{"id":185368,"date":"2025-02-10T18:31:01","date_gmt":"2025-02-10T15:31:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185368"},"modified":"2025-02-10T18:31:01","modified_gmt":"2025-02-10T15:31:01","slug":"xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/","title":{"rendered":"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185369\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp\" alt=\"\" width=\"1100\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp 1100w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-300x196.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-1024x670.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-768x503.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-696x456.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-1068x699.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-642x420.webp 642w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219-741x486.webp 741w\" sizes=\"(max-width: 1100px) 100vw, 1100px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xamaas, ayaa markii u horreysay soo bandhigtay gododka ay ku heysay qaar ka mid ah maxaabiista Israa\u2019iil, gaar ahaan saddex maxbuus oo shalay la sii daayay , tan oo dhalisay inay dad badan is waydiiyaan sababta gododka loo soo bandhigay?<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dabcan soo bandhigista waax wax la xiriira farriin ku socota Israa\u2019iil, Mareykanka iyo xulafada 15 bilood ku taageerray inay ciidanka Israa\u2019iil gaaraan goobaha lagu hayo maxaabiista , taa oo aan dhicin muddada duullaanka in si dhammeystiran loo gaaro goobaha lagu hayay maxaabiista..!<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Si aad u fahanto fikradayda; Soo bandhigista waxay Xamaas ku muujinaysa guusha ay ka gaartay dagaalka oo ay awoodeen dhul 365 km2 oo la burburiyay quwadaha adduunka ee tiknoolajiyadda iyo hubkana ay tageen inay awood u yeelan waayeen wax aan wada xaajood ahaan in lagu soo furto maxaabiista!<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxaa jirta arrin kale oo ay tahay inad oggaato shalay waxaa soo baxday rayi aruurin laga qaaday Israa\u2019iiliyiinta waxay 70% taageerreen in la dhammeystiro wajiyada heshiiska si loo sii daayo maxaabiista lagu hayo Qasa , in isla maanta la tuso Israa\u2019iiliyiinta goobta lagu hayay maxaabiista oo ay gaari waayeen ciidankooda oo xataa helay taageerrada dhammeystiran ee reer galbeedka , waxaa loo sheegayaa; Halkan ma soo gaari karaan ciidankiinna, laakin si aad u heshaan qoysaskiinna nala jooga , ku socda wada xaajoodka iyo in la joojiyo dagaalka..<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qasa, waxaa ku yaal tobannaan kun oo god, oo leh albaabo tobannaan kun oo kale ah , kala bar gododku waa kuwa aan lagu shaqeyn oo been abuur ah! muddada dagaalka ciidanka Israa\u2019iil waxay galeen qaar ka mid ah gododka , waxay kala kulmeen wax argagax leh waa in bambooyin ku xiranyihiin! Ma aragtay muuqaallada Xamaas, dagaalyahan ayaa ka soo baxay god ku yaalla goob ay joogaan ciidanka Israa\u2019iil , marka uu fuliyo weerar wuu ku laabanaya, waxaad kalo aragtay muuqaal la soo bandhigay oo la xiriira Yaxye Sinwar oo qoyskiisa god ku xareynaya ; maxay uga daba-geli waayeen ciidanka Israa\u2019iil? Waa maxay sababta aan tixraac loogu sameyn godka? su\u2019aallahan iyo soo bandhista gododka maanta waa wax isla xiriira , waxaana jirta hal jawaab; waa in qofna uusan garanayn sida loogu dhex socdo gododka iyo khatarta ka horreysa , illaa ay biyaha badda Israa\u2019iil ku furtay gododka , laakin taa waxaa ka dhalatay dhibaato oo biyaha uma gudbi karaan gododka iyadoo la isticmaalay tiknoolajiyaddii u sarreysay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Marka waxaan oo dhan waxaan kugu sheegaya si kasta oo lagu tuso gododka waxba kuma tarayaan sawirrada iyo muuqaallada lagu soo bandhigay oo qaarkood aan ahayn goobta saxda, sida sawirrada maanta , waxaa badan inay tahay dacaayad oo ma aha goobta saxda ah ee lagu hayay maxaabiista.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xamaas, ayaa markii u horreysay soo bandhigtay gododka ay ku heysay qaar ka mid ah maxaabiista Israa\u2019iil, gaar ahaan saddex maxbuus oo shalay la sii daayay , tan oo dhalisay inay dad badan is waydiiyaan sababta gododka loo soo bandhigay? &nbsp; Dabcan soo bandhigista waax wax la xiriira farriin ku socota Israa\u2019iil, Mareykanka iyo xulafada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185369,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185368","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xamaas, ayaa markii u horreysay soo bandhigtay gododka ay ku heysay qaar ka mid ah maxaabiista Israa\u2019iil, gaar ahaan saddex maxbuus oo shalay la sii daayay , tan oo dhalisay inay dad badan is waydiiyaan sababta gododka loo soo bandhigay? &nbsp; Dabcan soo bandhigista waax wax la xiriira farriin ku socota Israa\u2019iil, Mareykanka iyo xulafada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-10T15:31:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1100\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/\",\"name\":\"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp\",\"datePublished\":\"2025-02-10T15:31:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp\",\"width\":1100,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon","og_description":"Xamaas, ayaa markii u horreysay soo bandhigtay gododka ay ku heysay qaar ka mid ah maxaabiista Israa\u2019iil, gaar ahaan saddex maxbuus oo shalay la sii daayay , tan oo dhalisay inay dad badan is waydiiyaan sababta gododka loo soo bandhigay? &nbsp; Dabcan soo bandhigista waax wax la xiriira farriin ku socota Israa\u2019iil, Mareykanka iyo xulafada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-10T15:31:01+00:00","og_image":[{"width":1100,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/","name":"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp","datePublished":"2025-02-10T15:31:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/IMG_7219.webp","width":1100,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamaas-oo-soo-bandhigtay-qaar-kamid-ah-gododkii-ay-ku-heysay-maxaabiista-israaiil\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xamaas oo soo bandhigtay qaar kamid ah Gododkii ay ku heysay maxaabiista Israa\u2019iil"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185368"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185368"}],"version-history":[{"count":0,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185368\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185369"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185368"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185368"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185368"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}