{"id":185203,"date":"2025-01-25T15:36:18","date_gmt":"2025-01-25T12:36:18","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185203"},"modified":"2025-01-25T15:36:18","modified_gmt":"2025-01-25T12:36:18","slug":"al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/","title":{"rendered":"Al-shabaab oo weerartay  Masagawaa ee gobolka Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185204\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"325\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050-300x148.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050-324x160.jpg 324w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050-533x261.jpg 533w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ay ku qaaday gudaha magaaladaas, waxaana xigay dagaal toos ah oo halkaasi ku dhexmaray labada dhinac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wali si rasmi ah looma oga inta uu gaarsiisan yahay khasaaraha ka dhashay dagaalka oo lasoo warinayo inuu ahaa mid aad u xoogana, waxaana wararka hordhaca ah ee soo baxaya ay sheegayaan iney jiraan dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaalkaas iyo qaraxa ka horeeyay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dowladda Fedaraalka ayaa qoraal kooban oo ay soo saartay ku sheegtay in ciidamada is kaashanaya ay fashilyeen weerar gaadmo ahaa oo kooxda Al-shabaab ku qaaday Masagawaa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">&#8220;Geesiyaasha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Kuwa Difaaca ee Ku Sugan Magaalada Masagaway Ee Gobolka Galgaduud ayaa Fashiliyey Weerar Gaadma ah oo ay khawaarijtu Soo Qaadeen Waxaana lagu dhuftay Dharbaaxo Kulul&#8221; ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa hawada ka maqan Isgaarsiinta magaalada Masagawaa deegaanada kale ee hoostaga, taasoo sii adkeyneysa in si dhab ah loo helo warar madax banaan oo xaqiijin kara khasaaraha ka dhashay qaraxa iyo dagaalka is xigay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab. &nbsp; &nbsp; Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ay ku qaaday gudaha magaaladaas, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185204,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185203","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab. &nbsp; &nbsp; Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ay ku qaaday gudaha magaaladaas, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-25T12:36:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"325\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/\",\"name\":\"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-25T12:36:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg\",\"width\":660,\"height\":325},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo aroorninadii hore ee saakay ka dhacay magaalada Masagawaa ee gobolka Galgaduud, kaasoo u dhexeeyay ciidamada xoogga dalka oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iyo Al-shabaab. &nbsp; &nbsp; Dagaalka ayaa yimid kadib markii Al-shabaab weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ay ku qaaday gudaha magaaladaas, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-25T12:36:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":325,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/","name":"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg","datePublished":"2025-01-25T12:36:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025125638733660558862050.jpg","width":660,"height":325},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-weerartay-masagawaa-ee-gobolka-galgaduud\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-shabaab oo weerartay Masagawaa ee gobolka Galgaduud"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185203"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185203"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185203\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185205,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185203\/revisions\/185205"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185204"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185203"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185203"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185203"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}