{"id":185192,"date":"2025-01-24T12:04:22","date_gmt":"2025-01-24T09:04:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185192"},"modified":"2025-01-24T12:04:22","modified_gmt":"2025-01-24T09:04:22","slug":"askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/","title":{"rendered":"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185193\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810-300x175.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay askarigii lagu dhex jirdilay bishii Novembar ee sanadkii lasoo dhaafay gudaha xarunta Golaha Shacabka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Askarigaan la dalacsiiyay oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Xasan ayaa 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2024 ayaa waxaa u gacan qaaday mid ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xildhibaanka jirdilka u geystay askarigaan la dalacsiiyay ayaa lagu magacaaba Xasan Firimbi, kaasoo ka mid ahaa tiro Xildhibaano ah oo diidanaa ajandihii maalintaas Goluhu ka doodayay oo ahaa mid xasaasi ahaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185194\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"721\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-1024x684.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-768x513.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-696x465.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-1068x713.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5593-629x420.webp 629w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa u xiray darajada Laba Xidigle Xusseen Maxamed Xassan oo ahaa Askarigii gudanayey waajibaadkiisa shaqo ee dhaawaca uu soo gaarsiiyey mid kamid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka. 27-kii November ee sanadkii tagey ayaa dhacdada Xildhibaanku ku dhibaateeyey Askariga dhacday waxaana uu dalacsiintan ku mutaystay Isbatooruhu siduu isu xakameeyey waajibaadkii askarnimo ee saarnaana u gutay isagoo weliba dhaawac ah&#8221; ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ugu dambeyntii talaabada askarigaan uu ugu gacan qaaday mudanaha ka tirsana Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa horay si weyn uga carooday shacabka Soomaaliyeed, hayeeshee waxaa xusid mudan in Xildhibaanka sameeyay gacan qaadka dhaawaca uu kasoo gaaray Xuseen Maxamed Xasan inuu markii dambe raali galin ka bixiyay falkaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185195\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-300x200.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-1024x683.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-768x512.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-696x464.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-1068x712.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/IMG_5594-630x420.webp 630w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay askarigii lagu dhex jirdilay bishii Novembar ee sanadkii lasoo dhaafay gudaha xarunta Golaha Shacabka. &nbsp; Askarigaan la dalacsiiyay oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Xasan ayaa 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2024 ayaa waxaa u gacan qaaday mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185193,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185192","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay askarigii lagu dhex jirdilay bishii Novembar ee sanadkii lasoo dhaafay gudaha xarunta Golaha Shacabka. &nbsp; Askarigaan la dalacsiiyay oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Xasan ayaa 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2024 ayaa waxaa u gacan qaaday mid [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-24T09:04:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/\",\"name\":\"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-24T09:04:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg\",\"width\":660,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa darajada Laba Xidigle u dalacsiiyay askarigii lagu dhex jirdilay bishii Novembar ee sanadkii lasoo dhaafay gudaha xarunta Golaha Shacabka. &nbsp; Askarigaan la dalacsiiyay oo lagu magacaabo Xuseen Maxamed Xasan ayaa 27-kii bishii November ee sanadkii lasoo dhaafay ee 2024 ayaa waxaa u gacan qaaday mid [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-24T09:04:22+00:00","og_image":[{"width":660,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/","name":"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg","datePublished":"2025-01-24T09:04:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025124638732866128878810.jpg","width":660,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/askarigii-baarlaamnka-lagu-dhexfeeray-oo-ladalacsiiyay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Askarigii Baarlaamnka lagu dhexfeeray oo ladalacsiiyay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185192"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185192"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185192\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185196,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185192\/revisions\/185196"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185193"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185192"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185192"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185192"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}