{"id":185637,"date":"2025-04-02T20:04:21","date_gmt":"2025-04-02T17:04:21","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185637"},"modified":"2025-04-03T11:41:30","modified_gmt":"2025-04-03T08:41:30","slug":"taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185638\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp\" alt=\"\" width=\"1080\" height=\"1080\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp 1080w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-300x300.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-1024x1024.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-150x150.webp 150w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-768x768.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-696x696.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-1068x1068.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n-420x420.webp 420w\" sizes=\"(max-width: 1080px) 100vw, 1080px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaana uu si rasmi u Magaacabay S\/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso tayeynta Ciidanka Badda Soomaaliyeed, si ay ula wareegaaan amniga iyo difaaca xuduudaha badeed ee dalkeenna, taas oo muhiim u ah qarannimada iyo midnimada.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku ammaanay Taliyihii hore ee Ciidanka Badda\u00a0 Admiral Cabdi Warsame shaqadii uu kasoo qabtay ciidanka Badda intii uu xilka hayay, waxa uuna kula dardaarmay Taliyaha cusub in uu sii labo laabo waajibaadka qaran ee loo idmay.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaalo ay ku dooneyso inay dib ugu dhisto awoodda ciidamada Badda Soomaaliya si ay u sugaan ammaanka biyaha Soomaaliya oo dhowr jeer ay ka dhaceen falal Burcad badeednimo iyo xaalufinta kheyraadka dabiiciga ah ee badda Soomaaliya ku jira.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxaa xusid mudan in ciidamadii ugu dambeeyay ee Badda ah ee Soomaaliya loo tababaray ay soo gaareen dalka sanadkii 2023 kuwaasi oo tababar kusoo qaatay dalka Eritrea, inta badanna waxaa biyaha Soomaaliya waardiye ka haaya Maraakiibta Howlgalka Midowga Yurub kuwaasi oo kooxaha burcad badeeda ka ilaaliya inay weeraraan Maraakiibta ganacsi ee marta biyaha Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaana uu si rasmi u Magaacabay S\/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso tayeynta Ciidanka Badda Soomaaliyeed, si ay ula wareegaaan amniga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185638,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaana uu si rasmi u Magaacabay S\/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso tayeynta Ciidanka Badda Soomaaliyeed, si ay ula wareegaaan amniga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-02T17:04:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-03T08:41:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/\",\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp\",\"datePublished\":\"2025-04-02T17:04:21+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-03T08:41:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp\",\"width\":1080,\"height\":1080},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magacaabay Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda Soomaaliya kadib markii uu tixraacay soo jeedinta Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya waxaana uu si rasmi u Magaacabay S\/Guuto Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Madaxweynaha ayaa wareegtada ku sheegay dadaalka ay dowladdu ku bixinayso tayeynta Ciidanka Badda Soomaaliyeed, si ay ula wareegaaan amniga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-02T17:04:21+00:00","article_modified_time":"2025-04-03T08:41:30+00:00","og_image":[{"width":1080,"height":1080,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/","name":"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp","datePublished":"2025-04-02T17:04:21+00:00","dateModified":"2025-04-03T08:41:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/488192158_1092168279617487_4309675789755802871_n.webp","width":1080,"height":1080},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyaha-ciidanka-badda-oo-lamagacaabay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha Ciidanka Badda oo lamagacaabay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185637"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185639,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185637\/revisions\/185639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185638"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}