaran diyaarad gaar ah. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, dowladda ayaa safiirka u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarka Axmed Madoobe, oo ay aad uga carootay. &nbsp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185086,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho kadib markii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) uu ka degay magaalada Nairobi isagoo saaran diyaarad gaar ah. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, dowladda ayaa safiirka u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarka Axmed Madoobe, oo ay aad uga carootay. &nbsp; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-19T09:42:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/\",\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-19T09:42:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho kadib markii madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) uu ka degay magaalada Nairobi isagoo saaran diyaarad gaar ah. &nbsp; Sida aan xog ku helnay, dowladda ayaa safiirka u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarka Axmed Madoobe, oo ay aad uga carootay. &nbsp; [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-19T09:42:28+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/","name":"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg","datePublished":"2025-01-19T09:42:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/somalia_expels_kenya5fc41d2add7b9-800x450-1.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-soomaaliya-oo-u-yeertay-safiirka-kenya-ee-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Soomaaliya oo u yeertay safiirka Kenya ee Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185085"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185085"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185085\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185087,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185085\/revisions\/185087"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185086"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}