{"id":185144,"date":"2025-01-21T12:07:01","date_gmt":"2025-01-21T09:07:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185144"},"modified":"2025-01-21T12:10:48","modified_gmt":"2025-01-21T09:10:48","slug":"nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185145\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"375\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg 600w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1-300x188.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Agaasimaha guud ee hay\u2019adda sirdoonka Kenya (NIS) Nuuradiin Xaaji ayaa lagu baaqay inuu is-casilo, kadib sababo la xiriiro afduubyo iyo dad la waayay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Falalkan oo dalka Kenya ku soo badanayay muddooyinkii dambe kadib waxay koox ololeeyeyaal ah ugu baaqeen inuu is-casilo Nuuraadiin, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Kenya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hay\u2019adda Justice Alliance, iyada oo u sii marinaysa isu-duwaha hay\u2019adda ee Kennedy Omulo ayaa sheegtay inay nasiib darro tahay in NIS lala xiriiriyo afduubka Leslie Muturi sida uu ku eedeeyay aabbaha dhibbanaha, oo sidoo kale ah wasiirka adeegga dadweynaha iyo horumarinta raasamaal ee golaha xukuumadda, Justin Muturi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ururka bulshada rayidka ah ayaa su\u2019aal galiyay doorka NIS ay ku leedahay afduubka loo maleenayo in ay dowladda ku dhaliilayaan, haddana mas\u2019uuliyadda ilaalinta nolosha dadka Kenyaanka ah iyo hantidooda iyo sidoo kale in la soo xiro marka loo baahdo ay mas\u2019uul ka tahay adeegga booliska qaranka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Maaddaama uu soo shaac baxay warka wasiir Muturi, waxaan hadda haynaa cidda iyo hay\u2019adaha dawladdu ay afduubka ku hayaan dhallinyaradeenna, sidaas darteed waxaan ugu baaqaynaa in uu si deg-deg ah isu casilo gaashaanle sare Nuuradiin Xaaji,\u201d ayuu yiri Omulo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxa uu intaas kusii daray \u201cWaxaana hay\u2019adaha ay qusayso ka codsanaynaa in ay baaris ku sameeyaan, lana caddeeyo doorka uu ku leeyahay kiisaska afduubka.\u201d<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Mowjadda afduubka ayaa bilowday kadib mudaharaadyo looga soo horjeeday canshuur kordhin bishii June ee sanadkii tegay, waana ay sii socotay tan iyo markaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaar kamid ah dadka la afduubay ayaa la sii daayay kadib cadaadis dadweyne, halka kuwa kale illaa hadaa la la\u2019yahay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"BREAKING: Noordin Haji IGNORES Muturi\u2019s Shocking Kidnapping Claims |Plug Tv Kenya\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/liYG6yB_HK8\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Agaasimaha guud ee hay\u2019adda sirdoonka Kenya (NIS) Nuuradiin Xaaji ayaa lagu baaqay inuu is-casilo, kadib sababo la xiriiro afduubyo iyo dad la waayay. &nbsp; Falalkan oo dalka Kenya ku soo badanayay muddooyinkii dambe kadib waxay koox ololeeyeyaal ah ugu baaqeen inuu is-casilo Nuuraadiin, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Kenya. &nbsp; Hay\u2019adda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185144","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Agaasimaha guud ee hay\u2019adda sirdoonka Kenya (NIS) Nuuradiin Xaaji ayaa lagu baaqay inuu is-casilo, kadib sababo la xiriiro afduubyo iyo dad la waayay. &nbsp; Falalkan oo dalka Kenya ku soo badanayay muddooyinkii dambe kadib waxay koox ololeeyeyaal ah ugu baaqeen inuu is-casilo Nuuraadiin, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Kenya. &nbsp; Hay\u2019adda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-21T09:07:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-21T09:10:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"375\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-21T09:07:01+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-21T09:10:48+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg\",\"width\":600,\"height\":375},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon","og_description":"Agaasimaha guud ee hay\u2019adda sirdoonka Kenya (NIS) Nuuradiin Xaaji ayaa lagu baaqay inuu is-casilo, kadib sababo la xiriiro afduubyo iyo dad la waayay. &nbsp; Falalkan oo dalka Kenya ku soo badanayay muddooyinkii dambe kadib waxay koox ololeeyeyaal ah ugu baaqeen inuu is-casilo Nuuraadiin, sida uu qoray wargeyska Daily Nation ee kasoo baxa Kenya. &nbsp; Hay\u2019adda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-21T09:07:01+00:00","article_modified_time":"2025-01-21T09:10:48+00:00","og_image":[{"width":600,"height":375,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/","name":"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg","datePublished":"2025-01-21T09:07:01+00:00","dateModified":"2025-01-21T09:10:48+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/NUUR55-600x375-1.jpg","width":600,"height":375},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/nuuradiin-xaaji-oo-logu-baaqay-inuu-is-casilo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Nuuradiin Xaaji oo loogu baaqay inuu is casilo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185144"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185144"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185144\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185149,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185144\/revisions\/185149"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185145"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185144"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185144"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185144"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}