{"id":185358,"date":"2025-02-06T13:21:03","date_gmt":"2025-02-06T10:21:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185358"},"modified":"2025-02-06T13:21:03","modified_gmt":"2025-02-06T10:21:03","slug":"daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185359\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png\" alt=\"\" width=\"1340\" height=\"764\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png 1340w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-300x171.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-1024x584.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-768x438.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-696x397.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-1068x609.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32-737x420.png 737w\" sizes=\"(max-width: 1340px) 100vw, 1340px\" \/>Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay maamulkaasi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Kooxda isa soo dhiibtay oo ka kooban illaa 10 xubnood, kana soo goostay Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay xarunya Taliska Hey\u2019adda Nabad-sugidda ee magaalada Baydhaba.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sida ay sheegtay hay\u2019adda, raggaan isa soo dhiibay maanta ayaa kooxda Al-Shabaab u qaabilsanaayeen wax ay ugu yeeraan Jabhadaha iyo Dabagalka, dhammaantoodna waa wada dhalinyaro, sida laga dheehan karo muuqaalka ay baahisay Koonfur Galbeed.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qaar kamid ah ragga isa soo dhiibtay oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay inay u adkeysan waayeen xaaladda adag ee ay wajahayaan ee ka dhalatay howl-gallada culu ee ay wadaan ciidamada xoogga dalka, kuwa dadka deegaanka iyo saaxibada caalamiga ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sidoo kale waxay sheegeen inay uga soo baxeen kooxda Al-Shabaab dhibaato ay sheegeen inay ku hayaan shacabka Soomaaliyeed, sida ay sheegeen wareysiyada laga qaaday.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Koonfur Galbeed ayaa kamid ah meelaha ay ku xoogan tahay kooxda Al-Shabaab, waxaana mararka qaar falal argagixiso ay ka fulisaa deegaanada maamulkaasi, inkastoo haatan deegaanada qaar laga fuliyay howlgallo lagu cuuryaamiyey maleeshiyaadka Al-Shabaab.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Si kastaba, Soomaaliya ayaa waxaa haatan ka scoda gulufka ka dhanka ah kooxaha argagixsada, kaas oo uu ujeedkiisu yahay in gebi ahaan looga xoreeyo dalka oo dhan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"AS TII UGU BADNEED OO ISA SOODHIIBTAY\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/fvcb5xyQnwU\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay maamulkaasi. &nbsp; Kooxda isa soo dhiibtay oo ka kooban illaa 10 xubnood, kana soo goostay Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay xarunya Taliska Hey\u2019adda Nabad-sugidda ee magaalada Baydhaba. &nbsp; Sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185358","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay maamulkaasi. &nbsp; Kooxda isa soo dhiibtay oo ka kooban illaa 10 xubnood, kana soo goostay Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay xarunya Taliska Hey\u2019adda Nabad-sugidda ee magaalada Baydhaba. &nbsp; Sida [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-06T10:21:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1340\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"764\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png\",\"datePublished\":\"2025-02-06T10:21:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png\",\"width\":1340,\"height\":764},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon","og_description":"Ciidanka Nabad-sugidda ee ka howl-gala deegaanada dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay dagaal-yahaano badan oo ka soo goostay Al-Shabaab, kuwaas oo isku soo dhiibay maamulkaasi. &nbsp; Kooxda isa soo dhiibtay oo ka kooban illaa 10 xubnood, kana soo goostay Khawaarijta ayaa lagu soo bandhigay xarunya Taliska Hey\u2019adda Nabad-sugidda ee magaalada Baydhaba. &nbsp; Sida [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-06T10:21:03+00:00","og_image":[{"width":1340,"height":764,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/","name":"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png","datePublished":"2025-02-06T10:21:03+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-06-at-09.10.32.png","width":1340,"height":764},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-alshabaabkii-ugu-badnaa-oo-isa-soodhiibay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Alshabaabkii ugu badnaa oo isa soodhiibay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185358"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185358"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185358\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185360,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185358\/revisions\/185360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185359"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185358"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185358"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185358"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}