{"id":185376,"date":"2025-02-11T12:26:40","date_gmt":"2025-02-11T09:26:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185376"},"modified":"2025-02-11T12:26:40","modified_gmt":"2025-02-11T09:26:40","slug":"degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/","title":{"rendered":"Degmada Luuq oo  saakay ka taagan xiisad dagaal"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185377\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"330\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590-300x150.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ayaa sheegaya in saakay ay xiisad dagaal markale laga dareemayo degmada, halkaas oo laba Maalin oo xiriir ah uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada dega.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dagaalkii shalay ayaa waxaa la sheegay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhowaad 10 ruux oo isugu jiray dhinacyadii dagaalamay iyo Dad Shacab ah oo ku sugnaa degmada Luuq sida aynu kasoo xiganay laamaha caafimaadka Degmada.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Sidoo kale waxaa la sheegay in dagaalladii socday labadii Maalmood ee la soo dhaafay lagu gubay Guryo ay deganaayeen dad rayid ah, iyada oo weli ay xiran yihiin Goobaha Ganacsiga iyo Waxbarashada ee degmada Luuq ee Gobolka Gedo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Waxa jira dadaalo ay sameenayaan Mas\u2019uuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland kuwaasi oo ku baaqaya in la joojiyo dagaal Beeleedyada, isla markaana wax kasta lagu dhameeyo wada-hadal, hayeeshee dhinacyadu aysan weli u hoggaansamin baaqaas.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dhinacyadii dagaalamay ay weli halkaasi isku hor-fadhiyaan, isla markaana maskasta la filan karo inay dagaalamaan.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ayaa sheegaya in saakay ay xiisad dagaal markale laga dareemayo degmada, halkaas oo laba Maalin oo xiriir ah uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada dega. &nbsp; &nbsp; Dagaalkii shalay ayaa waxaa la sheegay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhowaad 10 ruux oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185377,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185376","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ayaa sheegaya in saakay ay xiisad dagaal markale laga dareemayo degmada, halkaas oo laba Maalin oo xiriir ah uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada dega. &nbsp; &nbsp; Dagaalkii shalay ayaa waxaa la sheegay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhowaad 10 ruux oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-11T09:26:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"330\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/\",\"name\":\"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-11T09:26:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg\",\"width\":660,\"height\":330,\"caption\":\"Degmada Luuq\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ayaa sheegaya in saakay ay xiisad dagaal markale laga dareemayo degmada, halkaas oo laba Maalin oo xiriir ah uu ka dhacay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed oo halkaasi wada dega. &nbsp; &nbsp; Dagaalkii shalay ayaa waxaa la sheegay inay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen ku dhowaad 10 ruux oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-11T09:26:40+00:00","og_image":[{"width":660,"height":330,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/","name":"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg","datePublished":"2025-02-11T09:26:40+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025211638748325191888590.jpg","width":660,"height":330,"caption":"Degmada Luuq"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/degmada-luuq-oo-saakay-ka-taagan-xiisad-dagaal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Degmada Luuq oo saakay ka taagan xiisad dagaal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185376"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185376"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185376\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185378,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185376\/revisions\/185378"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185377"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185376"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185376"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185376"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}