{"id":185666,"date":"2025-04-06T00:49:18","date_gmt":"2025-04-05T21:49:18","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185666"},"modified":"2025-04-06T00:49:18","modified_gmt":"2025-04-05T21:49:18","slug":"itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500  askari ah lageeyo Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185667\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"361\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg 660w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098-300x164.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya ayaa oggolaaday in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Masar ayaa sidoo kale lagu wadaa in ku dhawaad 1,100 askari ay ku biiriso howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay warbixin cusub oo kasoo baxday golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Tirada guud ee ciidamada militariga ee loo oggolaaday inay ka qeyb qaataan AUSSOM, oo si rasmi ah u bilaabatay bishii Janaayo, ayaa ka yar 12,000 oo askari, marka laga reebo ciidamada Booliska iyo kuwa kale ee ammaanka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Uganda ayaa ku biirin doonta 4,500 oo askari howlgalka AUSSOM, halka Jabuuti iyo Kenya lagu wado in ay soo diraan 1,520 iyo 1,410 nabad ilaalin ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Tirada ugu dambeysa ee ciidamada ku biiraya AUSSOM ayaa waxaa xaqiijiyay guddiga isku xirka howlgallada Soomaaliya (SOCC) oo qaabilsan howlgalka nabad ilaalinta.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">AUSSOM ayaa bedeshay Hawlgalka Ku-meel-gaadhka ah ee Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) bilowgii sannadkan, laakiin waxa ay weli caqabad ku tahay arrimaha maalgelinta inkastoo ay taageero ka helaan AU iyo UN. Warbixin la soo saaray Agoosto 2024 ayaa tilmaameysa in wax ka yar 13,000 oo ka mid ah 20,000 oo askari ee ka qeyb qaadanayay ATMIS ay ku sugan yihiin Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">AUSSOM waxaa loo qorsheeyay inay shaqeyso ilaa dhamaadka 2028. Marka laga reebo ciidamada hoos yimaada AUSSOM, dhowr boqol oo boolis ah oo ka socda Masar, Nigeria, iyo Sierra Leone ayaa lagu wadaa in la geeyo Muqdisho, Jowhar iyo Baydhabo, sida lagu sheegay warbixinta Qaramada Midoobay.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">War ka soo baxay la taliyaha amniga qaranka Soomaaliya ayaa tilmaamaya in durbaba ay socdaan howlgalo ciidan oo ay iska kaashanayaan ciidamada AUSSOM iyo kuwa qaranka Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Arimahan ayaa kusoo aadaya iyadoo dhawaanahan ay kordheen weerarada ay geysanayaan Al-Shabaab oo uu kamid yahay weerar lagu qaaday kolonyo uu la socday Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana dib u soo cusboonaatay duulaanka ka dhanka ah kooxda Alshabaab sida lagu arkay duqeymo ay fuliyeen ciidamada cirka Mareykanka iyo kuwa Itoobiya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya ayaa oggolaaday in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Masar ayaa sidoo kale lagu wadaa in ku dhawaad 1,100 askari ay ku biiriso howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185667,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185666","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya ayaa oggolaaday in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Masar ayaa sidoo kale lagu wadaa in ku dhawaad 1,100 askari ay ku biiriso howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-05T21:49:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"361\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/\",\"name\":\"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-05T21:49:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg\",\"width\":660,\"height\":361},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon","og_description":"Midowga Afrika iyo dowladda Soomaaliya ayaa oggolaaday in 2,500 oo askari oo Itoobiyaan ah la geeyo Soomaaliya si ay qeyb uga noqdaan howlgalka cusub ee nabad ilaalinta Soomaaliya.\u00a0 \u00a0\u00a0 Masar ayaa sidoo kale lagu wadaa in ku dhawaad 1,100 askari ay ku biiriso howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), sida lagu sheegay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-05T21:49:18+00:00","og_image":[{"width":660,"height":361,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/","name":"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg","datePublished":"2025-04-05T21:49:18+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/202545638794341764789098.jpg","width":660,"height":361},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/itoobiya-oo-loo-ogolaaday-in-2500-askari-ah-lageeyo-soomaaliya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Itoobiya oo loo ogolaaday in 2,500 askari ah lageeyo Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185666"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185666"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185666\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185668,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185666\/revisions\/185668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185667"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185666"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185666"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185666"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}