{"id":185349,"date":"2025-02-06T12:00:58","date_gmt":"2025-02-06T09:00:58","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185349"},"modified":"2025-02-06T12:00:58","modified_gmt":"2025-02-06T09:00:58","slug":"trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/","title":{"rendered":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo GazaWarbixin ay soo saartay Israa\u2019iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco iyo Soomaaliya.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sida lagu sheegay warbixin uu baahiyay TV-ga Channel 12 ee Israa\u2019iil fiidnimadii Arbacada, dalalka lagu tixgalinayo inay aqbalaan soo jeedinta Trump waa Morocco, iyo Soomaaliya gaar ahaan Maamulada Puntland iyo Somaliland maadama ay wadamadaan ay badankoodi suniiyiin yihiin waxaa fudud inay aqbalaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Warbixintu waxay tilmaantay in Puntland iyo Somaliland ay raadinayaan aqoonsi caalami ah oo ay ku helaan madax-banaanidooda oo ay ka go&#8217;aan Soomaaliya inteedi kale, halka Marooko ay ka walaacsan tahay sii socoshada aqoonsi raadinta iyo madaxbanaanida Saxaraha Galbeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qorshaha Trump ee barakicinta Shacabka Gaza waxay ujeeddadeedu tahay in lagu cadaadiyo Israa&#8217;iil iyo Sucuudiga in ay xiriir Diplomaasi ah yeeshaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Kanaalka ayaa horey u sheegay in Trump uu qorsheynayo in 100,000 oo Qaxooti falastiiniyiin ah uu ku wareejiyo dalal shisheeye sida Albania iyo Indonesia, taasoo qeyb ka ah aragtidiisa ku aadan barakicinta Shacabma Marinka kunool.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Warbixintu waxay Albania ku tilmaantay dal sabool ah oo reer Yurub ah oo u baahan shaqaale, balse Madaxweynaha dalkaasi ayaa ka horyimid qorshaha Trump waxaana uu iska diiday inay qaabilaan Shacab intaasi la dhan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185350\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n.jpg\" alt=\"\" width=\"1031\" height=\"1918\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n.jpg 1031w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-161x300.jpg 161w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-550x1024.jpg 550w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-768x1429.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-826x1536.jpg 826w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-696x1295.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/476407548_1026877542807684_1315979504923273699_n-226x420.jpg 226w\" sizes=\"(max-width: 1031px) 100vw, 1031px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo GazaWarbixin ay soo saartay Israa\u2019iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185349","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo GazaWarbixin ay soo saartay Israa\u2019iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-06T09:00:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/\",\"name\":\"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-06T09:00:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon","og_description":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo GazaWarbixin ay soo saartay Israa\u2019iil ayaa lagu sheegay in ay jirto soo jeedin saddex meelood la soo jeediyay in ay noqon karaan meelaha Trupm uu ka fakarayo in la geeyo Shacabka reer Falastiin ee laga barakicinaayo Gaza waxaana kamid ah Dalalka Morocco [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-06T09:00:58+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/","name":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","datePublished":"2025-02-06T09:00:58+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/trump-oo-doonaya-in-soomaaliya-iyo-morocco-uu-u-qeybiyo-shacabka-laga-barakicinaayo-gaza\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Trump oo doonaya in Soomaaliya iyo Morocco uu u qeybiyo Shacabka laga barakicinaayo Gaza"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185349"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185352,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185349\/revisions\/185352"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}