{"id":185711,"date":"2025-04-10T19:02:12","date_gmt":"2025-04-10T16:02:12","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185711"},"modified":"2025-04-10T19:02:12","modified_gmt":"2025-04-10T16:02:12","slug":"daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/","title":{"rendered":"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185712\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"850\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-300x199.png 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-1024x680.png 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-768x510.png 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-696x462.png 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-1068x709.png 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10-632x420.png 632w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay askar ka tirsan ciidamadeeda oo kasoo baxsaday furimaha dagaalka, gaar ahaan aagga gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan \u201cShub\u201d, ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta oo loo diray dagaalka ay si fuleynimo ah uga soo baxsadeen aagga hore, kadibna ay kusoo laabteen Muqdisho. Taliyuhu wuxuu ku tilmaamay falkaas mid ceeb ku ah askartaas, sida uu hadalka u dhigay.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Taliye Shub ayaa xusay in askartii la qabtay lagu xiray xabsiga dhexe ee Xamar, si looga qaado tallaabo sharciga waafaqsan.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cRag isku mid ma aha, goobta dagaalka ayaa lagu kala baxaa. Kuwa fuleyda ahaa ee ka soo cararay jiidda hore annaga Muqdisho kuma dayn, waanu soo qabanay, waaran ayaana u jarnay, xabsiga ayaana ku shubnay,\u201d ayuu yiri.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale, taliyuhu wuxuu sheegay in weli ay baadi-goobayaan askari kale oo baxsad ah, isla markaana la filayo in mar dhow la soo qabto.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaxaa jira nin naga fakaday oo aan weli raadineyno, waana heli doonnaa, isaguna wuxuu geli doonaa Gaal Shire,\u201d ayuu yiri Taliye Shub.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dhanka kale, taliyaha ciidanka Asluubta ayaa ammaan u jeediyay askarta kale ee weli ku sugan furimaha dagaalka, isagoo ku bogaadiyay sida ay uga qayb-qaadanayaan howlgallada xoreynta ee ka socda gobollada dalka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Maalmo kahor ayaa Muqdisho laga sagootiyay ciidamo ka tirsan Asluubta, kuwaas oo loo diray furimaha hore si ay uga qayb-qaataan dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, ayna garab siiyaan ciidamada milateriga iyo kuwa deegaanka ee dagaalka ku jira.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale, ciidamo ka tirsan Booliska ayaa iyana lagu daray safka hore, si ay u xoojiyaan dagaallada ka socda gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose, halkaas oo ay Al-Shabaab isku dayeen inay dib usoo abaabulaan.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa guulo la taaban karo ka gaaray dagaalladii u dambeeyay, iyagoo xoreeyay deegaanno iyo degmooyin muhiim ah oo ka tirsan maamulka HirShabelle.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale, waxaa lagu dilay tiro badan oo maleeshiyaad ah iyo horjoogayaal ka tirsanaa kooxda, iyadoo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay si rasmi ah u shaacisay maydadka qaarkood.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/X3V01weVBMg\" width=\"853\" height=\"480\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay askar ka tirsan ciidamadeeda oo kasoo baxsaday furimaha dagaalka, gaar ahaan aagga gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan \u201cShub\u201d, ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta oo loo diray dagaalka ay si fuleynimo ah uga soo baxsadeen aagga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185711","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay askar ka tirsan ciidamadeeda oo kasoo baxsaday furimaha dagaalka, gaar ahaan aagga gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan \u201cShub\u201d, ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta oo loo diray dagaalka ay si fuleynimo ah uga soo baxsadeen aagga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-10T16:02:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/\",\"name\":\"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png\",\"datePublished\":\"2025-04-10T16:02:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png\",\"width\":1280,\"height\":850},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon","og_description":"Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa xirtay askar ka tirsan ciidamadeeda oo kasoo baxsaday furimaha dagaalka, gaar ahaan aagga gobolka Shabeellaha Dhexe, sida uu xaqiijiyay taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.\u00a0 \u00a0\u00a0 Mahad Cabdiraxmaan Aadan, oo loo yaqaan \u201cShub\u201d, ayaa sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Asluubta oo loo diray dagaalka ay si fuleynimo ah uga soo baxsadeen aagga [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-10T16:02:12+00:00","og_image":[{"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png","type":"","width":"","height":""}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/","name":"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png","datePublished":"2025-04-10T16:02:12+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Screenshot-2025-04-10-at-12.49.10.png","width":1280,"height":850},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-gen-shub-oo-muqdisho-ku-xiray-ciidamo-kasoo-cararay-furimaha-dagaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo:- Gen Shub oo Muqdisho ku xiray ciidamo kasoo cararay furimaha dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185711"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185711"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185711\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185713,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185711\/revisions\/185713"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185711"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185711"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185711"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}