{"id":185116,"date":"2025-01-20T13:26:12","date_gmt":"2025-01-20T10:26:12","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185116"},"modified":"2025-01-20T13:26:42","modified_gmt":"2025-01-20T10:26:42","slug":"maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/","title":{"rendered":"Maxaad ka taqaan saddexda haween  ee ay Xamaas sii daysay?"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185117\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Haweeney da&#8217;yar oo ku qeexday &#8220;inay ku jirto xilliga ay ugu farxadda badneyd iyadoo qoob ka ciyaar sameyneysa&#8221; ayaa ka mid ah saddex haween Israa&#8217;iili ah oo lasii daayay kadib 471 maalmood oo ay Xamaas heysteen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Romi Gonen, oo 24 jir ah, ayaa la qabtay iyadoo isku dayeysay inay ka baxsato bandhiggii muusikada Nova mar ay beegsadeen kooxda taasoo qeyb ka ahayd weerarkii 7 October 2023.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa lala sii daayay Doron Steinbrecher, oo 31 jir ah, oo kalkaaliso xoolaha ah, iyo Emily Damari, oo 28 jir ah, heysatana dhalashooyinka Britain iyo Israa&#8217;iil.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dhammaanba saddexdooda ayaa shalay dib ugu laabtay Israa&#8217;iil kadib markii ay sii daayeen Xamaas oo ku heysatay Qasa, waxayna si dareen leh ula midoobeen qoysaskooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sii deyntooda ayaa qeyb ka ah wejiga koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta iyo sii deynta la heystayaasha ee u dhaxeeya Israa&#8217;iil iyo Xamaas, kaasoo billowday shalay. Guud ahaan 33 la heystayaal ah ayaa la sii deynayaa lixda toddobaad ee soo socda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<h2 id=\"Romi-Gonen\" class=\"bbc-u15yok eglt09e0\" tabindex=\"-1\"><strong>Romi Gonen<\/strong><\/h2>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185119\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/b35daa90-d6f0-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Romi ayaa ka soo safartay gurigeeda ku yaalla Kfar Veradim, waqooyiga Israa&#8217;iil, iyadoo soo aadday xafladda Nova, oo ka dhacday Saxaraha Negev ee dhanka koofurta.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">In ka badan 360 qof ayaa ku dhintay xafladda markii dagaal-yahannada Xamaas ay kasoo gudbeen xadka, ayna 2km (1.3 meyl) usoo galeen galbeedka. Jidadkii looga bixi lahaa halka ay xafladdu ka socotay waxaa xiray raggii hubeysnaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Markii dhawaqa la maqlay oo weerarku billowday, Romi ayaa wacday qoyskeeda. Hooyadeed, Meirav, ayaa dib u gocaneysa inay maqashay rasaas iyo qeylo afka Carabiga markii ugu dambeysay ee gabadheeda ay soo wacday.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Romi waxaa qabtay dagaal-yahannada Xamaas xilli ay isku dayeysay inay qaxdo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ururka La heystayaasha iyo Qoysaska Maqan ayaa sheegay in Romi ay aadday xafladda &#8220;si ay u sameyso wixii ay jecleyd, inay qoob ka ciyaar sameyso&#8221; &#8211; taasoo ah wax ay baraneysay muddo 12 sano ah&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Muuqaal ay soo bandhigeen ururka qoysaska bishii November ayaa Romi lagu sheegay inay tahay &#8220;gabadha aadka u dhoolla-caddeysa, iftiinka ugu iftiinsan, saaxiibka ugu weyn&#8221;.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ururka ayaa sidoo kale sheegay in qolka jiifka ee Romi ee gurigeeda &#8220;uu ahaanayo isla sidii ay uga tagtay&#8221;, isagoo sugaya soo laabashadeeda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Muuqaal ay soo wadaageen militariga Israa&#8217;iil, ayaa aabbaha Romi waxaa la arkayay isagoo kor u boodboodaya kahor inta uusan oohin jabsan xilli uu daawanayay muuqaalka sii deynta gabadhiisa ee shalay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Doron Steinbrecher<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185120\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/e9e8d4e0-d6f0-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Doron, oo 31 jir ah, ahna kalkaaliso dhanka xoolaha ah, ayaa laga afduubtay gurigeeda ku yaalla Kibbutz Kfar Aza &#8211; oo u dhow xadka waqooyi-galbeed ee Qasa &#8211; markii ay Xamaas weerarka soo qaadday.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Bulshada, oo ka mid ah kuwa dega xaafado badan oo Israa&#8217;iiliyiin ay deggan yihiin kuna taalla xadka, ayaa waxaa aad u beegsaday dagaal-yahannada intii ay socdeen weerarradii 7 October.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Saraakiisha Israa&#8217;iil ayaa sheegay in Xamaas ay gubeen guryo ayna dileen dad rayid ah, oo ay ku jireen qoysas dhan, iyagoo sidoo kale dad kaxaystay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Markii weerarku billowday, Doron ayaa WhatsApp kala xiriirtay qoyskeeda iyo saaxiibbadeeda si ay ugu sheegto inay isku qarineyso sariirta hoosteeda markii ay kusoo dhowaadeen kooxda, sida uu sheegay Ururka La heystayaasha iyo Qoysaska Maqan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Codkii ugu dambeeyay ee ay soo duubtay, waxaa la maqlayay iyadoo ku qeylineysa &#8220;way i qabteen&#8221; waxaana gadaal laga maqlayay qeylo iyo dhawaqa rasaasta.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qoyska Doron wax war ah kama helin halka ay ku sugneyd ku dhowaad afar bilood.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Kadib 471 maalmood oo aad u adkaa, gabadheenna aan jecelnahay ee Dodo ayaa ugu dambeyn gacmaheenna kusoo laabatay,&#8221; qoyskeeda ayaa sidaa ku sheegay war ay soo saareen oo uu shalay baahiyay Ururka La heystayaasha iyo Qoysaska Maqan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxay intaa raaciyeen: &#8220;Waxaan rabnaa inaan u muujinno mahad-celinteenna qalbiga kasoo go&#8217;day cid walba oo na taageertay naguna wehlisay safarkan.&#8221;<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxay soo baratay masraxa iyo aflaamta, waxayna jecleyd xayawaannada taasoo u horseedday inay noqoto kalkaaliso xoolaha ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Emily Damari<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185118\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg.webp\" alt=\"\" width=\"800\" height=\"450\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg.webp 800w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/124e2bb0-d6f1-11ef-9fd6-0be88a764111.jpg-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Emily, oo 28 jir ah heysatana dhalashooyinka Britain iyo Israa&#8217;iil, ayaa sidoo kale laga kaxaystay gurigeeda ku yaalla Kibbutz Kfar Aza isla 7 October 2023.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa laga toogtay gacanta waxaana loo qaaday Qasa intii uu weerarku socday, waxayna sidoo kale aragtay eygeeda oo toogasho lagu dilay. Sawirro laga soo qaaday kadib sii deynteeda ayaa muujinaya Emily oo gacanta ay u duuban tahay oo labo faroodna ku weysay weerarka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hooyadeed, Mandy Damari, ayaa sidoo kale ku sugneyd gurigeeda kale ee ku yaalla kibbutz 7 October. Mrs Damari ayaa isku qarisay qol ammaan ah iyadoo kuwa weerarka soo qaaday aysan u suurtogelin inay gudaha usoo galaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Markii uu weerarku billowday, Emily ayaa hooyadeed u dirtay farriin uu keliya ku jiray emoji wadne ah &#8211; kaasi wuxuu ahaa xiriirkii ugu dambeeyay ee ay yeesheen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sawirrada dareenka leh ayaa muujinayay Emily oo hooyadeed kula midowday Israa&#8217;iil shalay, iyagoo laabta is gelinaya telefoonna muuqaal kula hadleysa walaalkeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Waxaan doonayaa inaan u mahad celiyo qof walba oo aan joojin u dagaallamidda Emily intii ay socotay xaaladdan argagaxa leh, iyo cid walboo aan ka daalin inay magaceeda ku dhawaaqdo,&#8221; ayay tiri Mrs Damari.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Gudaha Israa&#8217;iil, Britain, Mareykanka, iyo guud ahaan dunida. Ku mahadsanidiin inaad Emily dalka kusoo celisaan.&#8221;<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Mrs Damari ayaa ku dhalatay kuna barbaartay UK, waxayna seygeeda kula kulantay xilli ay fasax ku joogtay Israa&#8217;iil iyadoo 20 jir ahayd.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Emily, oo ah qofka ugu yar afar carruur ah, ayaa xiriir adag la leh UK &#8211; waxay taageere u tahay Tottenham Hotspur waxayna aalaaba booqaneysay qaraabadeeda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Kahor xabbad-joojinta, Israa&#8217;iil ayaa sheegtay in 94 la heyste aan xisaabta lagu darin balse ay aaminsan tahay inay weli nool yihiin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Kadib sii deyntii saddexda haween ee shalay, 30 kale oo la heystayaal Israa&#8217;iili ah ayaa lagu wadaa in wejiga koowaad ee heshiiska xabbad-joojinta lagu sii daayo. Raysal wasaaraha Israa&#8217;iil ayaa sheegay in inta badan 30-ka ay nool yihiin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><strong>Xigasho BBC Somali<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Haweeney da&#8217;yar oo ku qeexday &#8220;inay ku jirto xilliga ay ugu farxadda badneyd iyadoo qoob ka ciyaar sameyneysa&#8221; ayaa ka mid ah saddex haween Israa&#8217;iili ah oo lasii daayay kadib 471 maalmood oo ay Xamaas heysteen. &nbsp; Romi Gonen, oo 24 jir ah, ayaa la qabtay iyadoo isku dayeysay inay ka baxsato bandhiggii muusikada Nova [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185117,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185116","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Haweeney da&#8217;yar oo ku qeexday &#8220;inay ku jirto xilliga ay ugu farxadda badneyd iyadoo qoob ka ciyaar sameyneysa&#8221; ayaa ka mid ah saddex haween Israa&#8217;iili ah oo lasii daayay kadib 471 maalmood oo ay Xamaas heysteen. &nbsp; Romi Gonen, oo 24 jir ah, ayaa la qabtay iyadoo isku dayeysay inay ka baxsato bandhiggii muusikada Nova [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-20T10:26:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-20T10:26:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"6 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/\",\"name\":\"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-01-20T10:26:12+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-20T10:26:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon","og_description":"Haweeney da&#8217;yar oo ku qeexday &#8220;inay ku jirto xilliga ay ugu farxadda badneyd iyadoo qoob ka ciyaar sameyneysa&#8221; ayaa ka mid ah saddex haween Israa&#8217;iili ah oo lasii daayay kadib 471 maalmood oo ay Xamaas heysteen. &nbsp; Romi Gonen, oo 24 jir ah, ayaa la qabtay iyadoo isku dayeysay inay ka baxsato bandhiggii muusikada Nova [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-20T10:26:12+00:00","article_modified_time":"2025-01-20T10:26:42+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"6 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/","name":"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay? - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp","datePublished":"2025-01-20T10:26:12+00:00","dateModified":"2025-01-20T10:26:42+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/30944320-d6f1-11ef-94cb-5f844ceb9e30.jpg.webp","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/maxaad-ka-taqaan-saddexda-haween-ee-ay-xamaas-sii-daysay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Maxaad ka taqaan saddexda haween ee ay Xamaas sii daysay?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185116"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185116"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185116\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185122,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185116\/revisions\/185122"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185117"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185116"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185116"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185116"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}