{"id":185472,"date":"2025-02-18T21:17:16","date_gmt":"2025-02-18T18:17:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185472"},"modified":"2025-02-18T21:17:16","modified_gmt":"2025-02-18T18:17:16","slug":"lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/","title":{"rendered":"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"color: #202020;\"> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185473\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"400\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, sida ay sheegayaan xogo saacadihii dambe banaanka u soo baxay.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Shirkaddan oo lagu magacaabo Arab Digital Holding, ayuu Lafta-gareen la gaaray heshiis uu maamulka dekedda Baraawe ugu wareejinayo. Heshiiska ayaa la sheegay inuu socon doono muddo 25 sano ah.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Qiimaha ku baxaya heshiiskan ayaa sidoo kale lagu sheegay nus bilyan dollar ($500 milyan), waxaana la horumarinayaa dekedda Baraawe, iyadoo la maalgelinayo ka faa\u2019iideysiga macdanta ku jirta dhulka, sida shidaalka.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Intaa waxaa dheer in heshiiska lagu daray hirgelinta dhismayaal casri ah sida: hoteello, aag cashuuraha ka caagan, warshado, horumarinta wax-soo-saarka badda, iyo fursado shaqo oo kale.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Shirkaddan laga leeyahay Kuwait ayaa fulinta qorshahan la kaashaneysa shirkad kale oo lagu magacaabo MYD, taasoo laga leeyahay dalka Masar.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Doorka MYD ayaa ah in si casriyeysan loo dhiso dekedda Baraawe, iyadoo xoogga la saarayo marsada iyo goobaha dadka soo jiidan kara, si dhaqaale badan halkaas uga soo xaroodo.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hirgelinta mashruucan ayey madaxda shirkadda Arab Digital Holding ku sheegeen inuu faa\u2019iido u leeyahay dalal badan oo gobolka ku yaalla, sida Itoobiya, Koonfur Suudaan, Kenya, Afrikada Dhexe, Uganda, Congo DRC, iyo dalal kale oo si toos ah marsada Baraawe wax uga soo degsan kara.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Dhulka mashruuca laga fulinayo ayaa gaaraya 200 km oo isku wareeg ah. Shaqada sahminta, oo ah howsha ugu horreysa, ayaa la filayaa inay billaabato bilaha soo socda si muddada ay shirkaddu u qabsatay loo dhammeystiro, loogana faa\u2019iideysto dhaqaalaha laga rajeynayo inuu dib uga soo laabto, sida uu sheegay guddoomiye ku-xigeenka shirkadda Arab Digital Holding, Fahad Nawaaf Al-Doosari.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Heshiiskan weli si rasmi ah ugama hadlin maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda federaalka, waxaana laga dhursugayaa jawaabtooda.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, sida ay sheegayaan xogo saacadihii dambe banaanka u soo baxay. &nbsp; Shirkaddan oo lagu magacaabo Arab Digital Holding, ayuu Lafta-gareen la gaaray heshiis uu maamulka dekedda Baraawe ugu wareejinayo. Heshiiska ayaa la sheegay inuu socon doono muddo 25 sano [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185473,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185472","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, sida ay sheegayaan xogo saacadihii dambe banaanka u soo baxay. &nbsp; Shirkaddan oo lagu magacaabo Arab Digital Holding, ayuu Lafta-gareen la gaaray heshiis uu maamulka dekedda Baraawe ugu wareejinayo. Heshiiska ayaa la sheegay inuu socon doono muddo 25 sano [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-18T18:17:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/\",\"name\":\"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-18T18:17:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Lafta-gareen, ayaa dekedda Baraawe ku wareejiyay shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, sida ay sheegayaan xogo saacadihii dambe banaanka u soo baxay. &nbsp; Shirkaddan oo lagu magacaabo Arab Digital Holding, ayuu Lafta-gareen la gaaray heshiis uu maamulka dekedda Baraawe ugu wareejinayo. Heshiiska ayaa la sheegay inuu socon doono muddo 25 sano [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-18T18:17:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/","name":"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg","datePublished":"2025-02-18T18:17:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025218638754648591443397.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lafta-gareen-oo-deked-siiyay-dal-carbeed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lafta Gareen oo deked siiyay dal carbeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185472"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185472"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185472\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185474,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185472\/revisions\/185474"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185473"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185472"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185472"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185472"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}