{"id":185915,"date":"2025-04-21T12:19:19","date_gmt":"2025-04-21T09:19:19","guid":{"rendered":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?p=185915"},"modified":"2025-04-21T12:19:19","modified_gmt":"2025-04-21T09:19:19","slug":"akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni","status":"publish","type":"post","link":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/","title":{"rendered":"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni"},"content":{"rendered":"<p><span data-contrast=\"none\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185916\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp 1236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-1068x1383.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid tallaabo uu qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, kadib markii uu ku dhowaaqay dhismaha hay\u2019adda aqoonsiga Puntland ee ((PID), taas oo uu ka garab dhisay hay\u2019adda qaran ee NIRA.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni ay tahay mid baalmarsan qaanuunka dowladnimada, uuna ku kacay xadgudub qaran oo wayn.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Wasaaradda ayaa sidoo kale shaaca ka qaaday in ujeedada ugu wayn ay tahay mid uu Saciid Deni ku carqaladeynayo aqoonsiga qaran ee dowladda fedaraalka oo uu haatan kala dhexeeyo khilaaf siyaasadeed oo wayn.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cTallaabada uu qaaday madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ee ah sameynta aqoonsi kale oo lagu carqaladeynayo Aqoonsiga Qaranka DF, waa qalad masuuliyadeed iyo mid sharciyadeed, waana mid si toos ah ugu xadgudbeysa hannaanka dowladnimada dalka.\u201d ayaa lagu yiri warsaxaafadeedka kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Sidoo kale waxaa qoraalka lagu sheegay in kaarka aqoonsiga ee NIRA uu yahay mid ay xaq u leeyihiin dhammaan muwaadiniinta Soomaaliya, isla markaana aan laga hor istaagi karin qaadashiisa.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cAqoonsiga Qaranku waa xaq muwaadin, mana bannaana in laga hor istaago, amaba laga carqaladeeyo\u201d ayaa mar kale lagu yiri bayaanka.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Waxaa kale oo ay wasaaraddu ku boorisay Puntland in ay si qaranimo ah uga qayb qaadato hirgelinta aqoonsiga qaranka, si ay uga faa\u2019iideystaan shacabka maamulkaasi.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">Horay Puntland ayaa u diiday kaarka aqoonsiga, iyada oo xittaa ka hortimid dhismaha hay\u2019adda NIRA ee dowladda federaalka, waxayna kadib sameysatay hay\u2019ad gaar ah.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u00a0<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span data-contrast=\"none\">\u201cWaaxaa la dhisay Hay\u2019adda Aqoonsiga Dadweynaha Puntland (PID). Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay\u201d ayaa lagu yiri xeer madaxweyne uu oo dhowaan soo saaray madaxweyne Saciid Cabdullahi Deni.<\/span><span data-ccp-props=\"{}\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-185916\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp 1236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-1068x1383.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-0 wp-image-185917\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2.webp\" alt=\"\" width=\"1236\" height=\"1600\" srcset=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2.webp 1236w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-232x300.webp 232w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-791x1024.webp 791w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-768x994.webp 768w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-1187x1536.webp 1187w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-696x901.webp 696w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-1068x1383.webp 1068w, http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/aqonsa-2-324x420.webp 324w\" sizes=\"(max-width: 1236px) 100vw, 1236px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid tallaabo uu qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, kadib markii uu ku dhowaaqay dhismaha hay\u2019adda aqoonsiga Puntland ee ((PID), taas oo uu ka garab dhisay hay\u2019adda qaran ee NIRA.\u00a0 \u00a0\u00a0 Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":185916,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"yes","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":"","twitter_917774835383787521_917774835383787521":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-185915","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid tallaabo uu qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, kadib markii uu ku dhowaaqay dhismaha hay\u2019adda aqoonsiga Puntland ee ((PID), taas oo uu ka garab dhisay hay\u2019adda qaran ee NIRA.\u00a0 \u00a0\u00a0 Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-04-21T09:19:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1236\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/\",\"name\":\"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\",\"datePublished\":\"2025-04-21T09:19:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\",\"contentUrl\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp\",\"width\":1236,\"height\":1600},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa ka hortimid tallaabo uu qaaday madaxweynaha maamulka Puntland, kadib markii uu ku dhowaaqay dhismaha hay\u2019adda aqoonsiga Puntland ee ((PID), taas oo uu ka garab dhisay hay\u2019adda qaran ee NIRA.\u00a0 \u00a0\u00a0 Bayaanka kasoo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in tallaabada uu qaaday Deni [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2025-04-21T09:19:19+00:00","og_image":[{"width":1236,"height":1600,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/","name":"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp","datePublished":"2025-04-21T09:19:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#primaryimage","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp","contentUrl":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2025\/04\/Aqonsa-1.webp","width":1236,"height":1600},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-dfs-oo-si-adag-uga-hortimid-tallaabo-uu-qaaday-deni\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"(Akhriso) DFS oo si adag uga hortimid tallaabo uu qaaday Deni"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"http:\/\/2.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185915"}],"collection":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=185915"}],"version-history":[{"count":1,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185915\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":185918,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/185915\/revisions\/185918"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/185916"}],"wp:attachment":[{"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=185915"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=185915"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=185915"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}