{"id":185371,"date":"2025-02-10T19:15:43","date_gmt":"2025-02-10T16:15:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185371"},"modified":"2025-02-11T12:24:45","modified_gmt":"2025-02-11T09:24:45","slug":"daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"379\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207-300x172.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Sarkaal lagu magacaabo Jiib Gurey Bootaan oo kamid ahaaa saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka uga jira buuraha Calmiskaad ayaa u geeriyooday qarax miino oo la kacay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sarkaalkaan ayaa 24 saac ka hor baraha bulshada laga sii daayay isagoo sheegayay inuu gacantiisa ku qabtay diyaarad Drones ah oo ay qaraxyo ku xiran yihiin. Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa maalmo ka hor ku ammaanay sarkaalkaan geesinamadiisa.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sarakalkan ayaa la sheegay in ay la kacday miino dhulka lagu aasay oo uu isku dayay inuu bannaanka usoo saaro. Waxaa la sheegay inuu kamid ahaa saraakiisha ugu firfircoon ee miino saarista u qaabilsanaa ciidamada Puntalnd ee dagaalka kula jiray kooxda Daacish. <\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Si kastaba ha ahaatee, Puntland ayaa saraakiil iyo boqolaal askari ku weyday dagaalka ay kula jirto Daacish, kaasoo soo bilowday dabaqaayadii bishii December ee sannadkii tagay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Xalay, 5 askari ayaa ku dhaawacmay 7 qarax oo lagu soo xiray diyaaradaha Droneska, kuwaas oo ay kooxda Daacish la eegatay ciidamo katirsan Puntland oo ku sugnaa Togga jacayl.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Labo maalin ka hor ayay ahayd markii 5 askari ay ku geeriyoodeen qarax miino oo lala eegtay gaari ciidan oo ay la socdeen.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<div style=\"width: 696px;\" class=\"wp-video\"><!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('video');<\/script><![endif]-->\n<video class=\"wp-video-shortcode\" id=\"video-185371-1\" width=\"696\" height=\"696\" preload=\"metadata\" controls=\"controls\"><source type=\"video\/mp4\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Video-2025-02-10-at-16.10.52.mp4?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Video-2025-02-10-at-16.10.52.mp4\">http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/WhatsApp-Video-2025-02-10-at-16.10.52.mp4<\/a><\/video><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sarkaal lagu magacaabo Jiib Gurey Bootaan oo kamid ahaaa saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka uga jira buuraha Calmiskaad ayaa u geeriyooday qarax miino oo la kacay. &nbsp; &nbsp; Sarkaalkaan ayaa 24 saac ka hor baraha bulshada laga sii daayay isagoo sheegayay inuu gacantiisa ku qabtay diyaarad Drones ah oo ay qaraxyo ku xiran yihiin. Madaxweynaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sarkaal lagu magacaabo Jiib Gurey Bootaan oo kamid ahaaa saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka uga jira buuraha Calmiskaad ayaa u geeriyooday qarax miino oo la kacay. &nbsp; &nbsp; Sarkaalkaan ayaa 24 saac ka hor baraha bulshada laga sii daayay isagoo sheegayay inuu gacantiisa ku qabtay diyaarad Drones ah oo ay qaraxyo ku xiran yihiin. Madaxweynaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-10T16:15:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-02-11T09:24:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"379\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/\",\"name\":\"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-10T16:15:43+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-11T09:24:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg\",\"width\":660,\"height\":379},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon","og_description":"Sarkaal lagu magacaabo Jiib Gurey Bootaan oo kamid ahaaa saraakiisha ciidamada Puntland ee dagaalka uga jira buuraha Calmiskaad ayaa u geeriyooday qarax miino oo la kacay. &nbsp; &nbsp; Sarkaalkaan ayaa 24 saac ka hor baraha bulshada laga sii daayay isagoo sheegayay inuu gacantiisa ku qabtay diyaarad Drones ah oo ay qaraxyo ku xiran yihiin. Madaxweynaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-10T16:15:43+00:00","article_modified_time":"2025-02-11T09:24:45+00:00","og_image":[{"width":660,"height":379,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/","name":"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg","datePublished":"2025-02-10T16:15:43+00:00","dateModified":"2025-02-11T09:24:45+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025210638747652309405207.jpg","width":660,"height":379},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-maalmo-ka-hor-sheegay-inuu-gacantisa-kuqabtay-drones-qarax-lagusoo-xiray-oo-maanta-geeriyooday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Askari maalmo ka hor sheegay inuu gacantisa kuqabtay Drones qarax lagusoo xiray oo maanta geeriyooday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185371"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185371"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185375,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185371\/revisions\/185375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185373"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}