{"id":185172,"date":"2025-01-23T11:53:20","date_gmt":"2025-01-23T08:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185172"},"modified":"2025-01-23T11:53:20","modified_gmt":"2025-01-23T08:53:20","slug":"dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185173\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"343\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827-300x156.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ganacsadahii lagu helo la macaamilka kooxaha loogu yeero Argagixisada in lagala laaban doono shatika ganacsiga, islamarkaana uusan dib uga dhex ganacsan doonin gudaha dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda ayaa sidoo kale lagu sheegay in Shirkaddii ama ganacsigii lagu helo la shaqeynta Al-shabaab in lala wareegi doono dhamaan wixii hanti ah, islamarkaana sharciga lala tiigsan doono.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Warsaxafadeedkaan kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga Soomaaliya ayaa kusoo aadaya, iyadoo dowladda fedaraalka Soomaaliya dagaal dhan kasto ah ay kula jirto kooxaha loogu yeero Argagixisada ee Al-shabaab iyo Daacish ee ku sugan qeybo ka mid ah gobolada dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hoos ka akhriso Warsaxafadeedka oo dhameystiran:-<\/span><\/span><\/span><\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185174\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930126441666.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"888\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930126441666.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930126441666-223x300.jpg 223w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930126441666-312x420.jpg 312w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-185175\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930372136811.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"821\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930372136811.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930372136811-241x300.jpg 241w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731930372136811-338x420.jpg 338w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada. &nbsp; &nbsp; Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ganacsadahii lagu helo la macaamilka kooxaha loogu yeero Argagixisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185173,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185172","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada. &nbsp; &nbsp; Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ganacsadahii lagu helo la macaamilka kooxaha loogu yeero Argagixisada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-23T08:53:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"343\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/\",\"name\":\"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-23T08:53:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg\",\"width\":660,\"height\":343},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon","og_description":"Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amaro culus oo ay ganacsatada Soomaaliyeed uga digeyso ineysan la shaqeyn karin, waxna aysan u fududeyn karin waxa loogu yeero Argagixisada. &nbsp; &nbsp; Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in ganacsadahii lagu helo la macaamilka kooxaha loogu yeero Argagixisada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-23T08:53:20+00:00","og_image":[{"width":660,"height":343,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/","name":"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg","datePublished":"2025-01-23T08:53:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025123638731931224056827.jpg","width":660,"height":343},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowladda-fedaraalka-oo-digniino-culus-u-dirtay-ganacsatada-soomaaliyeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowladda Fedaraalka oo digniino culus u dirtay Ganacsatada Soomaaliyeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185172"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185172"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185172\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185176,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185172\/revisions\/185176"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185173"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}