{"id":185616,"date":"2025-03-01T17:43:07","date_gmt":"2025-03-01T14:43:07","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185616"},"modified":"2025-03-01T17:43:07","modified_gmt":"2025-03-01T14:43:07","slug":"guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/","title":{"rendered":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185617\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"338\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341-300x154.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka qabto mooshin ay ka keenin xariga Ilyaas Badal Gaboose oo kamid ah senatarada Aqalka sare oo ay sheegeen inuu u xiran yahay Maamulka Jubaland.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Senator Garyare ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdi Xaashi uu yiri \u201c Gaboose waxa uu sheegtay inuu yahay Madaxweynaha Jubalanad\u201d, annaga waxaan ku doodney in wali uu kamid yahay Senatarada aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, waxaana shaashadaha warbaahinta ay soo qabteen dood kulul oo dhex martay Garyare iyo Gudoomiye Cabdi Xaashi.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ku dhowaad 14 Senator ayuu xusay inay saxiixeen mooshinkaan lagu doonayo in xorriyaddisa uu dib u helo senator Ilyaas Baddal Gaboose oo isagu sheegtay in lagu doortay magaalada Kismaayo uuna yahay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Garyare ayaa sheegay in muddo sedex bil kabadan uu Gaboose ku xiran yahay Magaalada Kismaayo loona baahan yahay in xorriyadiisa dib u helo, balse Cabdi Xaashi Gudoomiyaha Aqalka sare ayaa ku xujeeyay Senatarada Mooshinka soo gudbiyay in qodobo sharci ah ay kusoo waafajiyaan Mooshinka ay keeneen waxaana uu xusay inaysan u aqoonsaneen senator maadama uu sheegtay Madaxweynaha Jubaland.<\/span><\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-family: Arial, sans-serif;\"><span style=\"font-size: large;\">Ugu dambeyn waxa uu Senator Garyare uu shaaca ka qaaday in ayaan darro weyn ay tahay falka uu maanta ku kacay Gudoomiye Cabdi Xaashi ayna kadaba hari doonin ilaa Gaboose uu xorriyadiisa ka helaayo ayna fagaare waliba ka sheegi doonaan in ninkaas xorriyadiisa uu helo.<\/span><\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1041103794513183%2F&amp;show_text=false&amp;width=476&amp;t=0\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka qabto mooshin ay ka keenin xariga Ilyaas Badal Gaboose oo kamid ah senatarada Aqalka sare oo ay sheegeen inuu u xiran yahay Maamulka Jubaland. Senator Garyare ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185617,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185616","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka qabto mooshin ay ka keenin xariga Ilyaas Badal Gaboose oo kamid ah senatarada Aqalka sare oo ay sheegeen inuu u xiran yahay Maamulka Jubaland. Senator Garyare ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdi [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-03-01T14:43:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"338\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/\",\"name\":\"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg\",\"datePublished\":\"2025-03-01T14:43:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg\",\"width\":660,\"height\":338},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon","og_description":"Senator Cabdiweli Ibrahim Aden (Garyare) ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in Gudoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya uu maanta ka diiday senatarada inuu ka qabto mooshin ay ka keenin xariga Ilyaas Badal Gaboose oo kamid ah senatarada Aqalka sare oo ay sheegeen inuu u xiran yahay Maamulka Jubaland. Senator Garyare ayaa sheegay in Guddoomiye Cabdi [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-03-01T14:43:07+00:00","og_image":[{"width":660,"height":338,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/","name":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg","datePublished":"2025-03-01T14:43:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/202531638764080538619341.jpg","width":660,"height":338},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-diiday-inuu-qabto-mooshin-lasoo-diyaareen\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddoomiye Cabdi Xaashi oo diiday inuu qabto Mooshin lasoo diyaareen"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185616"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185616"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185616\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185618,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185616\/revisions\/185618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185617"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185616"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185616"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185616"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}