{"id":185905,"date":"2025-04-18T12:20:06","date_gmt":"2025-04-18T09:20:06","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185905"},"modified":"2025-04-19T10:11:37","modified_gmt":"2025-04-19T07:11:37","slug":"daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/","title":{"rendered":"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp 1280w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-300x169.webp 300w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-1024x576.webp 1024w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-768x432.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-696x392.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-1068x601.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid-747x420.webp 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saaci doo ka mid ah musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa maanta jeediyey hadal si weyn loogu weeraray, Saacid ayaa sheegay in muddo kooban oo Muqdishou u joogay uu arkay in kooxda Al-Shabaab ay Muqdisho qabsan rabaan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Ex-control Balcad iyo Ex-control Afgooye ay Shabaab ku soo dhawaadeen difaaca ciidamada qaranka Soomaaliya ayuu sheegay in Muqdisho uu u muuqdo.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa difaac looga jiraa labada koontorool ee Xamar, iska daa adeeg dowladeed, difaaca koowaad wuxuu yaalla meel Balcad ka sokeysa, aaway qarankeenii xoogga badnaa ee lagu xaman jiray in Afrika uu ugu awood badan yahay,\u201d ayuu yiri Ra\u2019iisul Wasaarihii hore Saacid.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Soomaaliyadaan iyo Soomaaliyadii hore aan la simi karin, \u201cHadda waxa noo haray waa baa\u2019ba, aduun iyo aaqiro maheyno, dalkaan hodanka ah aan badbaadino, oo isbedel siyaasadeed waa inaan helnaa,\u201d ayuu yiri Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.<\/p>\n<p>Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga jawaabay hadalkaas ka soo yeeray Ra\u2019iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, isagoo aad ugu ceebeeyey in isagoo maanta dalka yimid uu sidaas u hadlo.<\/p>\n<p>\u201cNin seedigeen ah ayaa maanta yimid, horay wuxuu ka yiri Xamar labada koontorool ayaa dhufeys looga jiraa, hadda ayuu yimid, xitaa Xamar ma arkin ninkaas, Al-Shabaab waan ogeyn sanado ka hor sidii ay ula shaqmi jireen dadka Soomaaliyeed, dalkii oo la xoreeyey ayuu yimid Hotel ayuu degay shir jaraa\u2019id ayuu qabtay, isagoo aan Xamar xitaa soo dhexmarin,\u201d ayuu yiri Fiqi.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa ka afeeftay in seedigiis Saacid uusan ku dheeraa doonin ayaa sheegay in Xasan Sheekh siyaabo kale loo mucaaradi karo, balse arrimaha amniga iyo shaqada laga qabtay aysan uga aamusi doonin qof boorso wata oo dalka hadda yimid.<\/p>\n<p>\u201cOdaga waa seedigeen intaas u dhaafi mayo, laakiin hadii aad hadashay maxaa la iigu jawaabay ha dhihin, intaas ku ekey, qofkii xuduudiisa soo dhaafa gacantaa la qabanayaan, waana la joojinayaa, ciidanka iyo xoolaha la geliyey qiimo ayey noogu fadhiyaan,\u201d ayuu hadalkiisa ku sii daray wasiir Axmed Macalin Fiqi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Fiqi ayaa sheegay in qofkii Amniga siyaasadeeya ay u jawaabi doonaan weliba si adag, \u201cSheekh Shariif iyo CC Shakuur ayaan u jawabi jirnay, qabiil nagama ahan, ra\u2019iisul wasaareheenii hore waxaan ka sugeynay in maanta inta tuute xirto uu furinta aado, hadii ciidankeena aad inkirto anaguna waan ku inkireynaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Hoos ka daawo hadallada labada masuul ee isku jawaabtay<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F2103146460166017%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Funiversalsomalitv%2Fvideos%2F1918616912290846%2F&amp;show_text=false&amp;width=560&amp;t=0\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saaci doo ka mid ah musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa maanta jeediyey hadal si weyn loogu weeraray, Saacid ayaa sheegay in muddo kooban oo Muqdishou u joogay uu arkay in kooxda Al-Shabaab ay Muqdisho qabsan rabaan. Wuxuu sheegay in Ex-control Balcad iyo Ex-control Afgooye ay Shabaab ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saaci doo ka mid ah musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa maanta jeediyey hadal si weyn loogu weeraray, Saacid ayaa sheegay in muddo kooban oo Muqdishou u joogay uu arkay in kooxda Al-Shabaab ay Muqdisho qabsan rabaan. Wuxuu sheegay in Ex-control Balcad iyo Ex-control Afgooye ay Shabaab ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-18T09:20:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-04-19T07:11:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/\",\"name\":\"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp\",\"datePublished\":\"2025-04-18T09:20:06+00:00\",\"dateModified\":\"2025-04-19T07:11:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon","og_description":"Ra\u2019iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saaci doo ka mid ah musharaxiinta Madaxweyne ee Soomaaliya ayaa maanta jeediyey hadal si weyn loogu weeraray, Saacid ayaa sheegay in muddo kooban oo Muqdishou u joogay uu arkay in kooxda Al-Shabaab ay Muqdisho qabsan rabaan. Wuxuu sheegay in Ex-control Balcad iyo Ex-control Afgooye ay Shabaab ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-18T09:20:06+00:00","article_modified_time":"2025-04-19T07:11:37+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/","name":"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp","datePublished":"2025-04-18T09:20:06+00:00","dateModified":"2025-04-19T07:11:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Fiqi-iyo-Saacid.webp","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-fiqi-oo-u-jawaabay-saacid-oo-jeediyey-hadal-qalqal-gelin-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Daawo: Fiqi oo u jawaabay Saacid oo jeediyey hadal qalqal gelin ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185905"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185907,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185905\/revisions\/185907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185906"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}