{"id":185239,"date":"2025-01-27T12:13:25","date_gmt":"2025-01-27T09:13:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185239"},"modified":"2025-01-27T18:27:44","modified_gmt":"2025-01-27T15:27:44","slug":"daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/","title":{"rendered":"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185241\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg\" alt=\"\" width=\"686\" height=\"386\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg 686w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 686px) 100vw, 686px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray Cali Jeyte oo ah hoggaamiyaha ciidamada macawiisley u qaabilsan xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh.<\/p>\n<p>Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ayaa sheegay in hadalkii Cali Jeyte uu xagal-daacinayo howlgalka.<\/p>\n<p>\u201cCali Jeyte wuxuu yiri cid kasta oo deegaanada Shabaab joogaan loogu tago waa argagixiso, hadalkaas waxaa ka muuqata xagjirnimo,\u201d ayuu yiri Wasiir Cali Xaaji.<\/p>\n<p>Sidoo kale, wasiirka ayaa u cudur daaray Cali Jeyte, wuxuuna sheegay in hadafka uu ka kala hadalkaas uu fahmi karo \u201cUjeedka hadalka Cali wuxuu ahaa inay kacaan dadka jooga meelaha ay Shabaab ku dambeeyaan oo dagaalamaan,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Wasiirka oo baaq u diray masuuliyiinta hormuudka u ah bulshada ayaa yiri, \u201cCidda kaliya ee hadalada xanafta leh ay fursadda siinayaan waa Khawaarijta, masuuliyiinta waxaan ugu baaqayaa inay ka fiirsadaan hadallada xanafta leh, ee qabaa\u2019ilka isku diraya.\u201d<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasiir Cali Xaaji ayaa qiray in Sanbaloolshe uu saxay qaladkii Cali Jeyte, \u201cMa ahayn hadal qabta dadka dhibanayaasha u ah Khawaarijta, balse isla goobtii ayaa lagu saxay, marka waa in laga socdaa, lagana taxadaraa waxyaabaha noocaas ah,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Wasiirka ayaa sheegay in beeshiisa Gaaljecel ay diyaarisay ciidan ku filan xoreynta deegaanada beesha, kuwaas oo garab ka heli doona dowladda federaalka, sida uu sheegay.<\/p>\n<p>Xalay hadalka Cali Jeyte waxaa sidaan si ka adag uga jawaabay Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel, wuxuuna sheegay in Cali Jeyte uu khatar ku yahay Hooyadiis iyo Aabihiis oo jooga deegaanada Shabaab maamulaan, isla markaan aan la shaqeyn kooxda.<\/p>\n<p>Hoggaamiye Cali Jeyte ayaa shalay Buuloburde ka sheegay in dadka jooga goobaha ay Shabaab maamulaan ay yihiin Shabaab kale, balse Taliyaha NISA Sanbaloolshe oo garab taagnaa ayaa qaladkaas saxay, wuxuuna qiray inay jiraan dad shacab ah oo kooxdaas aan la shaqeyn, lana dagaalami doona hadii laga dul kiciyo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"JAWAAB KULUL &quot;Hadal Xagjirnimo ka muuqato ayuu ahaa warkii Cali Jeyte kasoo yeeray,\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OrP_eiaFHx4\" width=\"717\" height=\"404\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Cali Jayte war shayaadiintaan aan is dhaafino\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/wpxvv74l0WE\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray Cali Jeyte oo ah hoggaamiyaha ciidamada macawiisley u qaabilsan xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ayaa sheegay in hadalkii Cali Jeyte uu xagal-daacinayo howlgalka. \u201cCali Jeyte wuxuu yiri cid kasta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185241,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray Cali Jeyte oo ah hoggaamiyaha ciidamada macawiisley u qaabilsan xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ayaa sheegay in hadalkii Cali Jeyte uu xagal-daacinayo howlgalka. \u201cCali Jeyte wuxuu yiri cid kasta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-01-27T09:13:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-01-27T15:27:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"686\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/\",\"name\":\"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg\",\"datePublished\":\"2025-01-27T09:13:25+00:00\",\"dateModified\":\"2025-01-27T15:27:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg\",\"width\":686,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon","og_description":"Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji ayaa si adag uga jawaabay hadalkii shalay ka soo yeeray Cali Jeyte oo ah hoggaamiyaha ciidamada macawiisley u qaabilsan xafiiska Madaxweyne Xasan Sheekh. Wasiirka Caafimaadka Dr. Cali Xaaji oo ka soo jeeda beesha Gaaljecel ayaa sheegay in hadalkii Cali Jeyte uu xagal-daacinayo howlgalka. \u201cCali Jeyte wuxuu yiri cid kasta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-01-27T09:13:25+00:00","article_modified_time":"2025-01-27T15:27:44+00:00","og_image":[{"width":686,"height":386,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/","name":"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg","datePublished":"2025-01-27T09:13:25+00:00","dateModified":"2025-01-27T15:27:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/hq720.jpg","width":686,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-si-adag-uga-jawaabay-hadalkii-celi-jeyte\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Wasiir si adag uga jawaabay hadalkii Celi Jeyte"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185239"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185242,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185239\/revisions\/185242"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185241"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}