{"id":185579,"date":"2025-02-27T11:52:10","date_gmt":"2025-02-27T08:52:10","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185579"},"modified":"2025-02-27T11:52:10","modified_gmt":"2025-02-27T08:52:10","slug":"kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/","title":{"rendered":"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185580\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo saakay ay ku qaadeen Dagaalamaayaasha Al-Shabaab degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo 30KM u jirta magaalada Muqdisho.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka ayaana sheegaya In Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu dagaal culus uu ku dhexmaray gudaha Degmada Balcad sida dadka deegaanka ay sheegeen, Saacado waxaa la maqlaayay daryanka hubka culus oo labada dhinac ay is waydaarsanayeen.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka qaar ee la helaayo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Al-Shabaab ee weerarka soo qaaday ay gudaha u galeen xarunta degmada Balcad iyo saldhiga Booliska.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale dadka deegaanka ayaa sheegay in Ciidanka dowladda iyo Al shabaab uu dagaal kale uu ku dhexmaray Buundada laga soo gelo Magaaladaas waxaana la isku adeegsanaya hubka culus.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Wararka aynu xiligaan ka heleyno gudaha magaalada ayaa kusoo waramaya in Al shabaabkii Degmada soo weerartay dib looga ceeriyay, waxaana wararku ay sheegayaan in Ciidamada Dowladda ay garab ka heleen ciidanka Howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr jeer ayay sidaan oo kale ay Al shabaab u weerartay Degmada Balcad, waxaana weerarkaan uu imaanaya iyadoo gobolka Shabeellaha Dhexe uu ka socdo howlgallo Kooxda looga ciribtiraayo Soomaaliya.<\/span><\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo saakay ay ku qaadeen Dagaalamaayaasha Al-Shabaab degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo 30KM u jirta magaalada Muqdisho. Wararka ayaana sheegaya In Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu dagaal culus uu ku dhexmaray gudaha Degmada Balcad sida dadka deegaanka ay sheegeen, Saacado waxaa la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185580,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo saakay ay ku qaadeen Dagaalamaayaasha Al-Shabaab degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo 30KM u jirta magaalada Muqdisho. Wararka ayaana sheegaya In Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu dagaal culus uu ku dhexmaray gudaha Degmada Balcad sida dadka deegaanka ay sheegeen, Saacado waxaa la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-27T08:52:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/\",\"name\":\"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-27T08:52:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon","og_description":"Faahfaahino dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo saakay ay ku qaadeen Dagaalamaayaasha Al-Shabaab degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe oo 30KM u jirta magaalada Muqdisho. Wararka ayaana sheegaya In Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda uu dagaal culus uu ku dhexmaray gudaha Degmada Balcad sida dadka deegaanka ay sheegeen, Saacado waxaa la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-27T08:52:10+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/","name":"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg","datePublished":"2025-02-27T08:52:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025227638762145321212214.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/kooxda-as-oo-weerar-ku-qaaday-degmada-balcad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kooxda AS oo weerar ku qaaday Degmada Balcad"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185579"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185579"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185581,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185579\/revisions\/185581"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185580"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}