{"id":185233,"date":"2025-01-27T11:54:35","date_gmt":"2025-01-27T08:54:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185233"},"modified":"2025-01-27T11:54:35","modified_gmt":"2025-01-27T08:54:35","slug":"qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","title":{"rendered":"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185234\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"460\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093-300x209.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093-603x420.jpg 603w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093-100x70.jpg 100w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay wadahadallo dhanka farsamada ah oo ay la lahayd Dowladda Masar, kuwaas oo ku saabsanaa ka-qeybgalka Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM).<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in Masar ay ka go\u2019an tahay inay Soomaaliya ka taageerto dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada, gaar ahaan dadaallada lagu cirib tirayo Al-Shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dowladda Soomaaliya ayaa si gaar ah u adkeysay muhiimadda ay leedahay kaalinta Masar ee xoojinta xasilloonida iyo amniga dalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaan garwaaqsanahay doorka muhiimka ah ee Masar ay ka geysan karto caawinta Soomaaliya si ay uga gudubto halista argagixisada,\u201d ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay Dowladda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Soomaaliya waxay intaas ku dartay inay rajaynayso inay Masar la shaqeeyaan dowladaha kale ee ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wadahadalladan ayaa ku soo beegmay xilli Soomaaliya ay dhawaan oggolaatay in Itoobiya ay kamid noqoto howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya. Masar iyo Itoobiya waxaa ka dhaxeeya muran la xiriira biyaha webiga Niilka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaar kamid ah dalalka gobolka ayaa horey u muujiyay diidmo ay ka qabaan in Masar laga qeybgeliyo howlgalka AUSSOM.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay wadahadallo dhanka farsamada ah oo ay la lahayd Dowladda Masar, kuwaas oo ku saabsanaa ka-qeybgalka Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). &nbsp; &nbsp; Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in Masar ay ka go\u2019an tahay inay Soomaaliya ka taageerto dagaalka ka dhanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185234,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185233","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay wadahadallo dhanka farsamada ah oo ay la lahayd Dowladda Masar, kuwaas oo ku saabsanaa ka-qeybgalka Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). &nbsp; &nbsp; Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in Masar ay ka go\u2019an tahay inay Soomaaliya ka taageerto dagaalka ka dhanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-27T08:54:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"460\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/\",\"name\":\"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-27T08:54:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg\",\"width\":660,\"height\":460},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon","og_description":"Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo gebagebeysay wadahadallo dhanka farsamada ah oo ay la lahayd Dowladda Masar, kuwaas oo ku saabsanaa ka-qeybgalka Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM). &nbsp; &nbsp; Qoraal rasmi ah oo kasoo baxay Dowladda Federaalka ayaa lagu sheegay in Masar ay ka go\u2019an tahay inay Soomaaliya ka taageerto dagaalka ka dhanka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-27T08:54:35+00:00","og_image":[{"width":660,"height":460,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/","name":"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg","datePublished":"2025-01-27T08:54:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/2025127638735368222389093.jpg","width":660,"height":460},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qorshaha-lagu-keenayay-ciidamada-masar-ee-soomaaliya-oo-lasoo-gaba-gabeeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qorshaha lagu keenayay ciidamada Masar ee soomaaliya oo lasoo gaba gabeeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185233"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185233"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185233\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185235,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185233\/revisions\/185235"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185234"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}