{"id":185213,"date":"2025-01-26T13:03:47","date_gmt":"2025-01-26T10:03:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185213"},"modified":"2025-01-26T13:03:47","modified_gmt":"2025-01-26T10:03:47","slug":"qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa&#8217;iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185214\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada Caruurta ah ee lagu dilay dagaalada Gaza ka socday 15-kii bilood ee lasoo dhaafay iney ka badan tahay ilaa 13,000 oo Caruur Falastiiniyiin ah, islamarkaana kuwa dhaawacmay ay gaareen 25,000.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xafiiska Iskuduwida arrimaha Bani\u2019aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegay in tirada meydadka ilaa iyo hada la aqoonsaday ee gudaha Gaza iney kor u dhaafayaan 40,000 oo Falastiiniyiin ah, islamar ahaantaana saddex meelood hal meel yihiin Caruur.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hay&#8217;adda UNICEF ee Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Caruurta ayaa dhankeeda sheegtay xogo ay isla ururiyeen Wasaaradda Caafimaadka ee Gaza in tirada Caruurta ee ku dhaawacmay dagaalada Gaza ay gaareyso 25,000 oo canug.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaramada Midoobay kal sii horeysay ku tilmaamtay Gaza iney tahay meesha ugu halista badan guud ahaan Caalamka oo ay Caruur ku noolyihiin.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxyaabaha aadka u argagaxa badnaa ee Gaza ka dhacay waxaa ka mid ahaa weerarkii Israa\u2019iil ay ku beegsatay Isbitaalka Al-Ahli Arab ee dhacay 17-kii bishii Oktoobar 2023-kii, kadib gantaallo culus oo ay ku dhufteen Isbitaalka ayna kuna naf waayeen ugu yaraan 500 oo ruux oo rayid ah una badnaa Caruur.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Inta badan Caruurta reer Falastiin ayaa lasoo wariyay iney Isbitaalada Gaza ugu dhinteen nafaqo daro ba\u2019an, maadama ay adkeyd in wax gurmad gargaar ah ama daawo ah la gaarsiiyo dadka ku noola magaalada Gaza.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Ugu dambeyntii xaalada Gaza ayaa ah dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay mid degan, kadib heshiis xabbad joojin ah oo ay kala saxiixdeen Isra\u2019il iyo Xamaas oo labadii todobaad ee lasoo dhaafay is weydaarsaday sii deynta maxaabiis ay kala heysteen labafa dhinac.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada Caruurta ah ee lagu dilay dagaalada Gaza ka socday 15-kii bilood ee lasoo dhaafay iney ka badan tahay ilaa 13,000 oo Caruur Falastiiniyiin ah, islamarkaana kuwa dhaawacmay ay gaareen 25,000. &nbsp; Xafiiska Iskuduwida arrimaha Bani\u2019aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegay in tirada meydadka ilaa iyo hada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185214,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185213","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa&#039;iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa&#039;iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada Caruurta ah ee lagu dilay dagaalada Gaza ka socday 15-kii bilood ee lasoo dhaafay iney ka badan tahay ilaa 13,000 oo Caruur Falastiiniyiin ah, islamarkaana kuwa dhaawacmay ay gaareen 25,000. &nbsp; Xafiiska Iskuduwida arrimaha Bani\u2019aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegay in tirada meydadka ilaa iyo hada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-26T10:03:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/\",\"name\":\"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa'iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-26T10:03:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa&#8217;iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa'iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa'iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon","og_description":"Qaramada Midoobay ayaa shaacisay in tirada Caruurta ah ee lagu dilay dagaalada Gaza ka socday 15-kii bilood ee lasoo dhaafay iney ka badan tahay ilaa 13,000 oo Caruur Falastiiniyiin ah, islamarkaana kuwa dhaawacmay ay gaareen 25,000. &nbsp; Xafiiska Iskuduwida arrimaha Bani\u2019aadanimada ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii lasoo dhaafay sheegay in tirada meydadka ilaa iyo hada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-26T10:03:47+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/","name":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa'iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg","datePublished":"2025-01-26T10:03:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025126638734579327869910.jpg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaramada-midoobay-oo-sheegtay-in-israaiil-gaza-ku-disha-13-kun-oo-caruur-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaramada Midoobay oo sheegtay in Israa&#8217;iil Gaza ku disha 13 kun oo Caruur ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185213"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185213"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185213\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185215,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185213\/revisions\/185215"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185214"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185213"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185213"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185213"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}