{"id":185672,"date":"2025-04-06T13:55:52","date_gmt":"2025-04-06T10:55:52","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185672"},"modified":"2025-04-06T13:59:46","modified_gmt":"2025-04-06T10:59:46","slug":"xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185635\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg 720w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288-300x200.jpg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288-696x464.jpg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/>Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra&#8217;iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay wasiirka cusub ee Gaashandhiga iyo midkii hore ay xilalka ku kala wareegayeen, waxa uu xusay in ujeedka booqashadiisa ay noqon doonto xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee maamulka KMG ah ee SSC Khaatumo iyo Dowladda federaalka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">&#8220;Waxaan booqan doonaa magaalada Laascanood balse waa waqti go&#8217;an oo ay kawada shaqeyn doonaan xafiiska Ra&#8217;iisul wasaaraha iyo hogaanka Maamulka SSC Khaatumo ee waxaan rajeenayaa in iyaga aan ka war sugno&#8221; ayuu yiri Ra&#8217;iisul wasaare Xamsa.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxa uu shaaca ka qaaday in booqashadiisa aysan ahayn mid wax loogu dhimayo degaan ama Maamul Soomaaliyeed ama lagu kala fogeenayo dadka Soomaaliyeed balse waxa uu ku tilmaamay inuu yahay mid laisku soo dhoweenayo shacabka Soomaaliyeed.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Diinta iyo Awqaafta maamulka KMG SSC Khaatumo Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa warbaahinta u sheegay iney u diyaar garoobeen soo dhoweynta Raysal wasaare Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaan u diyaar garoownay imaanshaha Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo la filayo inuu yimaado magaalada Laascaanood\u201d ayuu yiri Wasiirka Cadaaladda Diinta iyo Awqaafta maamulka SSC Khaatumo Jeneral Cabdi Xasan Maxamed Xijaar.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FOPMSomalia%2Fvideos%2F1013474684048790%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra&#8217;iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay wasiirka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185635,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra&#8217;iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay wasiirka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-06T10:55:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-06T10:59:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg\",\"datePublished\":\"2025-04-06T10:55:52+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-06T10:59:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon","og_description":"Ra&#8217;iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool kadib markii maalmahaan la is dhex marayay in Ra&#8217;iisul wasaaraha booqan doono magaaladaasi.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u00a0\u00a0 Hadalkaan ayuu ka sheegay isagoo ka qeyb galayay xaflad xil wareejinta ee ka dhaceysay wasaradda Gaashandhiga oo ay wasiirka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-06T10:55:52+00:00","article_modified_time":"2025-04-06T10:59:46+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/","name":"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg","datePublished":"2025-04-06T10:55:52+00:00","dateModified":"2025-04-06T10:59:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/FB_IMG_1667886092288.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xamse-oo-xaqiijiyay-inuu-booqanayo-laascanood\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xamse oo xaqiijiyay inuu booqanayo Laascanood"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185672"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185672"}],"version-history":[{"count":4,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185676,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185672\/revisions\/185676"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185635"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}