{"id":185573,"date":"2025-02-26T12:16:44","date_gmt":"2025-02-26T09:16:44","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185573"},"modified":"2025-02-26T12:16:44","modified_gmt":"2025-02-26T09:16:44","slug":"lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/","title":{"rendered":"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185574\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png\" alt=\"\" width=\"1646\" height=\"1044\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png 1646w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-300x190.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-1024x649.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-768x487.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-1536x974.png 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-696x441.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-1068x677.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-662x420.png 662w\" sizes=\"(max-width: 1646px) 100vw, 1646px\" \/><\/p>\n<p>Xuseen Macallin Maxamuud oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee AUSSOM ee sanadkan ka billowday dalka, ayaa ka hadlay sababta keentay in haatan Itoobiya lagu soo daro howlgalka cusub oo ay ka qayb qaadan doonaan, xilli horay dowladda federaalka Soomaaliya ay go\u2019aan uga qaadatay ciidamada Itoobiya.<\/p>\n<p>Howlgalka cusub ayaa waxaa hadda ka qayb-galaya 5 dal oo kala ah Uganda, Kenya, Itoobiya, Jabuuti iyo Masar, kuwaas kala hoggaamin doono shanta sector ee howlgalkan oo loogu magac daray AUSSOM, kaas oo beddalay howlgalkii hore ee ATMIS. Waxaa sidoo kale lagu koobay tirada askarta 11,195 askari oo ka kala socda shantaasi waddan.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa lasoo gabagabeeyay howlihii harsanaa, 5 dal ayaa kala hoggaaminayo 5-ta Sector oo kal aha Uganda, Kenya, Itoobiya, Jabuuti iyo Masar shantaas dal ayaa lambarkii iyo goobahood lasoo dhammeystiray\u201d ayuu yiri la-taliyaha amniga qaranka.<\/p>\n<p>La-taliyaha amniga qaranka ayaa sidoo kale si gaar ah uga hadlay arrinta Itoobiya, isaga oo sheegay in ciidamo cusub oo la keeno ay ka door bideen kuwa Itoobiya, maadaama ay hadda gacanta ku hayaan dhul ballaaran oo ku yaalla koonfurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Soomaaliya waxaa usoo baxday maadaama dhul ballaaran ay joogaan ciidanka Itoobiya ay ka fududahay inay iyaga sii joogaan, iyada oo lagu dabraayo qaabkii ay u dhaqmi jireen iyo wixii ka horreeyay xilligan in ay isbedalaan oo noqoto inay ixtiraamaayaan gobonimada Soomaaliya oo DFS wax weliba uga dambeynaayaan\u201d ayuu yiri la-taliyuhu.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday doodda ka taagan arrinta Masar iyo Itoobiya oo is haya, wuxuuna hoosta ka xariiqay in aysan waxba iska quseen waxa ka dhexeeya labada dal iyo howlgalka cusub, isla markaana dowladda Soomaaliya ay fiirineyso danaheeda.<\/p>\n<p>\u201cArrinta sanka la\u2019isku galgalinaayo ee Masar iyo Itoobiya waxa quseeya ma\u2019aha howlgalkan iyo dowladda Soomaaliya danaha ay ka leedahay\u201d ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F605842815663516%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xuseen Macallin Maxamuud oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee AUSSOM ee sanadkan ka billowday dalka, ayaa ka hadlay sababta keentay in haatan Itoobiya lagu soo daro howlgalka cusub oo ay ka qayb qaadan doonaan, xilli horay dowladda federaalka Soomaaliya ay go\u2019aan uga qaadatay ciidamada Itoobiya. Howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185574,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185573","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xuseen Macallin Maxamuud oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee AUSSOM ee sanadkan ka billowday dalka, ayaa ka hadlay sababta keentay in haatan Itoobiya lagu soo daro howlgalka cusub oo ay ka qayb qaadan doonaan, xilli horay dowladda federaalka Soomaaliya ay go\u2019aan uga qaadatay ciidamada Itoobiya. Howlgalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-26T09:16:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-1024x649.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"649\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/\",\"name\":\"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png\",\"datePublished\":\"2025-02-26T09:16:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png\",\"width\":1646,\"height\":1044},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon","og_description":"Xuseen Macallin Maxamuud oo ah la-taliyaha amniga qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya oo faah-faahin ka bixiyay howlgalka cusub ee AUSSOM ee sanadkan ka billowday dalka, ayaa ka hadlay sababta keentay in haatan Itoobiya lagu soo daro howlgalka cusub oo ay ka qayb qaadan doonaan, xilli horay dowladda federaalka Soomaaliya ay go\u2019aan uga qaadatay ciidamada Itoobiya. Howlgalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-26T09:16:44+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":649,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02-1024x649.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/","name":"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png","datePublished":"2025-02-26T09:16:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/Screenshot-2025-02-26-at-09.14.02.png","width":1646,"height":1044},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/lataliyaha-amniga-qaranka-oo-faahfaahin-ka-bixiyay-qorshaha-howlgalka-cusub-ee-ciidanka-aussom\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Lataliyaha Amniga Qaranka oo faahfaahin ka bixiyay qorshaha howlgalka cusub ee Ciidanka AUSSOM"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185573"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185573"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185573\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185575,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185573\/revisions\/185575"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185574"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185573"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185573"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185573"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}