{"id":185379,"date":"2025-02-11T12:30:39","date_gmt":"2025-02-11T09:30:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185379"},"modified":"2025-02-11T12:30:39","modified_gmt":"2025-02-11T09:30:39","slug":"daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- &#8220;Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&#8221;"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png\" alt=\"\" width=\"1160\" height=\"846\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png 1160w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-300x219.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-1024x747.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-768x560.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-696x508.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-1068x779.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-576x420.png 576w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08-324x235.png 324w\" sizes=\"(max-width: 1160px) 100vw, 1160px\" \/>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, islamarkaana shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka la weeraray, xilli uu socday shir xasaasi ah.<\/p>\n<p>Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ka joojiyeen shirkooda, isaga oo ku eedeeyay inuu soo diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.<\/p>\n<p>\u201cAniga ayaa la\u2019isoo weeraray anoo hadlaya ayaa ciidan la isoo dul dhigay, boorkii ayaa nagala fujiyay, Xasan Shiikhow beenlow ayaa tahay waana kula dagaallameeynaa,\u201d ayuu yiri Xildhibaanku.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in ujeedkooda uu ahaa mideynta 5 xisbi siyaasadeed, islamarkaana ay shirka uga hadlayeen kaliya mustaqbalka xisbiyada iyo horumarintooda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa sidoo kale xusay in arrintan ay caddeyneyso in madaxweyne Xasan uusan daacad ka ahayn qorshihiisa doorashooyinka qof iyo codka ah, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cTan ayaa caddeyneyso in aanam rabin doorasho qof iyo cod ah, inaad xisbiyadii dalka kusoo weerartid meeshii ay ku shirayeen oo ay ku midoobaayeen midnimo diid ayaa tahay,\u201d ayuu sii raaciyay Xildhibaan Daahir Jeesow.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo uu Xildhibaanku yiri \u201cWaxaan ogolahay doorasho xaq ah oo xalaal ah loo dhan yahay heshiis lagu yahay inay ka dhacdo dalka\u201d.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay dowladda Soomaaliya oo ku aadan eedeynta loo jeediyay oo kusoo aaday, xilli uu weli halkiisii yahay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan sida loo wajahayo doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"&quot;Xasanow waxaad doonto sameey,Qoryo nagu qabo,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&quot;\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LiGCLypg8c0\" width=\"916\" height=\"515\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, islamarkaana shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka la weeraray, xilli uu socday shir xasaasi ah. Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ka joojiyeen shirkooda, isaga oo ku eedeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185380,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- &quot;Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- &quot;Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, islamarkaana shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka la weeraray, xilli uu socday shir xasaasi ah. Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ka joojiyeen shirkooda, isaga oo ku eedeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-11T09:30:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1160\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"846\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/\",\"name\":\"DAAWO:- \\\"Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png\",\"datePublished\":\"2025-02-11T09:30:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png\",\"width\":1160,\"height\":846},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- &#8220;Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \"Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \"Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay\" - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya, islamarkaana shir jaraa\u2019id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in isaga iyo qaar kamid ah siyaasiyiinta mucaaradka la weeraray, xilli uu socday shir xasaasi ah. Xildhibaanka ayaa shaaca ka qaaday in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ay ka joojiyeen shirkooda, isaga oo ku eedeeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-11T09:30:39+00:00","og_image":[{"width":1160,"height":846,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/","name":"DAAWO:- \"Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png","datePublished":"2025-02-11T09:30:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-11-at-09.29.08.png","width":1160,"height":846},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xasanow-waxaad-doonto-sameeybeenlow-inaad-tahay-waa-lagu-bartay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- &#8220;Xasanow waxaad doonto sameey,beenlow inaad tahay waa lagu bartay&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185379"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185381,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185379\/revisions\/185381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185380"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}