{"id":185900,"date":"2025-04-18T12:11:31","date_gmt":"2025-04-18T09:11:31","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185900"},"modified":"2025-04-18T12:11:31","modified_gmt":"2025-04-18T09:11:31","slug":"sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/","title":{"rendered":"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-185902\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/images.jpeg\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"285\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan adag ka gaari doonto sii joogitaanka dalka ee sii-hayaha madaxda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo uu ku eedeeyey inuu yahay taageere Al shabaab.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cNinka siihayaha howlgalka AUSSOM ah, muddo dheer ayaa si hoose loogu xaman jiray, laakiin hadda waxaa muuqata inuu is qarin waayey, anaga muddo ayaan ka aamusneyn, qof taageere Al-Shabaab ah ayuu noqday, qof xaasid ku ah horumarka Soomaaliya ayuu noqday,\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Ilo ku dhow Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay qorsheyneyso iney dalka erido Amb Sivuyile Thandikhaya bam oo ah Diplomaasi u dhashay dalka Koonfur Afrika haatanna ah ku xigeenka iyo Ku-simaha Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya&amp; Madaxa sii hayaha Taageeradda Howlgalka Cusub ee AUSSOM ee Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ku eedeysay ninkan in uu dalka Soomaaliya ka faafiyay warar aanan jirin oo been abuur ah, isla markaana uu qayb wayn ka yahay diblomaasiyiinta Xalane joogta qaarkood ee buunbuunisa al shabaab, sida uu sheegay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Danjire Ahmed Moallim Fiqi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Warqad uu qoray Amb Sivuyile Thandikhaya Bam una diray Golaha Ammaanka ee Qaaradda Midoobay ayuu waxa uu ku sheegay in Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya in ay qarka u saaran tahay in ay la wareegaan Kooxda AS, isagoo daliil uga dhigay weerarada ay kooxda ka wado labada Gobal ee caasimadda Muqdisho ku xeeran.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185901\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-scaled.jpeg 2560w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-300x200.jpeg 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-1024x683.jpeg 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-768x512.jpeg 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-1536x1024.jpeg 1536w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-2048x1365.jpeg 2048w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-696x464.jpeg 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-1068x712.jpeg 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/GHq2bXUWkAAEP-C-630x420.jpeg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan adag ka gaari doonto sii joogitaanka dalka ee sii-hayaha madaxda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo uu ku eedeeyey inuu yahay taageere Al shabaab.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u201cNinka siihayaha howlgalka AUSSOM ah, muddo dheer ayaa si hoose loogu xaman jiray, laakiin hadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185903,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185900","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan adag ka gaari doonto sii joogitaanka dalka ee sii-hayaha madaxda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo uu ku eedeeyey inuu yahay taageere Al shabaab.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u201cNinka siihayaha howlgalka AUSSOM ah, muddo dheer ayaa si hoose loogu xaman jiray, laakiin hadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-18T09:11:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"582\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"383\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/\",\"name\":\"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png\",\"datePublished\":\"2025-04-18T09:11:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png\",\"width\":582,\"height\":383},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon","og_description":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaciyey in dowladda Soomaaliya ay go\u2019aan adag ka gaari doonto sii joogitaanka dalka ee sii-hayaha madaxda howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo uu ku eedeeyey inuu yahay taageere Al shabaab.\u00a0 \u00a0\u00a0 \u201cNinka siihayaha howlgalka AUSSOM ah, muddo dheer ayaa si hoose loogu xaman jiray, laakiin hadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-18T09:11:31+00:00","og_image":[{"width":582,"height":383,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/","name":"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png","datePublished":"2025-04-18T09:11:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/BAM.png","width":582,"height":383},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/sii-hayaha-wakiilka-midowga-afrika-oo-dalka-laga-eryayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sii hayaha Wakiilka Midowga Afrika oo dalka laga eryayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185900"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185900"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185900\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185904,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185900\/revisions\/185904"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185903"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}