{"id":185097,"date":"2025-01-20T13:00:21","date_gmt":"2025-01-20T10:00:21","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185097"},"modified":"2025-01-20T13:00:21","modified_gmt":"2025-01-20T10:00:21","slug":"ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/","title":{"rendered":"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185098\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay ilo xog ogaal ah ay sheegeen .<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaraxa ayaa lala beegsaday mid kamid ah gaadiidka dagaalka oo marayay nawaaxiga tuulada Tasjiic ee gobolka Bari. Ugu yaraan lix askari ayaa lasoo warinayaa inay ku geeriyoodeen qaraxan, halka tiro kale oo intaas ka badan ay ku dhaawacmeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wararka ayaa tilmaamaya in qaraxu ahaa miino dhulka lagu aasay. Waxaa la tuhunsan yahay in kooxda Daacish oo maalmahaan wajahayay guluf dagaal oo kaga imaanayay ciidamada Puntland, ay ka dambeeyaan weerarkan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Laba maalmood kahor, masuuliyiin ka tirsan Puntland ayaa booqday deegaanka Tasjiic si ay bulshada deegaanka uga soo uruuriyaan taageero xoolo ah oo loogu talagalay dhiirrigelinta ciidamada amniga ee dagaalka kula jira kooxda Daacish.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ciidamada Puntland ayaa horey ula kulmay qaraxyo inta ay ku guda jireen howlgallada ka dhanka ah Daacish. Si kastaba ha ahaatee, qaraxan ayaa noqday midka ugu khasaaraha badan ee ay ciidamadu la kulmaan dhowaanahan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay ilo xog ogaal ah ay sheegeen . &nbsp; &nbsp; Qaraxa ayaa lala beegsaday mid kamid ah gaadiidka dagaalka oo marayay nawaaxiga tuulada Tasjiic ee gobolka Bari. Ugu yaraan lix askari ayaa lasoo warinayaa inay ku geeriyoodeen qaraxan, halka tiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185098,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185097","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay ilo xog ogaal ah ay sheegeen . &nbsp; &nbsp; Qaraxa ayaa lala beegsaday mid kamid ah gaadiidka dagaalka oo marayay nawaaxiga tuulada Tasjiic ee gobolka Bari. Ugu yaraan lix askari ayaa lasoo warinayaa inay ku geeriyoodeen qaraxan, halka tiro [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-20T10:00:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/\",\"name\":\"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-20T10:00:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon","og_description":"Ciidamada amniga Puntland ayaa saakay barqadii lala eegtay qarax sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac, sida ay ilo xog ogaal ah ay sheegeen . &nbsp; &nbsp; Qaraxa ayaa lala beegsaday mid kamid ah gaadiidka dagaalka oo marayay nawaaxiga tuulada Tasjiic ee gobolka Bari. Ugu yaraan lix askari ayaa lasoo warinayaa inay ku geeriyoodeen qaraxan, halka tiro [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-20T10:00:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/","name":"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg","datePublished":"2025-01-20T10:00:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025120638729455110174115.jpg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-katirsan-maamulka-puntland-oo-qarax-lagu-dilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo katirsan maamulka Puntland oo qarax lagu dilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185097"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185097"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185097\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185099,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185097\/revisions\/185099"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185098"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185097"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185097"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185097"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}