{"id":185353,"date":"2025-02-06T12:04:39","date_gmt":"2025-02-06T09:04:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185353"},"modified":"2025-02-06T12:04:39","modified_gmt":"2025-02-06T09:04:39","slug":"reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/","title":{"rendered":"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185351\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"370\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Dalalka reer galbeedka oo ay ku jiraan ; Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka iyo Australia ayaa ka soo horjeestay qorshaha Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ku doonayo in Mareykanka la wareego magaalada Qasa ee dhulka Falastiin.<\/p>\n<p>Waddamadan waxay taageerreen qorshaha dhismaha dawladda Falastiin, halka ku dhawaad dhammaan waddamada Carabta oo ay ku jiraan; Sacuudiga, Masar iyo Jordan ay ku sheegeen qorshaha Madaxweyne Trump wax aan la aqbali karin oo ay si cad u diiddeen.<\/p>\n<p>Shabakadda Axios , ayaa ka soo xigatay saraakiil ka tirsan Aqalka cad ee Mareykanka inay la yaabeen qorshaha Trump, iyadoo warbixinta ay sidoo kale sheegtay inuu Trump diyaarinayay qorshahan labadii bilood ee u dambeysay, kaddib markii uu waayay wax qorshe ah oo uu ku wajaho xaaladda Qasa , wuxuu soo bandhigay hindisahan waalida looga arkay dunidda.<\/p>\n<p>Intaa kaddib, waxaa soo baxday Xamaas , oo u sheegtay waddamada Carabta iyo Islaamka inay kor u kacay oo ay ka soo horjeestaan qorshaha barakicinta dadka Falastiin , markaa oo ay sidoo kale tilmaameen inay dagaallami doonaan illaa midkooda u dambeya, si ay uga hortagaan iskuday kasta ee Mareykanka iyo Israa\u2019iil oo lagu qabsanayo dhulka Falastiiniyiinta.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalalka reer galbeedka oo ay ku jiraan ; Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka iyo Australia ayaa ka soo horjeestay qorshaha Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ku doonayo in Mareykanka la wareego magaalada Qasa ee dhulka Falastiin. Waddamadan waxay taageerreen qorshaha dhismaha dawladda Falastiin, halka ku dhawaad dhammaan waddamada Carabta oo ay ku jiraan; Sacuudiga, Masar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185351,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185353","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalalka reer galbeedka oo ay ku jiraan ; Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka iyo Australia ayaa ka soo horjeestay qorshaha Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ku doonayo in Mareykanka la wareego magaalada Qasa ee dhulka Falastiin. Waddamadan waxay taageerreen qorshaha dhismaha dawladda Falastiin, halka ku dhawaad dhammaan waddamada Carabta oo ay ku jiraan; Sacuudiga, Masar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-06T09:04:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"370\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/\",\"name\":\"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-06T09:04:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg\",\"width\":660,\"height\":370},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon","og_description":"Dalalka reer galbeedka oo ay ku jiraan ; Ingiriiska , Faransiiska , Jarmalka iyo Australia ayaa ka soo horjeestay qorshaha Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ku doonayo in Mareykanka la wareego magaalada Qasa ee dhulka Falastiin. Waddamadan waxay taageerreen qorshaha dhismaha dawladda Falastiin, halka ku dhawaad dhammaan waddamada Carabta oo ay ku jiraan; Sacuudiga, Masar [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-06T09:04:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":370,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/","name":"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","datePublished":"2025-02-06T09:04:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/202526638744035292414970.jpg","width":660,"height":370},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/reer-galbeedka-oo-kahor-yimid-qorshaha-trump-ee-barakicinta-reer-gaza\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Reer Galbeedka oo kahor yimid qorshaha Trump ee barakicinta reer Gaza"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185353"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185353"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185353\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185354,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185353\/revisions\/185354"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185351"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185353"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185353"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185353"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}