{"id":185549,"date":"2025-02-24T12:15:37","date_gmt":"2025-02-24T09:15:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185549"},"modified":"2025-02-25T13:02:08","modified_gmt":"2025-02-25T10:02:08","slug":"madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185550\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg\" alt=\"\" width=\"976\" height=\"549\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg 976w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky-300x169.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky-768x432.jpg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky-696x392.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 976px) 100vw, 976px\" \/>Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa\u2019id uu qabtay , wuxuu ku ku caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain .<\/p>\n<p>Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo dammaanad qaad amni uu iska tagi doono, waxaa kalo uu soo bandhigay sidoo kale inuu xilka ka deggayo haddii Ukraine ay ku biirayo Isbaheysiga NATO.<\/p>\n<p>Zelensky, wuxuu ku celiyay inaysan ka dhaci karin doorashada Ukraine, iyadoo lagu jiro marxaladan,isagoo markaa is waydiiyay ;<\/p>\n<p>\u201c Sidee tani ku dhici doontaa? Sidee ayay ciidamadu u codayn doonaan? Sidee bay u codayn doonaan dadka dibadda jooga? Kharkiv, gobollada kale illaa Sumy;sideen ku aqoonsan karnaa doorasho aan kala bar dadweynaha codeyn doonin?\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynaha Ukraine ayaa diidday inuu saxiixayo heshiis uu Mareykanka khayraadka Ukraine ku helayo, isagoo ku andacooday 10 jiil oo dadka reer Ukraine khayraadkii ay adeegsan lahaayeen inuusan hadda bixin doonin qiimo kasta oo la soo bandhigo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa\u2019id uu qabtay , wuxuu ku ku caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain . Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo dammaanad qaad amni uu iska tagi doono, waxaa kalo uu soo bandhigay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185550,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185549","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa\u2019id uu qabtay , wuxuu ku ku caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain . Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo dammaanad qaad amni uu iska tagi doono, waxaa kalo uu soo bandhigay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-24T09:15:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-02-25T10:02:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"976\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"549\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-24T09:15:37+00:00\",\"dateModified\":\"2025-02-25T10:02:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg\",\"width\":976,\"height\":549},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dalka Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa shir jaraa\u2019id uu qabtay , wuxuu ku ku caddeeyay inuu diyaar u yahay inuu ka tago xilka madaxweynaha haddii ay xal nabadeed oo deg deg ah u keenayso Ukrain . Zelensky ayaa sheegay haddii la soo bandhigo dammaanad qaad amni uu iska tagi doono, waxaa kalo uu soo bandhigay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-24T09:15:37+00:00","article_modified_time":"2025-02-25T10:02:08+00:00","og_image":[{"width":976,"height":549,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/","name":"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg","datePublished":"2025-02-24T09:15:37+00:00","dateModified":"2025-02-25T10:02:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/118597169_zelensky.jpg","width":976,"height":549},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-ukrain-oo-diiday-inuu-saxiixo-hesiis-qayraadka-ukrain-maraykanku-kuqaadanayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha Ukrain oo diiday inuu saxiixo hesiis qayraadka Ukrain Maraykanku kuqaadanayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185549"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185549"}],"version-history":[{"count":2,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185549\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185552,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185549\/revisions\/185552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185550"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185549"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185549"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185549"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}