{"id":185607,"date":"2025-02-28T12:54:17","date_gmt":"2025-02-28T09:54:17","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185607"},"modified":"2025-02-28T12:54:17","modified_gmt":"2025-02-28T09:54:17","slug":"dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/","title":{"rendered":"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185608\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"348\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842-300x158.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aaney marnaba miiska wadahadalada ee Soomaaliya iyo Itoobiya aaney saarneen bad iyo Deked la siinayo Itoobiya midnaba kaliya ay Dowladda Soomaaliya ogoshahay meel ay ganacsigeedi kala soo degto.<\/p>\n<p>Cali Balcad Waxa uu sheegay in wadahadalada kaliya ay yihiin in ganacsi ahaan Itoobiya loo ogolaaday in ay Dekadaha Somaaliya wax kala soo degto iyadoo Maalgashi lagu sameynayo Dekedaha Soomaaliya iyo Wadooyinka isku xira labada Dal.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha waxa uu meesha ka saaray rabitaanka Itoobiya ee ah inay marin biyood ay iyadu maamusho oo ay Dowladda Kormeerto hesho.<\/p>\n<p>Muranka ugu weyn ee rabitaanka Itoobiya ee biyaha Soomaaliya waxa uu ka dhashay heshiiskii Somaliland ay ka galeen waxaana ku xusnaa in marin biyood iyo saldhig military ay helaan taa oo ay qaadacday dowladda Soomaaliya balse markii dambe uu dhex dhexaadiyay Turkida inay Dowladda ogolaatay on Itoobiya la siiyo marin biyood balse aan ku jirin saldhig military.<\/p>\n<p>Hadalkaan kasoo yeeray Wasiiru Dowlaha arrimaha Dibadda Soomaaliya Cali Balcad ayaa kusoo beegmaya saacado uun kadib socdaalki uu Ra&#8217;iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ku yimid Muqdisho.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Halkee ayaa laga dhisayaa Dekedaha Itoobiya ay kala soo dageyso Badeecadaheeda?\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/y4IQ1rNo2yg\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aaney marnaba miiska wadahadalada ee Soomaaliya iyo Itoobiya aaney saarneen bad iyo Deked la siinayo Itoobiya midnaba kaliya ay Dowladda Soomaaliya ogoshahay meel ay ganacsigeedi kala soo degto. Cali Balcad Waxa uu sheegay in wadahadalada kaliya ay yihiin in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185608,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185607","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aaney marnaba miiska wadahadalada ee Soomaaliya iyo Itoobiya aaney saarneen bad iyo Deked la siinayo Itoobiya midnaba kaliya ay Dowladda Soomaaliya ogoshahay meel ay ganacsigeedi kala soo degto. Cali Balcad Waxa uu sheegay in wadahadalada kaliya ay yihiin in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-02-28T09:54:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"348\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/\",\"name\":\"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg\",\"datePublished\":\"2025-02-28T09:54:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg\",\"width\":660,\"height\":348},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon","og_description":"Wasiiru Dowlaha wasaarada arimaha Dibada Soomaaliya Cali Balcad oo Tvga Universal la hadlay ayaa sheegay in aaney marnaba miiska wadahadalada ee Soomaaliya iyo Itoobiya aaney saarneen bad iyo Deked la siinayo Itoobiya midnaba kaliya ay Dowladda Soomaaliya ogoshahay meel ay ganacsigeedi kala soo degto. Cali Balcad Waxa uu sheegay in wadahadalada kaliya ay yihiin in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-02-28T09:54:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":348,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/","name":"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg","datePublished":"2025-02-28T09:54:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/2025228638763028489330842.jpg","width":660,"height":348},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dowlada-oo-cadaysay-dekeda-ay-u-ogoshahy-itoobiya-nuuca-ay-tahay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada oo cadaysay Dekeda ay u ogoshahy Itoobiya nuuca ay tahay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185607"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185607"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185607\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185609,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185607\/revisions\/185609"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185608"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185607"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185607"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185607"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}