{"id":185622,"date":"2025-03-30T09:45:17","date_gmt":"2025-03-30T06:45:17","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185622"},"modified":"2025-03-30T09:45:17","modified_gmt":"2025-03-30T06:45:17","slug":"taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/","title":{"rendered":"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185623\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"371\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah uu mari doono askarigii kasoo baxaya furimaha dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada, waxaana uu uga digay in ay cadowga dhabarka soo jeediyaan.<\/p>\n<p>Taliye Mahad ayaa shaaca ka qaaday in ay xarig ama dil toogasho ah ay tahay askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa sida uu qabo sharciga ciidanka waxaana uu sidoo kale tilmaamay in xitaa waalidiintiisa lala xiri doono.<\/p>\n<p>&#8221; Askarigii kasoo baxa furimaha dagaalka waa dil toogasho ama xabsiga, looguma simaayo isaga kaligiis xitaa waxaa lasoo xirayaa aabihiisa iyo hooyadiisa, waxaan ka rabnaa waalidka qoriga askariga waxaana laga jarayaa dhaqaalaha Dowladda ay siiso&#8221; ayuu yiri Taliye Mahad.<\/p>\n<p>Waxa uu taliyaha dhanka kale shaaca ka qaaday in ay abaalmarin doonaan askariga udhabar adeega dagaalka ka dhanka ah Kooxaha Argagixisada bilad ama dhaqaalana la siin doono.<\/p>\n<p>Waxa uu ugu dambeeyn uu shaaca ka qaaday taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed inuu ciidanka qeybihiisa kala duwan ay dardargeliyaan dagaalka ay kula jiraan Kooxda Al shabaab si dalka nabad loogu soo dabaalo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Taliye Shub oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0Uhm_dbCNXY\" width=\"660\" height=\"350\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah uu mari doono askarigii kasoo baxaya furimaha dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada, waxaana uu uga digay in ay cadowga dhabarka soo jeediyaan. Taliye Mahad ayaa shaaca ka qaaday in ay xarig ama dil toogasho ah ay tahay askarigii furimaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185623,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185622","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah uu mari doono askarigii kasoo baxaya furimaha dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada, waxaana uu uga digay in ay cadowga dhabarka soo jeediyaan. Taliye Mahad ayaa shaaca ka qaaday in ay xarig ama dil toogasho ah ay tahay askarigii furimaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-03-30T06:45:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/\",\"name\":\"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg\",\"datePublished\":\"2025-03-30T06:45:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah uu mari doono askarigii kasoo baxaya furimaha dagaalka lagula jiro Kooxaha Argagexisada, waxaana uu uga digay in ay cadowga dhabarka soo jeediyaan. Taliye Mahad ayaa shaaca ka qaaday in ay xarig ama dil toogasho ah ay tahay askarigii furimaha [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-03-30T06:45:17+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/","name":"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg","datePublished":"2025-03-30T06:45:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/03\/2025330638788969207030028.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliye-shub-oo-dil-ugi-hanjabay-askarigii-furinta-dagaalka-kasoobaxa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliye Shub oo dil ugi hanjabay askarigii furinta dagaalka kasoobaxa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185622"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185622"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185622\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185624,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185622\/revisions\/185624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185623"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185622"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185622"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185622"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}