{"id":185521,"date":"2025-02-21T13:01:16","date_gmt":"2025-02-21T10:01:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185521"},"modified":"2025-02-21T13:01:16","modified_gmt":"2025-02-21T10:01:16","slug":"daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish"},"content":{"rendered":"<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda Fedaraalka ee lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Daacish.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wuxuu tilmaamay Wasiirka in dowladda Soomaaliya qorshaheedu yahay in Puntland ka gacan siiso dagaalka ay kula jirto Daacish, sida hubka, adeegga caafimaad iyo saanadda militari, hayeshee uu ka horyimid madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Wasiir Fiqi ayaa sidoo kale xusay in qancinta madaxweynaha Puntland heer walba gaarsiisay dowladda Fedaraalka, balse Deni uu xiray albaab kasta oo dowladdu kaga qeyb qaadan laheyn caawinaada ku aadan dagaalka Daacish.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"color: #202020;\">\u201c<span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ololaha hadda socdda ee ka dhanka ah Daacish dowladdu waxay dhahday Saciid Deni gacan aan kuu fidino, dhaawacyada aan soo qaadno oo saanadda aan ku siino, laakiin Siciid Deni wuu diidan yahay, dowladda Soomaaliya waxay diyaar u tahay iney hesho meel ay kasoo gasho, xoog kuma soo gali kartee, waan aragna wasiiro ka tirsan maamulkaas oo markey meel yar qabsadaan dowldda ku eedeyo waxan meesha oolin, waxaan u baahanay in la helo rabitaanka maamulka halkaas ka jira\u201d ayuu yiri Wasiir Axmed Macallin Fiqi.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\"><span style=\"color: #202020;\">Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa imaanaya, iyadoo marar badan maamulka Puntland ku eedeeysay dowladda Federaalka Soomaaliya iney ku fiirsatay dagaalka ka socda dhulka Buuraleyda Calmiskaad ee gobolka Bari si ay uga adkaato kooxda Daacish.<\/span><\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fvoasomali%2Fvideos%2F9432403920150710%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda Fedaraalka ee lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Daacish. &nbsp; &nbsp; Wuxuu tilmaamay Wasiirka in dowladda Soomaaliya qorshaheedu yahay in Puntland ka gacan siiso dagaalka ay kula jirto Daacish, sida hubka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185522,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda Fedaraalka ee lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Daacish. &nbsp; &nbsp; Wuxuu tilmaamay Wasiirka in dowladda Soomaaliya qorshaheedu yahay in Puntland ka gacan siiso dagaalka ay kula jirto Daacish, sida hubka, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-21T10:01:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/\",\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-21T10:01:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon","og_description":"Wasiirka arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni uu diiday kaalmada dowladda Fedaraalka ee lagu xoojinayo dagaalka ka dhanka ah Daacish. &nbsp; &nbsp; Wuxuu tilmaamay Wasiirka in dowladda Soomaaliya qorshaheedu yahay in Puntland ka gacan siiso dagaalka ay kula jirto Daacish, sida hubka, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-21T10:01:16+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/","name":"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg","datePublished":"2025-02-21T10:01:16+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025221638757046905270030.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-fiqi-oo-sheegay-in-deni-diiday-inay-dowlada-kacaawiso-dagaalka-dacish\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Wasiir Fiqi oo sheegay in Deni diiday inay dowlada kacaawiso dagaalka Dacish"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185521"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185523,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185521\/revisions\/185523"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185522"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}